Sign in to follow this  
General Duke

Report: How they [Abdiqasins]Clan divided up Lower Shabbele.....

Recommended Posts

Article in full..

cabdiqaasim1.jpgThe mastermind

 

How it all began..

 

Burburkii Dowlladdii militeriga ahayd ka dib Gobolka Shabeellada Hoose wuxuu ahaa goob ay si weyn isugu haysteen kooxo qabaa'illo ah iyo hoggaamiye kooxeedyo, mid kasta uu doonaayey inuu maroorsado, kheyraadka Gobolku hodanka ku yahay. Haysashada Gobolkan horraantii sagaashameeyadii waxaa ka masuul ahaa hooggaamiye kooxeedkii geeriyoodey, ee Gen. Maxamed Faarax Ceydiid. Geeridiisa ka dibna waxaa Gobolka qabsadey kooxo ka mid ah beeshiisa oo inta badan uu awoodda isagu gacanta u geliyey.

 

Wixii markaa ka dambeeyey waxaa Gobolka tagey kuwo sheeganaya Maxkamad Islaami ah oo uu horkacaayey Sheekh Xassan Daahir Aweys oo markaas taliyaha ciidankiisu ahaa Yuusuf Indhacadde. Dadweynnaha Gobolka oo ay aad u dhibeen ********* abaabulan, ayaa si weyn u soo dhoweeyey Maxkamddii Islaamiga ee Gobolka, iyagoo markaa quud darreeynaayey inay Maxkamaddani ay Shareecada Islaamiga wax ku maamuli doonta.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Part 2..Arta and the sub-clan takeover

 

Maxaa ka dambeeyey?

 

Waxaa caddaadey in 'maamulkaas' uusan aheyn Maxkamad Islaami ah, balse uu yahay horseedka qabsashada [The clan of Abdiqasin] aay ku qabsadeen Gobolka. Arrintaasna waxaa sii xoojiyey, amaba dhiirrageliyey Cabdiqaasin Salaad Xassan oo sanadkii 2000 Madaxweyne loogu doortery shirkii nabad raadinta ee ka dhacay Tuulada Carta ee dalka Jabbuuti.

 

Wixii markaa ka dambeeyey Indhacadde wuxuu ku sii xidideystey qabsashada Gobolka Sh.Hoose, isagoo ay taageerayaan Cabdiqaasin Salaad, Daahir Aweys iyo Maxkamadda iyo ganacsatada beeshiisa.....IndaCade takes over while Xasan Dahir's courts are around as well as Abdiqasin being President of the nation :eek:

Share this post


Link to post
Share on other sites

Sub-Clan divide up the region: Part 1.

 

Akhristeyaal waxaan idiin iftiiminayaa haysashada Indhacadde ee Gobolka waa habka dalladda oo kale (ambreella), waayo Gobolka waxaa si toos ah u wada haysta beesha asagu ka dhashey ee ...Abdiqasin's clan.

 

Gobolkan oo ka kooban sideed degmo, Indhacadde wuxuu ka haystaa afar (4) degmo oo kala ah: Marka, Qoryooleey, K/waareey iyo Awdheeglle; afartaas degmo maamul ahaan, dhaqaala iyo ciidankaba asaga ayaa toos u maamusha.

 

Degmooyinka Baraawe iyo Sablaale waxaa si toos ah u haysta nin la yiraahdo C/llaahi Xalane Dhuxuloow oo ka mid ah beesha ay faaladu ku socoto, waana ka madax banaan yihiin maamulka Yuusuf Indhacadde, waxayna ku mideysan yihiin in marka dagaal uu dhaco ay isu soo gurmadaan oo ay is caawiyaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Sub-Clan divide up the region: Part 2

 

