Sign in to follow this  
Sharif_seylaci

BREAKING NEWS WAR IN ADHICADEEYE

Recommended Posts

Ciidamada maamulada Puntland iyo Somaliland oo maanta madaafiic isku weydaarsaday deegaanka Ari-cadeeye

 

 

Wararka naga soo gaaraya magaalada Laas-caanood ee gobolka Sool ayaa waxay sheegayaan in ciidamada maamulada Puntland iyo Somaliland ay maanta rasaas culculus iyo madaafiicba isku weydaarsadeen deegaanka Ari cadeeye oo u dhow magalaadaasi, halkaasoo mudooyinkanba ay isku hor fadhiyeen ciidamada labada dhinac.

 

 

Madaafiicdan oo bilaabatay barqanimadii maanta ayaa laga maqlayey magaalaada Laascaanood, iyadoo hakadna gelisay isu socodkii gaadiidka ee magaalooyinka Burco iyo Laascaanood, mana jiraan wax qasaare ah oo ilaa hadda la soo weriyey oo madaaciicdaasi ay geysteen, hase ahaatee waxaa la sheegayaa inay khal-khal fara badan geliyeen dadka ku nool magaalada Laas-caanood oo iyadu aheyd sanadihii la soo dhaafay meel muran uu ka taagan yahay oo labada maamul uu midba goonidiisa u sheegto, lamana garanayo waxa sababay shaqaaqqadaasi, inkastoo maamulka Puntland rasaasta maanta dhacdey ay ku eedeeyeen inay bilaabeen ciidamada Somaliland, mana jiro war madax banaan oo xaqiijiniya arrintaas.

 

 

Madaafiicdan laysku weydaarsaday deegaanka Ari cadeeye ayaa ku soo beegmay xili magaalada Laas-caanood ee gobolka Sool uu ku sugan yahay madaxweynaha maamulka Puntland Jen. Cadde Muuse Xirsi oo sida ay wararku sheegayaan halkaasi u jooga xalinta khilaaf u dhexeeyey mudooyinkan dambe beelo ood wadaag ah oo halkaasi ku wada dhaqan.

 

 

Ma aha markii ugu horeysay ee iska horimaad noocan oo kale uu deegaanka Ari cadeeye ee gobolka Sool uu ku dhexmaro ciidamaada labada maamul ee Puntland iyo Somaliland, waxaana horey halkaasi labada ciidan ugu dhexmaray dagaalo dhowr ah oo dad badan dhimasho iyo dhaawacba ay ka soo gaartay, mana jiro ilaa hadda xabad joojin iyo xal laga gaaray khilaafka u dhexeeya labadaasi maamul ee salka ku haya cida taladeeda yeelaneysa magaalaada Laas-caanood

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

I dont' think this is true, some shots must have fired and all of sudden, it's considered a war? too much panic in the media.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ciidamada Somaliland oo madaafiic kusoo tuuray Deegaanka Adhi cadeeye

Last Updated::2006-09-12 18:01:04

 

Laas Caanood:- Ciidamada kasocda maamulka La baxay Somaliland ayaa maanta madaafiic kusoo tuuray deegaanka Adhi Cadeeye.

 

Arrintan ayaa la sheegay in ay Ciidamada Puntland ee deegaankaasi ku sugan ay jawaab ka bixiyee, ayadoo la dareemayo heegan sare oo ay labada dhinac ku jiraan.

 

Duqeyntan ayaa kusoo beegantay xili uu Madaxweynaha Puntland Gen.Cadde Musse uu ku sugan yahay magaalada Laas Caano.

 

War kasoo baxay Madaxtooyada Laas Caano ayaa lagu sheegay in Madaxweyne Cadde Musse uu guddi u saaray inuu soo baaro dhaq dhaqaaqa la sheegay oo ay wadaan ciidamada Somaliland.

 

Wararka ayaa intaasi ku daraya in ciidamada Soomaaliland ay isku dayeen in ay kala xiraan jidkad u dhaxeeya Buuhoodle iyo Laas Caano, si uusan halkaasi u booqan Madaxweynaha Puntland.

 

Mas'uuliyiinta Puntland ayaa ayagu sheegay in arrintaasi aysan dhici karin, isla markaana Madaxweynaha uu tagi doono Gobalka Cayn iyo magaalada Buuhoodle.

