Sign in to follow this  
Che -Guevara

Good Move-Ilkajir, Nuridiin and Saleebaan turn down Cabinet Positions

Recommended Posts

XUKUUMADA FAROOLE OO BUR BUR IYO JAAH WAREER LA SOO DARISTAY

 

Garoowe:- Xukuumada Cusub ee C/raxmaan Maxamed Faroole ayaa waxa soo Food saaray Bur Bur iyo Kala Yaac ka dib markii Golihii Wasiirada Qaarkood ay markiiba Is Casileen, Faroole ayaa la sheegay in la Laftigiisa laga Yaabo inuu Is casilo ka dib markii uu Gar waaq saday inuu dhaqaajin Karin dawlada uu Hogaamiyo Haatan.

 

Dr Saleebaan Ciise Axmed ayaa oo ahaa Ragii la Loomayay Faroole ayaa Xalay waxa uu Madaxwayne Faroole u Magcaabay Wasiirka Kaluumaysiga Puntland, Laakiin Saleebaan Ciise oo Kulan wareed ku qabtay Magaalada Garoowe ayaa sheegay inaanu Marnaba Yeelayn Xilkaasi loo Magcaabay, isaga oo taasi sabab uga dhigay inay Dawlada Faroole tahay mid Gaabis ah.

 

Dr Saleebaan Ciise Axmed oo Khadka Talefoonka ugu warmay Radio LaasqorayNET ayaa si Cad u sheegay inuu xilkaasi Loo Magcaabay aan sinaba u Yeelayn isla markaana uu Go"aansaday inuu is Casilo.

 

Mr Xagal Toosiye ayaa xusay in Dawlada Faroole ay u Muuqato Mid aan Cadaalad iyo sinaan ku dhisnayn isla markaana shakhsigee ka dhex Muuqdaa uu la Qaybsanayo Xumaanta Xukuumada Faroole.

 

Sidoo kale Warar dheeraad ah oo hata na soo gaadhaya ayaa sheegay in Nuura-Diin Aadan Diiriye oo isna ahaa Musharax uu Faroole u Magcaabay Wasiirka Qorshaynta iyo Xidhiidhka Caalamiga, dad War Gal ah ayaa soo sheegaya in Nuura-Diin uu xilkaasi Gabi ahaanba diiday isaga oo xusay inaanu ka Mid ahayn Xukuumada Faroole.

 

Dhanka kale General C/laahi Axmed Jaamac Ilka Jiir oo isna ka mid ahaa Ragii si Adag ula Loolamay Faroole isaga oo Wareeg sadexaad soo Gaadhay ayaa isna Faroole u Magcaabay Wasaarada Arimaha Gudaha iyo Dawladaha Hoose, waxana jira Warar sheegaya inuu Isna Arinkaasi Ganafka u dhuftay in kastoo ay hadana Jiraan Wali Kulamo ay Leeyihiin Isimada Reer Sanaag iyo Gen-ku.

 

 

 

Jamaac Feyte

Share this post


Link to post
Share on other sites

Nuuradiin Aadan Diiriye oo iscasilay

Sunday, January 18th, 2009 at 4:38 pm

 

Horseed Media

 

Garowe

 

 

 

nuradin1Nuuradiin Aadan Diiriye oo horey musharax u ahaa isla markaana ka mid ah wasiiradii xalay uu magacaabay madaxweynaha Puntland ayaa ku dhawaaqay inuu iska casilay xilkaasi.

 

Shir Jaraa’id oo uu galabta ku qabtay magaalada Garowe ayuu Nuuradiin Aadan Diiriye ku sheegay inuusan aqbalayn xilka wasaaradda qorsheynta iyo xiriirka caalamka ee loo magacaabay.

 

 

 

Waxa uu sabab uga dhigay in wasiiradu ay badan yihiin isla markaana uu go’aansaday inuu sidaasi darteed uu ka tanaasulo xilka loo magacaabay.

 

 

 

Waxa uu sheegay in Puntland aanay qaadi karin tiro intaa la eg ee wasiiro ah.

 

 

 

Wuxuu sheegay inuu u tegay madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa isagoona sheegay inuu ku taageersan yahay isbedelka ay sameeyeen isagoo og inay ku kaliftay in la qanciyo cadaadis kaga yimid beelaha.

Share this post


Link to post
Share on other sites

He kept his word not of joining this government, and be seduced by cabinet portfolio. It is time to make an effective opposition, and kick the old guard out-not just have them pass the baton to each other.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dr.Saleebaan Oo Sheegay Inaanu Ka mid Noqonayn golaha wasiirada ee DGPL.