Degmada Afggooye waxaa haysta nin la yiraahdo Xuseen Cirfo oo u madax banaan maamulka degmada uu hasyto, inkasta oo marar badan uu Indhacadde uu isku deyey inuu kala wareego, sida aan ka hellney ilo xogogaal ah. Beeca Cirfo iyo Indhacadde isku mari waayeen waxay ahayd laba boqol oo kun oo dollar (US$200,000) uu Indhacadde gaarey iyo Cirfo oo doonaayey illaa afar boqol oo kun oo dollar (US$400,000) in Degmada laga siiyo. Markii ay ismari waayeen ayaa nin kasta meesha uu haysto ku ekaadey. Waxaa iminka sii dhimey beecii uu Cirfo doonayo oo u soo dhacey US$50,000 :eek: bacdaama ay siyaasadda wadanka isbedeshey. Cirfo wuxuu iminka dareemayaa in Gobolka uu mar dhow ka wareego beeshiisa. Laba todobaad ka hor waxaa dhacey in Cirfo uu damcey in 'maamul' cussub ka dhiso Afgooye, asuguna Goddoomiye ka noqdo. Waxaa arintaas ay ku fashilantey markii dadka degmada iska leh ay ka diideen iyo markii maxkamadda Nuurul-Islaam ay isku soo diyaarisey in ay dhisto maamul oo dadka deegaanka ay hor u yihiin. Cirfo wuxuu ka codsadey Indha cadde in ay maamulka mideeyaan oo Indhacadde uu madax ka noqdo, laakiin Indha cadde arintaas uu ka diidey asagoo dareemaya in lugu xuubsiibto.

 

 

Degmada Wanllaweyn waxaa haysta nin la yiraahdo Shaarub oo isaga laftigiisu uu u madaxbanaan yahay xagga howllaha maamuleed iyo dhaqaalaha degmada uu haysto, waa Wanlaweynee. Waxaasee beryahaan socdey in maamul Islaami ah laga dhiso Degmada. Arintaas way socon weydey markii beessha Hawiya ay ku doodeen in 50% (Boqolkiiba Konton) xubnood laga siiyo maamulka degmada, beesha [locals] ay diidey. Waxaa la ogyahay in goroonka weyn ee Balli-doogle uu ku jiro degmada Wanlla-Weyne, taasna ay ka dhigeyso in maamulka degmada uu dhaqaale fiican heli karo. Laakiin qiimaha istratiijanimo ee goroonkaas wuxuu hoos u dhacey markii goroonka weyn ee Muqdisho la furey iyo markii Balli-Doogle ay noqotey safka hore ee dagaal, waa haddii dowladda Baydhabo ku go'doonsan iyo nimanka Xamay ka taliya ee diinta ku qaraabta ay foodda is daraan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Walaal These articles do a little to ignite any debate regarding the issue of the shabbeelo Hoose. It just depicts you as bitter tribalist who was outsmarted and out-gunned. We all are aware of the evils in the that part of Somalia.

Rather than demeaning those that control Shabeelle,your time could be better utilized in figuring out how we could free the good people of the Shabeela from this sub-human existence.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Who is behind it all? Abdiqasin of course

 

Waxaa laga yaabaa inaad isweyddiisaan Gobolka ay kala haystaan afar qof yaa ka masuul ah oo looga dambeeyaa? Waa mid sahlan marka aan xaqiiqda daboolka ka qaado; Indhacadde wuxuu haystaa afar degmo oo caasimadda Gobolku aay ku jirto. Magaca Guddoomiyenimo ee uu sheegto waxaa lagu qalddayaa ra'yulcaamka, oo asagu waa “afhayeenka” Gobolka. Laakiin waxaa jirta dallad weyn oo mideysa afarta nin ee qofba degmo haysta. Haysashada Gobolka ee beesha [Abdiqasins clan] waxay ku qotontaa hab jufooyin ay beeshu u kala baxdo. Waxaa intaas sii dheer laba nin oo kale oo ku jira Isbaheysiga Dooxada Jubba Goobanle & Seeraar, kuwaas oo dhammantood ay kulmiso hal maamul oo dalladeed waxaana dalladdaas howsha intaas la eg isku haysa ka madax ah saddex nin oo kala ah :

