Sign in to follow this  
Naxar Nugaaleed

Prime Minister Ghedi and King Abdullah

Recommended Posts

Boqorka Sacuudiga Oo Ku Qaabilay Xafiiskiisa Wefdigii R/wasaaraha Soomaaliya

 

 

Jul 08, 2007 By:

Saudi-Arabia(Jidbaale):-Boqorka Boqortooyada Saudi Arabia King Abdullah Bin Abdul Aziz Al-sacuud ayaa maanta xafiiskiisa Diiwaanka Boqoryooda ee Qasarka Al-Salaam ku qaabilay dawlada R/wasaare Cali Maxamed Geedi.

Kulankan labadan hogaamiye ayaa waxay iskula soo qaadeen halka ay xaalada dalka soomaaliya marayso iyo iskaashiga ka dhaxeeya labada dal ee walaalaha ah ee Boqortooyada Saudi Arabia & Jamhuuriyada Somalia.

 

Kulankan ayaa waxaa goob joog uga ahaa dhinaca Boqortooyada Saudi Arabia Madaxa Sirdoonka Sacuudiga Amiir Muqrin Bin Abdul Aziz, La Taliyaha Boqorka Saudi Arabia Amir Maansuur Bin Nasser Bin Abdul Aziz, La Taliyaha Boqorka Saudi Arabia Amir Dr Bandar Bin Selman Bin Maxamed Al-Sacuud, Wasiiro, Xildhibaano & Madax sare oo ka tirsan Boqortooyada Sacuudiga.

 

Dhinaca Jamhuuriyada Soomaaliya waxaa kulankan uga qayb galay Wasiirka Kaluumaysiga & Khayraadka Bada Xasan Abshir Faarax, Wasiiru Dawlada Arimaha Dibada Ee Soomaaliya Mudane Farxaan Cali Maxamed & Safiirka Soomaaliay u fadhiya Boqortooyada Saudi Arabia Dr Axmed C/le Maxamed.

 

Waxaa tarjumay iskuna soo duba riday

 

Bahda allsanaag.com

 

Maxamuud Cali Belbel

 

Jidbaale.com.

geedi2002.jpg

http://www.allsanaag.com/images/geedi2004.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Boqorka dalka Sacuudiga iyo Ra’isul-wasaaraha DFKMGS oo kulan khaas ah ku yeeshay Magaalladda Jeddah

 

Mogadishu, Axad, Julaay 08, 2007(SMC)

 

Boqorka dalka Sacuudiga, Cabdalla Bin C/caiis Al-sacuud iyo Ra’isul-wasaaraha DFKMGS, Prof. Cali Maxamed Geeddi, ayaa maanta kulan muhiim ah ku yeeshay Qasriga Booqrtooyadda ee Al-salaam ee ku yaalla Magaalladda Jeddah ee xeebta leh.

 

Ra’isul-wasaaraha Dowladda Federalka Somalia, Prof. Cali Maxamed Geeddi, oo haatan socdaal ku jooga dalka Boqortooyadda Sacuudiga, waxa uu maanta kulan heer sare ah la yeeshay Boqorka dalka Sacuudiga, Boqor Cabdalla Bin C/casiis iyo mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda dalkaasi.

 

Qaabillaadaasi oo ka dhacday Qasriga Boqortooyadda ee Al-salaam ee magaalladda Jeddah, ayaa waxay labada mas’uul kaga wada xaajoodeen sidii loo xoojin lahaa Xiriirka labada dal, Xaalladihii ugu dambeeyey ee dalka Somalia, iyo qorshaha DFKMGS ee ku aadan soo-celinta Nabadda iyo Deganaanshaha Somalia.

 

Wakaalladda Wararka ee dalka Sacuudiga SPA, oo Warkan aan galabta ka soo xiganay, ayaa sheegtay inay Labada Hoggaamiye si gaar ah uga wada xaajoodeen Heshiisyadda Iskaashiga ee labada Ummadood ee walaalaha ah.

 

Kulankaasi oo ku dhacay jawi furan, ayaa waxaa dhinaca Dowladda Sacuudiga uga qeyb galay Amiir Mukhran Bin C/casiis, La-taliyaha Boqorka Sacuudiga Amiir Mukhran Bin C/casiis, Madaxa Hay’adda Sirdoonka Guud ee Sacuudiga Mansuur Bin Naasir Bin C/casiis iyo Dr. Musaacid Bin Maxamed Al-cibyaan, iyadoo dhinaca DFKMGS uu goobjoog uga ahaa Wasiirka Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Dabiicigam Md. Xasan Abshir Faarax, Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibedda, Farxaan Cali Maxamed iyo Danjiraha Somalia u jooga dalka Sacuudiga, Axmed C/llaahi Maxamed.

 

 

Somaliweyn Media Center (SMC) Muqdisho

Share this post


Link to post
Share on other sites

^ looool

 

Yaa dawarsadey! bal eega Geedi siduu isu gaa-gaabiyo miskiin miskiin isaga dhigayo. War wuxu dawarsigu badanaa. Melez ayaa yiri u tag oo inoo soo dawarso!

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^ Duke, I know inad muran jeceshahay adeer. cid walba waa ogtahay Geedi dhafoorkiisa waay u jeedaan iyo siduu u dawarsanayo lacag beena iyo soomali ayaanu heshiisiinaynaa looga soo qaadayo boqorka.

 

Kismaayo iiga warran? update me taas aa aniga iyo adiga inoo dan ahe smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Adeer forget Kismayu think about how you will keep the occupation of CeelWaq and Bardheere?

I know who will be leaving on a donkey soon.

 

As for Geedi you seem to be reading something no one else sees. Thats because you hoped for the TFG defeat but its not going anyhwere. And your step father A/Qasin is under house arrest while uncles IndaCade and Seeraar are humbled :D .

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by The Duke:

^^^
Adeer forget Kismayu
think about how you will keep the occupation of CeelWaq and Bardheere?

I know who will be leaving on a donkey soon. [/QB]

buke, you trying to distract the attention from Kismayo, huh?. Would that mean you guys now forgot all about Kismayo. :D:D war away kabalyeerigii! :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Adeer Kismayu will be dealt with in a time of the TFG's choosing. The governemnt of the land does not accept your clans claims over he city. The same way it never accepted the claims of the Clan Courts.

 

Thus keep talking, but I hope you wont be like Hiiraale and run or like Siyad hide on a donkey. :D

 

Anyhow what can Taano, Hiiraale & Xasan Dheere do. In a country were their father A/Qasin, uncles IndaCade and Seeraar are humbled. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by The Duke:

^^^The governemnt of the land does not accept your clans claims over he city. The same way it never accepted the claims of the Clan Courts.

So, Afguduud boys are the accepted ones? i.e the rightful owners, huh? is that what you trying to say here miicaad miiganoow?

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Afgaduud is a demoted soldier and will be dealt with by the army in due course. However no one elected Taano, and the militias in the city? They are in the wrong and as you have said on many occasions are anti-governemnt. Anti -TFG. Thus expect the TFG to take action against them.

 

Though they are cowardly bunch and can not come out and say that. :D

 

However the Waamo population are well known. ;) And you aint, you aint even the majority of Bardheere yet you claim it right?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this