 

Iyadoo uu madaxwaynaha cusub ee DGPL uu caawa ku dhawaaqay golaha wasiirada ee xukuumadiisa ayaa waxaa soo baxaya isla cawaysnimadan caawa qaar ka mida masuuliyiinta uu magacaabay golaha wasiirada oo sheegaya inaysan qaban doonin xilkaasi uu magacaabay madaxwayne faroole.

 

Dr.Saleebaan Ciise Axmed oo ka mid ahaa murashixiintii u tartamayay xilka madaxwayne ku xigeenka ee DGPL ayaa isla markaana uu caawa madaxwayne faroole u magacaabay Wasiirka kaluumaysiga iyo khayraadka bada ayaa isagu caawa u xaqiijiyay warbaahinta inuusan qabandoonin xilkaasi isla markaana uusan ka mid noqon doonin golaha wasiirada ee DGPL.

 

 

Dr.Saleebaan Ciise ayaa wuxuu mahadnaq balaadhan usoo jeediyay Madaxwayne faroole isagoo sheegay inuu madaxwaynuhu ku mahadsan yahay magacaabistiisa balse uusan xilka kaasi uu umagacaabay uusan qaban doonin waa siduu hadalka udhigaye.

 

Cabdi Cumar Cabdi

 

Buhodle,Somalia

Share this post


Link to post
Share on other sites

^It brings about political maturity, and hastens reforms-something Puntland needs badly. And what's point of running for presidency if you will join your opponent's government.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Che, adeer one undertands you have always advocated for the demise of the Puntland state and hence the excitement, but the President is commended for offering the position to these men. Anyone who does not want to serve is another matter.

 

PS: So far so good in Puntland adeer, Faroole is turning out to be a real gem. ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by General Duke:

PS: So far so good in Puntland adeer, Faroole is turning out to be a real gem.
;)

I can honestly say with 100% certainty anyone and everyone that you label as being "real gem" would most certainly be the opposite of that. I don't know how your mind works, but you always bet on the wrong horse, and this is what happens when someone blindly supports an individual over principles. Even staunch pro-TFG supporters or your comrades like Caamir, Naxur, and even Garyaqaan realize the need for reform and why the old guard has to retire. Even they would appreciate and understand why these men turn down Faroole's offer, and why there should be a need for an effective opposition to ensure Puntland's survival and development. But you so set in your ways.

 

As for Puntland, nothing I wish or say could bring about its demise-only those who live and rule there could destroy it. However any sane person would understand and know Puntland needs change.And Faroole is the not the kind of change that would best serve it now.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^lool. Adeer Faroole so far has concentrated on the main issues, security and putting together a competent cabinet, his first moves have been a suprise and a breath of fresh air.

 

As for your comment about a real gem, the difference between me and you is my dear, I am lloking it out for the interest of Puntland state and its people. You are someone who hates Puntland and pretends to even be from clans you are not.

 

Thus of course whats in the interest of Puntland and its people is not in your interest at all.

 

Puntland is changing, it will change, but Che I want posative change, you want as you have stated before the demise of Puntland.

 

Anyhow things are looking up, and one hopes like Clinton that the former presedential candidates embrace the new admin, if not then no problem. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Che -Guevara:

He kept his
not of joining this government, and be seduced by cabinet portfolio. It is time to make an effective opposition, and kick the old guard out-not just have them pass the baton to each other.

Effective opposition is good, but the faroole administration was elected fairly and democratically, no one is gonna kick them out.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by AfricaOwn:

Why wont they accept the posts? What's up with these Somalis anyways..not everything is about the President seat.

I'm with you man, somali's don't understand that the collective interest of your country/region is better than individual interests.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ibtisam   

Che how does them refusing to take part "good news"?? Would it not be better if they accepted the post and tried to influence from within? Little change is better than no change after all. Maybe people are expecting too much too soon, change never happens overnight, even revolution are the result of slow burning sentiments. By refusing to take part, it means they once again leaving everything at the hands of incompetent people. Only good thing about is it that at the end they can blame someone else 70%.

 

EdIT: IS this Nuradiin the same as the author (I think surname is farah?) of books on development and fiction?? If it is the same guy I think he would be good a SOmalia government, that guy is one smart man, mashallah.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Che,

You are confused saxib and your opposition does not make sense. It is their loss if they refuse the top positions they were offered and President Faroole gets the credit. As Ibtisam says work within the system and contribute and if you they do a good job they will have change in four years to run for the top job.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this