 

Cabdiqaasin, Xassan Daahir iyo Galaal. Marjaca ugu weyn ee dalladdu waa Cabdiqaasin, halka labada nin ee kalena qaabilsan yihiin dhinaca difaaca oo weliba u kala baxda laba qeybood oo kala ah:

 

 

• Wixii qeybta Islaamiga waxaa ku aaddan Xassan Daahir

• Wixii dhinaca caalamiga waxaa qaabilsan Gen.Galaal

 

Amazing...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Concluding remarks

 

Waxaa lo ogyahay in bishii hore[earlier this year] Gen. Galaal uu u soo direy ciidan ninkii la yiraahdo C/Xalane markii wafdi reer Baraawe ah isku deyeen in ay u soo safraan shirkii Daar-us-Salaam oo Ururka "SSU" uu abaabuley. Iska hor-imaad oon hubeysneen oo halkaasi ka dhacey wuxuu sababey in dhowr gaari oo 'Tiknika' ah ka soo ambabaxeen magaalada Kismaanyu si ay gacan uga geystaan arintaas. Waxaa la sheegayaa in Galaal iyo Xalane ay qaraaba hoos yihiin (midbaa kan kale gabadhiisa qaba). Arintaas waxaa markii dambe keentey in Guddoomiyaha Ku-Xigeenka 'maamulkaas', oo reer Baraawe eh lagu xirey, markii uu 'maamulkaas' ka cambaareeyey wareysi uu siiyey Raadia ka howlgala magaalada Muqdisho.

 

Isku soo duub haddii aan u soo noqdo ka jawaabista su'aasha, waxaa weeye garo ama ha garan, Gobolka Shabeellada Hoose waxaa haysta Isbaheysiga oo uu madax ka yahay Cabdiqaasin Salaad Xassan. Dhammaan dhaqalaha ku baxey dhisidda dalladdan waxaa bixiyey Cabdiqaasin. Waxaana uu ka soo leexsadey dhaqaalihii qaranka Soomaaliyeed ay Beesha Caalamku u bixisey in dib-u-dhis lagu sammeeyo. Waxaa Cabdiqaasin afkiisa laga hayaa in Muqdisho illaa Kismaanyo wixii siyaasad ah ay ka hadli kara Beesha oo keliya.

 

Howllahaas oo dhan odeyggu wuxuu u fuliyaa si qarsoodi ah, asagoo weli damac ka qaba inuu mar kale Madaxweynne ka noqdo dalka Soomaaliya, halka dad aad u badan ay leeyihiin waa calaacasha oo tima ka soo baxeen. Cabdiqaasin wuxuu isbaheysi la sameeystey ninka kale oo ka amarkutaagleeya maagalada Kismaanyu, waa Barre Hiiraale ee. Labaduba waxay ku bahoobeen wixii ay u magacaabeen 'Mataanaha Galgaduud' oo dadka Gobolada Koonfurta ku noolna ay u yiqaanaan 'Isbaheysiga Dulmiga iyo Dhaca'. Waxaa soo ifbaxaya qalaaf u dhaxeeyo nimanka ku jira isbaheysiga la magacbaxey 'Isbaheysiga Dooxadda Jubba-IDJ', oo dadka Gobolada Koonfurta Soomaaliyana u yiqaanaan 'Isbaheysiga Dooxatada Jubba'. Qilaafkaas oo ku saleysan habkii loo qeybsan lahaa maamulka Dowled-Goboleed la doonayo in laga dhiso Gobolada Koonfurta Soomaaliya, waxaa iminka dab u kalaqaadayaa Cabdiqaasin Salaad xasan oo u urdo waayey sidii u ridi lahaa Dowladdi cabdullahi Yuusuf. Waxaa mugdi uu kala dhaxgaley markii Barre Hiiraale loo magacaabey in uu noqdo waziirka Gaashaandhigga DKS.

