Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Ladies and Gentlemen, Maryan Mursal is Home

Recommended Posts

Fanaanada Caanka ah ee codka maacan,isla markaana aadka looga wadayaqaano dhulka ay Soomaalidu degto Maryan Mursal Ciise ayaa maanta Si diiran oo aan hore loo arag loogu soo dhaweeyey Gegeda diyaaradaha ee Egal Inernational Air port ee Magaalada Hargeysa,kadib markii ay ka soo dhooftay Cariga Ingiriiska oo ay beryahan danbe ay ku noolayd. halkaas oo ay meherad ku haysato

 

Madaarka Magaalada Hargeysa waxa Si diiran ugu soo dhaweeyey Wasiirka dhaqanka iyo dalxiiska Somaliland C/risaaq Waaberi Roobe, Wasiir Kuxigeenka Caafimaadka Mahdi Cismaan Buuri, Qaar ka mid ah Fanaaniinta reer Somaliland oo uu horkacayey Fanaanka Caanka ee Cabdi Nuur Allaale oo iyagu ku labisan dharka hidaha iyo dhaqanka, isla markaana ku soo dhaweeyey hees ay iyada u sameeyeen, dhalinyaro, iyo dadweyne aad u tira badan.

 

Dhamaan dadkii gegeda diyaaradaha ku soo dhaweynayey Fanaanada waxa qiira-geliyey oo ay la dhaceen, kadib markii ay diyaarada kaga soo degtay iyada oo ku la bisan calanka Somaliland ee sadexda midab leh, taas oo aad ka dheehan karto halka ay ka gaadhsiisan tahay qadiyada Somaliland.

 

Maryal Mursal waxay si kal iyo laaba ugu mahadcelisay dhamaan dadkii ku soo dhaweeyey Madaarka Hargeysa, haday yihiin masuuliyiinta dawlada, fanaaniinta, iyo qeybaha kala duwan ee bulshada. Waxaanay faahfaahin ka bixisay U jeedada Socdaalkeeda ay timi wakhtigan Somaliland, waxaanay tidhi “U jeedada Socdaalkaygu waxa-weeyaan sidii aan Xaafada Daami uga dhisi lahaa Iskuul oo aan Ugu magacdarayo Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame [Hadraawi,]”

 

“Soomaaliweyn waxaan ku idhi sanadkan ha la iila guntado Somaliland sidii ay bulshada caalamka aqoonsi uga heli lahayd” ayey tidhi Maryan Mursal.

Share this post


Link to post
Share on other sites
osman_nz   

Guevara...maryan mursal in hargeisa better then say hilary clinton meeting dahir rayale...let them waste their resources on this because we know it keeps their situation in the same place, whilsts somalia army is tanking up jet figher and calming the situation in hamar..to grab hargeisa by force..

Share this post


Link to post
Share on other sites
osman_nz   

somalipride..when i post i actually post useful information...not jibberish as jb..my posts are very hard to refute because i shut down any holes in my argument so the enemy has no opportunity to refute but agree and learn...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Very good development indeed. It is good to see famous artist returning to their homeland and given good reception.

Share this post


Link to post
Share on other sites

War udub wa xisbii reer somaliland oo waligii jiirayaa.. Hadafka siyaasada somaliland wanau ka miidaysanahay.. Iyo jiritaankeedaba.. waxa la isku haysta oo kaliya ana wax sii fiican oo qabban karra iyo ana wax sii fiican oo qabban karra thats all..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this