Sign in to follow this  
Saalax

Former Somali Warlord Abdillahi Yusuf in a fragile state - Video

Recommended Posts

Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar:

Hokey, I am here. Budka soo ma rabtiin, hokey, budka waa diyaarsanyahay. Kala yaaca waa diideen, qofkee dhibto hala arko.

War qofkaan yaa dadka ka qabta!

 

:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Your traditional leader is no different from quuqle Dalabey habeen iyo maalin.

 

Marka ha is dhihin beel ayaa beel ka roon in Soomaliya. Cudurka waa la wada wadaaga, laakiinse intaas la idin kama helo.

 

Dalabey wuxuu yiri iyo adeerkaa wuxuu yiri waxba isma dhaamaan, marka haddaad ku qosleyso wuxuu Dalabey yiri ku qosol wuxuu Garaadkiina yiri. It is FAIR soo ma ahan.

 

Qof Soomali ah oo wax uu ku faano haysto maanta ma laha, marka yaanan la eedeynin hal beel sidii in laga fiican yahay camal. Wax is dhaama ma jirto, taasina waa waxa uu maanta aan qurbo joog u noqoney.

 

Kii calanka sawirey iyo kii madaxweyne ugu horeeyey is not the issue here. Nimankaas qabiil meysan ku qaraabonin, wadaninimo ayey ku qaraabteen.

Ninkan Yey la dhahona waa shaqsi, fikradeyda ayaan ka dhiibtey, laakiin in aflagaado iyo goobasho layla imaado waa sheeko kale. Bal ha la arko qofkii cyper world wax looga qaado haddii ay faaiido leedahay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
who-me   

I havent insulted individual members of this board and both Mr Che and Som@ali do oppose the very existence of the state of puntland despite having their roots from there.

 

So if they are called traitors it is because they turned their back to the fatherland.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Niino, you still didn't answer why Garaad Cali Ciid is a fart or "dhuuuso" as you said.

 

Because he lobbied for the PM to be someone "educated and deserving" within the state of Puntland? taas lee maaa "dhuuuso" ka dhigtay odayga weeyn ee puntland oo dhan laga yaqaano?

 

sharaf dhac maahinoo taas? suldaanada iyo garaadada ineey somali caayin soow ma ogid?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ismahaan   

Your bridges were burned, and now it's your turn

To cry, cry me a river

Cry me a river-er

Cry me a river

Cry me a river-er, yea yea

 

I am out, peace y'all.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^ eber.com. adi niino iska dhaaf sheekadeeda, let us talk.

 

adeer Riyaale sidii loo ceeriyeybo adi ash ma tihid aa la dhaheey maxaa ka jiro sheekadaa? weli Siilaanyo maa ceeynoosaa adi sidii in adeer riyaale soo noqonooyo? oohin lee ka bixi laadehey maalin walbo eeey dhaheen kuwo waalan. lool. istaqfuralah.

 

aan runta kuu sheego. RIYAALE IS GOINE. He is now renting a cheap apartment in Sharjah. Not even Dubai. No way he is coming back. loool.

 

leave siilaanyo alone. ok? good boy.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Originally posted by Ismahaan:

quote:Originally posted by Kool_Kat:

 

Horta wax la'is weeydiiyo maxumee, calanka buluuga ah yaa keenay markii ugu horeysay?

Calanka Soomaaliya ee buluugaa waxaa keenay sis Mahamed Cawaale Libaan (may Allah bless his soul). ''The Somali flag was adopted on October 12, 1954 and it was inspired by the flag of the United Nations who had previously named the country as a trustee of Italy for 10 years.Mr. Mohammed Awale Liban designed the Somali flag and presented it to the government in less than 24 hours.''. Cadeen kale uma baahnid nooh.
smile.gif
Of course I knew that, alle unaxariisayga Mohamed Awale Liban waa nin adeerkey ah and it is in the books (aka HISTORY)...Ee the question is does Dalabey?

 

Now hadaan fiirino the video of Dalabey, and the link provided by Nina calling Garaad Cabdullahi Cali Ciid a fart, laba wax oo la'is barbar dhigi karo ama isku dhow ma'aha...Dalabey history la'ogyahay (calanka meeshuu ka yimid, siduu ku yimid, qofkii sameeyay, iwm) buu rabaa inuu inaga indho tiro, whereas, Garaadka uu fikradiisa uun dhiibtay! Hade ilaah baan idinku dhaarshee 'been sheegid' iyo 'fikrad dhiibasho' ma laba wax isku dhowbaa ama la'is barbar dhigo? Ka gudub taa...