Share this post


Link to post
Share on other sites

i agree with che....duke for real the only way those people will live frealy in their land is to have goverment that represent everyone and protects everyone hint....yey can't do that because he sees the wealth in that land and that is what every qabiil that has power is fighting for to control it. we might see you as someone who is fighting for people's right duke but others will see you as someone who is fight for his uncle to control that land. bro please forget that qabiil thing ..and think how we us somalis can help them and help each other .....think of this....the people of puntland are doing well are they trying to help sh.hoose people who are flooded...i don't hear that in the media.. lets help each other that is the only way we can fight this qabiil thing....may allah help as all

Share this post


Link to post
Share on other sites

Walaal These articles do a little to ignite any debate regarding the issue of the shabbeelo Hoose.
It just depicts you as bitter tribalist who was outsmarted and out-gunned.
We all are aware of the evils in the that part of Somalia.

Rather than demeaning those that control Shabeelle,your time could be better utilized in figuring out how we could free the good people of the Shabeela from this sub-human existence.

Che, you contradict yourself, you attcak me for being clanish and suggested somehow that I have been out gunned and outsmarted? So you belive that killing, maiming and colonising by force fellow Somali's is something smart and that I somhow took part in some competion with the likes of Abdiqasin and lost?

 

Then you try to correct yourself by uttering this nonsence.

Rather than demeaning those that control Shabeelle,your time could be better utilized in figuring out how we could free the good people of the Shabeela from this sub-human existence.

So we should not attack those who commit the actions, but try to resolve the problem.

 

Dear brother, one must start by first undertsanding the problem, its origin and its main players, before one can embark on a final solution. Thus this article is a first step, it outlines the problem, it highlights the main players and the motive, which is clan domination in order to get rich..

 

nuurul1_065wirethumb.jpg

ka Reer Gobolka Shabeelaha Hoose oo Maalin Walba Ku Jira Is-abaabul ay ku Doonayaan Xornimadooda.

Share this post


Link to post
Share on other sites

XoX, their government is in Baidoa getting ready to move. Who opposes the governemnt? The likes of Abdiqasin, Galaal, Yusuf Indacade, Xasan Dahir and so on.

 

Why do they oppose it, because of the reasons outlined in that report.

 

So you and this dude Che are not helping the people who are suffering but empowering those who abuse them for what ever reason.

 

You are attacking Duke, and hence attacking the report which was authored by a man from the region..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Duke like i said if come to mogdishu he will name some one from his clan to run sh...hoose its about the weath in that state not the people....

Share this post


Link to post
Share on other sites

Duke...The post doesn't come off as being a sincere concern for the people of the Shabeele but rather as an attack on a Qabiil who is presumedly in competition with your Qabiil. You are more interested in defaming the Qasim and Co than you are in freeing the people of the Shabeele.

 

No need for historical background, the over-whelming majority of Somalis know and understand reer Shabeele ina laheestayaal yihiin.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Pardon me, you are breaking up...

The lower Shabbele shall be run by its people, the TFG will insure this simple truth, that the mayors, governors and local armed forces will be from the region itself. No one will impose their clan on others. Thats the TFG saxib, the clan courts speak allot of good but act like this.

 

Che who created the problem, the suffering of the local people?

Who brought IndaCade, Cirfo, Dhuxulow, and others to play this role?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Che, the title was the same as the one in the report go read it, I provided the source..

 

I attcaked no one, nor added anymore than what the author put in.

 

The clan is in competotion with mine, in what way? Has my clan tried to occupy the lower Shabbele? And have I ever argued for anything less than the return of this land to its people?

 

See, your whole argument comes to attacking me with no evidance, and its become a habit for you to attack Puntland, TFG and so on while avoiding this issue which is by far the worst crime commited in the war years..

 

Saxib, refute any part of the article

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this