Sign in to follow this  
GAAROODI

Puntlands growing insecurity second day of bombings.

Recommended Posts

GAAROODI   

Ugu yaraan afar askari oo ka tirsan ciidamada maamulka Puntland ayaa geeriyootay sagaal kalena dhaawacyo kala duwan ayaa gaaray ka dib markii saqdii dhexe ee xalay qarax lagula beegsaday bartamaha magaalada Boosaaso gawaari ay wateen ciidamada maamulka Puntland oo wadada hayey sida ay sheegeen saraakiisha ciidamada Puntland.

 

Qaraxan oo loo adeegsaday miinada dhulka lagu aaso ee meelaha fog laga hago ayaa lala helay mid ka mid ah kolonyada gaadiidka ah ee ciidamada ay la dhexmarayeen magaalada Boosaaso, waxaana qaraxaasi uu aha mid aad u xoogan oo daryankiisa hurdada ka toosiyey dad badan oo magaalada ku dhaqan, iyadoo qaraxa ka dibna la maqlay rasaas aad u fara badan.

 

 

Ciidamada maamulka Puntland oo si aad uga carooday qaraxaasi qasaaraha badan uu ka soo gaaaray ayaa waxay markiiba bilaabeen iney ku yaacaan xaafado ku yaala magaalada Boosaaso halkaasoo ay ka sameeyeen howlgalo xoogan oo ay ku soo qabqabteebn dad aad u fara badan oo guryahooda iska jiifay xiligaasi kuwaasoo ay uga shakisan yhin iney qaraxaasi ka dambeeyeen.

 

Shacabka ku dhaqan magaalada Boosaaso ayaa saaka soo toosay iyadoo ay xiran yihiin qaar ka mid ah wadooyinka magaaladaasi isla markaana howlgalo ay si aad ah u socdaan, waxaana dadku ay si aad ah u hadal hayeen qaraxaasi oo noqonaya kii ugu qasaaraha badnaa ee ka dhaca magaalada Boosaaso oo mudooyinkan qaraxyadu ay caadi ka noqdeen mana jiro war arintaasi ku saabsan oo ka soo baxay masuuliyiinta Puntland.

Share this post


Link to post
Share on other sites
GAAROODI   

no police..no army..still have not reached that mysterious invisable oil, taxi driver for a president. This place is a mess.

 

you seriously have to consider your options at this stage, you have lost half of the terrritory you once claimed to somaliland, your economy is built on hyper inflation due to an influx of fake currency. climate change bring rain once every year or so. Things are getting bad man.

 

Duke, as puntlands biggest chearleader what are you gonna do man, how are you gonna get out of the mess you are in?

 

these are the times when the men and boys are seperated, what would you propose for the people of puntland to gain peace?

Share this post


Link to post
Share on other sites
poiuyt   

Garoodi brings to mind this Gore Vidal quote: "It is not enough to succeed. Others must fail."

 

It isn't enough that Somaliland itches closer to becoming a functional region: other Somali regions must fail all the more, just so that the contrast with Somaliland is all the more stark.

 

Suppose there was a button that, if pushed, would make Puntland into a prosperous, peaceful and successful region of Somalia, and that it was right in front of Garoodi. Would he push it?

 

It certainly doesn't look like it. Instead of taking pity on other regions of Somalia still struggling, Garoodi welcomes such failure. It's like a poor man being given pleasure by the sight of people poorer than himself.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this