 

Tan xigta markuu leeyahay Dalabey 'qof walbo gobolkiisa ha u noqdo' isaga yaa u leh Xamar? Iyaaaaaaah! Xamar daye, yes...Laakiin Xamar anagaa lahaa? Sheekooy ku nacay...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Daandurreey:

^^ eber.com. adi niino iska dhaaf sheekadeeda, let us talk.

 

adeer Riyaale sidii loo ceeriyeybo adi ash ma tihid aa la dhaheey maxaa ka jiro sheekadaa? weli Siilaanyo maa ceeynoosaa adi sidii in adeer riyaale soo noqonooyo? oohin lee ka bixi laadehey maalin walbo eeey dhaheen kuwo waalan. lool. istaqfuralah.

 

aan runta kuu sheego. RIYAALE IS GOINE. He is now renting a cheap apartment in Sharjah. Not even Dubai. No way he is coming back. loool.

 

leave siilaanyo alone. ok? good boy.

Dude, you can't be serious. You expect me to catch feelings over that? :D

 

 

I'm a lot closer to Siilanyo than I am to Riyaale ;) .

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by who-me:

I havent insulted individual members of this board and both Mr Che and Som@ali do oppose the very existence of the state of puntland despite having their roots from there.

 

So if they are called traitors it is because they turned their back to the fatherland.

LooooL...calm down ninyahow.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Kool_Kat:

Dalabey history la'ogyahay (calanka meeshuu ka yimid, siduu ku yimid, qofkii sameeyay, iwm) buu rabaa inuu inaga indho tiro, whereas, Garaadka uu fikradiisa uun dhiibtay! Hade ilaah baan idinku dhaarshee 'been sheegid' iyo 'fikrad dhiibasho' ma laba wax isku dhowbaa ama la'is barbar dhigo? Ka gudub taa...

Koolkat, tan oo SYL iyo "xiriyada loo dagaalamay" ku dar iyadano. He lied about that too.

 

 

I am still waiting for Niino to answer how Garaad Cali Ciid uu ku noqday "dhuuso".

 

 

AfricaAwr, stop crying over Riyaale. Work with Siilaanyo, he is your new master. Respect aan ku dhaheey intaa Riyaale sheekadiisa iska dhaato. Oohin ma loo baahno. ka kac.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Nina is Maaddeey without the religiosity; Xudeedi without the inferiority; General Duke without the banality; NGONGE without the levity; Oodweyne without the verbosity; xiinfaniin without the credulity; Jacaylbaro without the duplicity; and Mr. Somalia without the vulgarity. :D

 

Regardless of the supposed crudeness of her political commentary, the amount of ad hominems that she was inundated with in this thread shows that some supporters of the old Colonel are smitten with neurotic hero-worship.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Daandurreey, ani sheekada calanka markuu taabtay uu hadana yiri qof walbo gobolkiisa haku noqdo baaban tufay wuxuu sheegayay, maxaanba SYL iyo wax kaleba ku gaaraa? If what Garaadka said makes him 'dhuuso', waxa uu Dalabeey sheegaayo is, at the very least, daacuun!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thankful   

If there is one thing this thread is proof of, is the powerful legacy that Abdullahi Yusuf has left in Somali politics. With both his supporters and enemies!

 

Somali politics is boring with out him! You see the welcoming he received in Germany, France and other nations......has any Somali President ever been given that kind of a welcoming? No!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Daandurreey:

quote:Originally posted by Kool_Kat:

Dalabey history la'ogyahay (calanka meeshuu ka yimid, siduu ku yimid, qofkii sameeyay, iwm) buu rabaa inuu inaga indho tiro, whereas, Garaadka uu fikradiisa uun dhiibtay! Hade ilaah baan idinku dhaarshee 'been sheegid' iyo 'fikrad dhiibasho' ma laba wax isku dhowbaa ama la'is barbar dhigo? Ka gudub taa...

AfricaAwr, stop crying over Riyaale. Work with Siilaanyo, he is your new master. Respect aan ku dhaheey intaa Riyaale sheekadiisa iska dhaato. Oohin ma loo baahno. ka kac.
Stop catching feelings, so what if the old ******* in Yemen is looking like a Zombie the Flesh Eater. How is this effecting you? c'mon man. Man up.

 

Ps. Siilanyo when is all said and done will leave as a legend.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this