Sign in to follow this  
Fiqikhayre

Biggest gathering of religious scholar in Garowe Puntland Sh. Maxamed Idiris arrives

Recommended Posts

Originally posted by xiinfaniin:

^^Only if you have a little deeper knowledge on these raw nusuuss you are throwing around to imply half of Somalis are non Muslims.

 

Just in case
Keligii-Muslim
Kashafa is still wondering what I meant by theological legitimacy, this is it. What you see above is a measured, well-thought out rebuttal from the most respected Somali Muslim scholars to combat the violent excesses and theological deviations of Alshabaab. These are live intellectual bullets awoowe.

 

This grand Islamic conference shall be repeated in Bosaaso, Burco, Galkacyo, Hargeysa, and in any other city where security situation permits it.

Culimadaan ayagaa awal isku tilmaamay culimada waqooyi bari.

 

Maqli meysid ayagoo ka hadlaya dadka loo gacan galiyo gaalada axmaarada iyo waxey diintu ka qabto.

 

Waa culimo qaab qabiil ku shaqeeya umadana aaney kawada dhaxeynin, ficilkooda cadeynaya.

 

Qodoba ay ka hadleen waxaa ka mid ahaa "al wala wal bara" hadana waxaa illaalinaya maamulo heshiisyo amni la leh dawlada Ethiopia.

 

Qofka cilmigaas waxaa laga cabiraa intuu yaqaano wuxuu ku falo, ya hada sheydaanka ka cilmi badan?

 

Cilmi baan heynaa, afkana waan furaneyna waxba keeni mayso.

 

Waana nimankaan kuwa ka dhaadhiciyay sh. ibraahim inuu "hudna" sameeyo, axmaarana lagu wada hoos noolaado wal ciyaadu billaah!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Member-sol-:

Culimadaan ayagaa awal isku tilmaamay culimada waqooyi bari.

 

Maqli meysid ayagoo ka hadlaya dadka loo gacan galiyo gaalada axmaarada iyo waxey diintu ka qabto.

 

Waa culimo qaab qabiil ku shaqeeya umadana aaney kawada dhaxeynin, ficilkooda cadeynaya.

 

Qodoba ay ka hadleen waxaa ka mid ahaa "al wala wal bara" hadana waxaa illaalinaya maamulo heshiisyo amni la leh dawlada Ethiopia.

 

Qofka cilmigaas waxaa laga cabiraa intuu yaqaano wuxuu ku falo, ya hada sheydaanka ka cilmi badan?

 

Cilmi baan heynaa, afkana waan furaneyna waxba keeni mayso.

 

Waana nimankaan kuwa ka dhaadhiciyay sh. ibraahim inuu "hudna" sameeyo, axmaarana lagu wada hoos noolaado wal ciyaadu billaah!

^^Xatta sawirada muujinaya in meesha culumadii soomaaliya lagu yiqiini intoodi badnayd ku dhantahay ma kaa celin waayeen inaad tiraahdo hal qabiil culumadii baa meesha ku shirtay?

 

Waxa kale ood qortay even if it merits a discustion waxaa isku fuuqsaday fahma xumada aad hadalka ku bilowday.

 

Midse ogow, culumadu sida fahamkaaga diiniga ahi yahay,sida aad u aragto in mudnaantu tahay, sida ay adiga kula tahay in mucaamalada iqliimiga ahi ay u dhacdo, iyo cumuuman aragtiyada xammaaska iyo soo-booddada ku dhisan, culumadu sida wax uma arkaan, si kale oo ka qoto dheer, oo ka xeel dheer, oo ka xikmad badan bay ku taliyeen. In lagu caayo, iyo in lagu maago intaba waa ku tala galeen, waana warathatul anbiyaa, iyagaa xanbaarsan aqoontii islaamka

 

 

saas ooy tahay waa la khilaafi karaa, laakiin ninka khilaafayow baro aadaabul khilaaf, intaadan iska hadlin

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Maaddeey:

Naxar, fair enough, lakin before you tell the admin to ban me for the reasons u stated above tell me this: how did you know the person i'm refering to haddii waxa aan sheegayo waxba ka jirin?

I Didin't ask for the admin to ban, a lot of assumptions here guys, just said they would be the ones able to know where you are. Know, not ban...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by NGONGE:

^^ A discussion has two sides, saaxib. Don't shut him up, challange him.

 

Duke & Khaliif stop claiming these are your 'culama', the Garowe online article clearly states that some of
ours
are there too.
:D

I see you ascribe to the fox news nonsense about fair and balanced, sometimes in a discussion there is one legitimate side, right or wrong, and a crazy one...

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

^^ Rubbish. If he's crazy then you, being the sane one, can easily show him to be so without resorting to the pointless calls for a ban. In fact, isn't that what Fox News do? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
AYOUB   

Biggest gathering of religious scholar in Garowe Puntland

Alla ilehe bout time. What took them so long? Hopefully good dose of Dac'wa will be a better solution than international navy blockades.

Share this post


Link to post
Share on other sites

President Abdirahman: May peace be upon you all. I thank the noble scholars for presenting this information sharing conference.

 

In his speech, the president thanked participants and presenters of the conference for their committment towards restoring peace in the wartorn country, which has been ravaged by war for the past twenty years.

 

The President said that he it made him happy to to have the opportunity of taking part in the conference.

 

He urged the youth to heed the advice provided and refrain from religious misconceptions that are used by various groups in the country to promote conflict.

 

News2048422410679706.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this