 

Waa markii ugu horeysay oo uu Madaxweyne Puntland uu safar ku aado gobalka Cayn ee Buuhoodle tan iyo intii la dhisay Dowlad Gobaleedka Puntland 1998dii.

 

Arrintan ayey u muuqdaa in maamulka Somaliland uu si weyn uga soo horjeedo.

 

Ciidamada labada dhinac ayaa la sheegay in ay hada ku jiraan diyaar garow iyo heegan sare.

 

C/risaaq Shiino

HorseedNet.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

The militia of Hargeisa administration which is occupying some parts of Sool has neither legal ground nor monolithic benefit to them therefore it should be dealt with one way or another on due course. However, let us hope that they avoid splitting more blood in the area and come to their sense before it is too late.

Share this post


Link to post
Share on other sites

THATS WHERE BOODHOODLE IS MARKT ANY WAY CADDE MUUSE CANT GO 2 BOODHOODLE ITS PART OF SOMALILAND SO IS LASCANOOD BUT THE BORDER WIL BE CLOSED DOWN THATS WHAT RAYAALE SAID.

BUT LET ME TELL YOU SOMETHING U CANT CLAIM LAND BY ETNICI JUST BECOUS YOUR TRIBE LIVES THERE.

 

SOO I CAN INVADE ETHIOPIA TO GET BACK JIGJIGA HARRAR AND DHIRDHAWE BECOUS JUST MY TRIBE LIVES THERE OR DJBOUTI THATS CRAZY TALK

 

THESE ARE COLONIAL BORDERS BRITISH SOMALILAND

AND ITALIAN SOMALILAND

 

BRITISH SOMALILAND WHAT IS NOW SOMALILAND

BRITISH SOMALILAND CONTROLS ALL ITS CAPITALS EXEPT LASCANOOD THATS GOOD AND INSHALAH WE WILL GET LASCANOOD 2.

 

BUT LET ME TELL YOU SOMETHING SOMALIA IS GOING TO WAR PUNTLAND SOLDIERS ARE NEEDED EVERY WHERE IN KISMAYO IYO IN LASCANOOD WE WILL SEE VERRY SOON THESE FOLOWING DAYS

Share this post


Link to post
Share on other sites

i dont know who you are i think i know you from somalinet i go 2 this place and somalinet thats all i do i dont hijack any thing i just love 2 debate with my somali brothers about the commen couse of the horn

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Originally posted by General Duke:

War is a totally different thing to this incident..

 

110705_map_laascaano.jpg

Why do I get the feeling this is more to show us the demarcation then anything else? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

Originally posted by Mansa Munsa:

The militia of Hargeisa administration which is occupying some parts of Sool has neither legal ground nor monolithic benefit to them therefore it should be dealt with one way or another on due course. However, let us hope that they avoid splitting more blood in the area and come to their sense before it is too late.

Which one is it? would you rather have the "aggressors" be dealt with force and therefore bloodshed as a result? or avoiding any blood to be spilled from neither side, which one is it, you have given us to sides that are contradicting?

Share this post


Link to post
Share on other sites

110705_map_laascaano.jpg

 

Horn its good to hear from you old man. I do not understand what you mean... :D

 

To the newbi, I have all the respect in the world for your phantom nation. Now you say that Buhudle is of limits...We wait and see.

Share this post


Link to post
Share on other sites

well mr cadde muuse cant go pass lascanood other wise jsl army will attack.

and once again you cant claim land on Ethnicity

Would ismacil cumar geele alow if i say i want to add jabuuti 2 somaliland just becous my tribe live there its crazy talk

Share this post


Link to post
Share on other sites

war anagaa yaab aragnay xuduudaad sheegaysaa waa tee. tii gumaystuhu sameeyay hadaad aamin san tahay waa laguu yabaa. dagaalkana ninkii aamin san inay xabadaadu kartaa lagu cabsiiyaaye.

hadii reer buuhoodle casumeen cade insha allah wuu tagi wuuna kasoo noqon. hadii uu uga baaqado cabsina laascanood isagoo madax waynaha ka naqon maayo. mark my word.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this