Sign in to follow this  
Emperor

Illiterate speaker Adan Madoobe: I give permission the Ethiopians to come in 24hrs

Recommended Posts

Emperor   

War deg deg ah:Dowlada Somalia oo beesha caalamka iyo dowladaha deriska ka dalbatay iney u soo diraan ciidamadooda 24 saac gudahood

 

Gudomiyaha baarlamanka Somalia sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa goor dhoweyd shir jaraa’id oo deg deg ah ku qabtay xarunta madaxtooyada DF Somalia kaasoo uu ugu hadlayey xaaladihii ugu dambeeyey ee dalka gaar ahaan dagaalada ka holcaya magaalada Muqdisho.

 

Sheekh Aadan Madoobe ayaa si deg deg ah uga dalbaday wadamada beesha caalamka iyo wadamada deriska la ah Somalia in ay u soo diraan dalka Somalia ciidamo gaar aan waxaa uu xusay wadamada Kenya Itoobiya iyo Jabuuti si Dowlaa federaalka Somalia ay uga badbaadiyaan wax uu ugu yeeray koox argagaxiso ah oo duulaan ku soo qaaaday sida uu warku dhigay.

 

“Ka dib markii aan aragnay khatarta DF Somalia kaga soo wajahan kooxaha argagaxisada ah ee duulaanka ku soo qaaday ayaan ka codsaneynaa beesha caalamka gaar ahaan dowladaha Itoobiya, Kenya iyo Jabuuti iney 24 saac gudahood ciidamo ugu soo diraan dalka si loo badbaadiy DF Somalia” ayuu intaa ku daray sheekh Aadan Madoobe oo sheegay in ciidamadaasi ay fasax u yihiin iney ka soo gudbaan xuduudaha dalka Somalia.

 

Qeylo dhaanta DF ay u dirsatay wadamada deriska ayaa ku soo beegmay xili xoogaga Islaamiga ah ee ka horjeeda DF ay sacadihii ugu danbeeyey la wareegeen meelo badan oo ka mid ah magaalada Muqdisho iyagoo ku soo siqaya xarunta madaxtoyada oo ay joogaan masuuliyiinta sare ee DF lamana ogasida codsiga ay uga jawaabi doonaan wadamada deriska iyo beesha caalamka.

 

 

Cabdiraxmaan Macalin Xuseen

Mamaan82@hotmail.com

Tafatiraha Wabka Dayniile.com

 

dayniilecom@hotmail. com

deyniilenews@yahoo.c om

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Ani al-shabaab baan la yaabaa marka horana dagaalka ma daayaan marka xabashidu soo dhawaataan calaacal iyo wadankii baa la qabsanayaa bey ku ooyaan. They are the real fools walee.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Som@li   

I am surprised the President didnt made this announcement, is he ashamed? I think this time nobody will came, and Sharif and his team has no time.

 

AL shabaab will take over the country, for better or worse.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

I am afraid it is the latter, Dabshid. Al-shabaab produced youngsters who are really taking the religion to another level of danger.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Som@li   

After defeating the government, It will be between Alshabaab and Hisbul Islaan, Soomali Eebe ha u gargaaro.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Dabshid, that is the way I see it too. And don't forget the Ahlu sunnah aka Suufis which Al-shabaab is a threat to. You will see Awais going to Ethiopia and getting arms from them.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^The problem here is that Yusuf is living it up enjoying his retirement and his clan has never been better in terms of Puntland and the diaspora.

 

The Ethiopians are back and the missery has increased in Mogadishu & south central regions.

 

You and they achived the opposite of what you wanted..lol

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Jacaylbaro:

It is time Duke demonstrate from the invention i guess ,,,
:D

Dear lad, do you have another hangover? What invetion will the Duke demonstrate against, the one that secessionsit m,ade up that the Queen is their mother. That is worthy of protesting agaisnt. Our Queen is not your Mother. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this