Sign in to follow this  
QalQaali

Somali Challenge Cup 2006

Recommended Posts

QalQaali   

Somali Challenge Cup 2006 oo ka bilawday London. (Apr-24-2006)

 

http://www.cayaaraha.com/asp/article.asp? f=view&ID=2488

 

http://www.haya.co.uk/Sports.html

 

Waxaa manta si xiiso leh uga bilaabmay Xaafada Hayes ee galbeedka magaalada London tartankii Koobka kubada cagta ( Somali Challenge Cup), tartankan oo si wayn loo sugaayay loona saadaalinaayay ayaa manta oo Sabti ah ay ku kulmeen ciyaartii daahfurka ahayd labada kooxood eek u jira groubka B,

 

 

SYUINUK 4 HALGAN 0

 

 

Abdul Jama, Mohamed Abdi (2), Hassan Musse

 

 

Labadan kooxood oo runtii ciyaar wanaagsan soo ban dhigay ayaa kooxda ka tirsan xaafada Southall ee SYUINUK ku suul daartay 4 Goal kooxda halgan iyadoo wax jawaab ah laga helin teamka ka dhisan Harrow ee Halgan.

 

 

Ciyaartii labaad ayaa iyaduna ahyd mid Xalad iyo xamaasad leh Halkaas oo ay isku haraatiyeen labada kooxood ee.

 

 

LONDON STARS 2 LINKS 0

 

 

Abdi Osman, Abdifatah(Jabuti) (Pen)

 

 

Labada kooxood tuntii may kala dhiciin laakin waxa halkaas loogu xoog sheegtay teamka yare e LINNS oo looga adkaaday 2 Goal.

 

 

Waxa la sugaba waa beri oo 4 kooxood oon kala dhicin ay isku arki doonto Groub A.

 

 

HOUNSLOW Vs SONECA (EX-BRISOM)

 

 

HAYES Vs ILAMOS

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this