Sign in to follow this  
me

Malayshiyo reer Puntland ah oo toogtay sarkaal ka soo jeeda gobolka Sool

Recommended Posts

me   

Malayshiyo reer Puntland ah oo toogtay sarkaal ka soo jeeda gobolka Sool,marxuun Cali Aadan Dhabarey

Warkii 07-Jun-2010 iyo Qormadii: NEWS

 

Waxaa malayshiyo hubaysani ay ku toogteen tuulada Tuulo-buuryaqab ee gobolka Mudug sarkaal ka soo jeeda gobolka Sool oo ka tirsanaa ciidamda Puntland,kaasoo magaciisa la yidhaahdo ala ha u naxariistee Marxuun Col Cali Aadan Dhabarey,isaga oo markaa safar ahaa oo deegaankaas ku sugnaa,waxaana xiliga la dilayey safarkiisa ku weheliyey ciidamo kale oo Puntland ah,ilaa iyo hadana lama qaban dadkii falkaas geystey,iyada oo uu ahaa dil la soo abaabulay.

 

 

Dilka marxuunkaas ayaa laga dareemay magaalada Laascaanood,waxaana dilkaas lala xidhiidhinayaa dilal horay u dhacay oo ku slaysan aano qabiil,iydoon ilaa iyo hada arinkaas la cadayn,dadkii falkaas geysteyna la garanayo haybtooda,aanse ilaa iyo hada maamulkaasi wax talaabo ah ka qaadin falkaas.

 

Ilaahay ha u naxariisto Col Dhabarey,qoyskii iyo eheladii uu ka baxayna samir iyo iiimaan ha ka siiyo.Aamiin.

 

Afnugaal News Desk.

 

Contact:info@afnugaal.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Shacabka SSC waa uu ku khasaareen Pirateland waa lagu khasaaray

 

Allah haa u naxariistu Marxuumka, gacan ka xaq daran baa dishay

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by 'Liibaan':

Shacabka SSC waa uu ku khasaareen Pirateland waa lagu khasaaray

 

Allah haa u naxariistu Marxuumka, gacan ka xaq daran baa dishay

war pirateland wa tolka, tolka cidii ku badali meyso ama doon ha saarnado ama taanki tigray ha saarnado :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

ilaahay ha u naxaristo. Sabar iyo iiman..

 

 

----------------------

Tuldo geel ah oo dhacan baad

Toogasho u badheedhanee

Ma dhulkaas dhanee tegeybaan

Ninna dhagax u tuurayn

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this