Sign in to follow this  
Sayyid

TFG H.E. Abdullahi Yusuf arrives in Bosaso enroute to Jowhar for transit to refuel

Recommended Posts

Sayyid   

Madaxweynaha DFKMG oo soo gaaray Bosaso

Bosaso:-

 

Madaxweynaha Soomaaliya C/laahi Yusuf Ahmed ayaa maanta wakhti gaaban safar ku maray magaalada Bosaaso asagoo kusii jeeda magaalada Jowhar.

 

madaxweynaha1.jpg

 

Madaxweynaha iyo Marwadiisa ayey Airporka kusoo dhaweeyeen Madax sare sare oo ay kamid ahaayeen Taliyaha Booliiska Puntland Gen.Yusuf Ahmed Khayr, Guddoomiyaha Gobalka Bari Muuse Faroole, Duqa Degmada Bosaaso Khadar Cabdi Xaaji Mire iyo mas'uuliyiin kale oo badan.

 

Madaxweynaha ayaa dib uga soo noqday safaro uu ku tagay dalalka Yemen, Itoobiya, Kenya iyo Kuwait.

 

madaxweynaha2.jpg

 

Madaxweynaha ayaa kusii jeeda magaalada Jowhar ee Xarunta dowlada.

 

Shalay ayuu sidoo kale magaalada Jowhar ka degay Raysalwasaare Cali Maxamed Geedi oo asaguna kasoo kicitimay dalka Kenya.

 

madaxweynaha3.jpg

madaxweynaha4.jpg

madaxweynaha5.jpg

madaxweynaha6.jpg

 

Waa markii ugu horeysay oo uu Madaxweynaha dib ugu soo noqdo dalka, tan iyo intii uu magaalada Cadan kusoo saxiixay Heshiiskii ay wada gaareen Guddoomiyaha Baarlamaanka Shariif Xassan Shiikh oo lagu soo afjaray khilaafkii ku kala dhex jiray Xildhibaanada iyo Dowlada DFKMG Soomaaliyeed.

 

Xassan Ciise

HorseedNet.com

 

(Masawirada Xigasho: Allsbc.com)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this