Sign in to follow this  
Captain_Mike20

At last it has started, the Rag Tag rebels, hit and run on Ogg and the ramifications.

Recommended Posts

Oog (ToggaHerer)

 

War hadda na soo gaadhay ayaa waxa uu sheegayaa in SSC ay xalay weerar ku qaadeen magaaladda Oog ee Gobolka Sool oo ah taliska xarunta gobolada Barri ee ciidanka Qaranka Somaliland.

 

Dagaalkaa xalay ka dhacay magaalada Oog ayaa sida wararku xaqiijinayaan waxaa dhintay hal askari oo ka tirsan ciidanka qaranka kana soo jeeda deegaanka Hargaysa , sidoo kalena waxaa ku dhawacmay hal askari , waxaana sida la xaqiijinayo ay ku afduubteen kooxdani hal askari oo ka mid ah askartii ku sugnayd Oog iyo hal nin oo shacab ah oo isagu ag maraayey kontrolka kuna caraabayey gurigiisii nin oo la sheegay in uu ka soo jeedo deegaankan uu ka dhacay qasku .

 

Weerarkan ayaa Kooxda SSC ay ku soo galeen magaalada Oog Si gaadno ah iyaga oo ka soo galay dhinaca wadada ka timaada Yeyle taas oo keentay in askartii ilaalinta amaanka ee ku sugnaa bar kaantarol oo lagu eego ama lagu baadho gawaadhida isaga gooshta degaankaasi kuna yaala dhinaca wadada u baxda Laascaadoon , kadib markii ay soo gaadheen Kooxdaasi bartaa kontrol ayey rasaas ku fureen ciidamadii ku sugnaa goobtaasi taas oo sababtay dhimashada iyo dhaawaca iyo waliba labadan nin ee ay qafaasheen sidana waxaa warqabadka TogaHerer xaqiiyey Md Maxamd Aadan oo ka soo jeeda Deegaankaasi Oog.

 

Sida wararku sheegaya Taliska ciidanka oo ka baxsan magaalada ayaa markii ay ******** shilkan gaadmada ah ayaa ay ka daba ruqaansadeen kooxdii soo weerartay bartan kantoolk ee ku taalay magaalada dhinaceeda taas oo la sheegay in kooxda oo wadatay laba baabuur oo uu mid ku dhacay inta u dhaxaysa Oog iyo Yeylehalkaas oo ay ku qaadeen dhaawac iyo khasare wixii naf ka soo gaadhay .

 

Sidoo kale Ciidmada Qaranka ee ku sugan Jiida hore ayaa la sheegay in ay xidheen dhamaan jiida ay ku sii jeedeen kooxdaas taas oo la sheegay in ay ciidamda qaranku geeso badan kaga soo baxeen sida Widhwidh , Laascaanood, Qorilugud, taas oo la filayo in dhawaan war cusubi inaga soo gaadhi doona iyo iyaga oo soo qab qabtay kooxdii falkan geesatay.

 

Geesta kale Wararka ayaa sheegaya in weerarkan ay uga dan lahaayeen in ay ku furtaan maxaabiis hore looga qabsaday ciidamadadooda dagaal hore uga dhacay magaalada Widhwidh.

 

Wixii warar ah ee ka soo kordha waan idinla socod siin doonaa Inshaa Allah ishana ku hay shabakada ToggaHerer

 

Warqabadka ToggaHerer

 

Hargeysa

Share this post


Link to post
Share on other sites

At last ...i was getting bored but now we have an excuse to conquer the last bastion of anti-somaliland in the country the village of buhoodle.

 

I dont think this 75 year old waste of space president silanyo has any idea, and im pretty sure he reads, the internet to get information, so if the generals of the Somaliland army are reading, or the security officers, or the retarded jamac waal president.

 

improve security checks in and out of las canod and all the cities of the eastern regions east of burco, random checks for arms.

 

increase patrol of the main roads were our army operate.

 

And remember these so called SSC forces are a hit and run force without the balls to fight on equal manly terms.

 

surround the outside of the city of buhoodle and all entrances and exists, increase checks points and militarise the area.

 

increase conscription from near by towns like las canod particularly and burco and maintain las canod and the border with the Somalia.

Share this post


Link to post
Share on other sites

and remember all war is based on the holding conquered land and conquering further land.

 

these forces being a hit and run force can never hold on to land knowing the size of our army, so its hit and run,

 

people power as well, increase aid work in the region as well, digging wells, food etc, like we did in las canod.

 

HOLD THE LAND AND INCREASE IT.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^

Good advise General Garoodi; I mean Captain Micheal! But unfortunately for you, the "75 year old waste of space president siilyaanyo" isn't the sort of man who'd heed the advise of baboons who talk out of their backsides--so save your breath!

Share this post


Link to post
Share on other sites
juma-nne   

jamac waal president.

I believe that the above qouted statement amounts to breaking of the SOL golden rules. I hope the Admin Would take the apropriate measures.

Share this post


Link to post
Share on other sites

i dont really remember a reer called jamac waal...so i dont think that comes against the rules of this forum. Jamac waal, is jamac waal..saxib !

 

its not a clan its a man named jamac waal, a crazy man !!! loooooooooooooooool !

 

And it looks as if the generals are listening and following commonsense advice which mine was.

 

watch this bunch of dreamers, get a slap back to reality, i predict within in or out..within 2 months the entire force of the so called SSC will be reduced to nothing and the flag of THE REPUBLIC OF SOMALILAND WILL FLY OVER BUHOODLE.

 

SSC...WHO IS SSC.

 

like i said saxib i am ssc..

 

SOOL - CAINABO..LAS CANOD ETC, SOMALILAND FLAG FLIES OVER IT

 

SANAG - ERIGAVO, MAID, HEIS, CEEL AFWAYENE, GARADAG, BHADAN, DAHAR ETC HAVE THE SOMALILAND FLAG FLYING OVER IT.

 

Now BUHOODLE, WELCOME TO THE RANKS...SEE YOU IN A FEW MONTHS.

 

PEACE OUT..DREAMERS.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this