Sign in to follow this  
General Duke

LA: Attack kills 4 Hargaysa conscripts, leaves SNM militia scared to death…

Recommended Posts

4-Askari oo Somaliland ah oo ku dhintay Qarax ka dhacay Laascaanood.

 

January 25, 2010Wararka ka imaanaya magaaladda Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa waxaa ay sheegaayan in qarax halkaas ka dhacay maanta ay ku dhinteen ila iyo 4-Askari oo ka tirsan Ciidanka maamulka Somaliland.

 

Weriye madaxbanaan oo ku sugan halkaas ayaa Horseed Media uu sheegay in qaraxa ay kooxo hubeysan Saldhig ku taala bartamaha magaaladda, halkaas oo ay ku sugnaayeen Ciidan ka tirsan kuwa maamulka Somaliland.

 

Waxaana uu hadalkiisa ku daray in khasaaraha uu dhaliyey khasaaro dhimasho 4-Askari, kuwaas oo ku sugnaa Saldhiga xilliga uu qaraxa ka dhacaayay.

 

Saraakiisha Booliska Somaliland ayaa iyaguna ka gaabsaday in ay ka hadlaan qaraxaas, iyadoo Ciidanka Somaliland ay magaaladda ka wadaan howlgalo ay ku baarayaan cidi ka dambeysay qaraxaas oo aan la aqoon ila iyo iminka.

 

Dhowr maalmood ka hor magaaladda Laascaanod ayaa waxaa lagu dilay Sarkaal Sare oo ka tirsanaa Booliska Somaliland ee gobolka Sool, iyadoo qaraxyada iyo dilalka lala beegsanaayo Ciidanka Somaliland ay kusoo badanaayan magaaladda Laascaanood.

 

Weerarkan ayaa kusoo beegmayo xili shalay gelinkii danbe ay ciidamada Soomaaliland gaareen deegaanka Hol Hol halkaasi oo uu shir beeleed uga socday beelaha Sool, Sanaag iyo Cayn.

 

Horseed Media.

Share this post


Link to post
Share on other sites

The title good the secessionists out of the woodwork, it seems you are having debacle in your hands, SOOL and its young Garad are causing mayhem to the SNM day dreams. You will lose SOOL, then wake up to Riyaale who will no doubt keep you Muggers entertained with talks of recognition.

 

Anyhow, save your boys and go back to the triangle.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Qarax sababay Khasaare oo saaka Laascaano lagula eegtay ciidamada Somaliland

 

Magaalada Laascaanood xarunta gobolka Sool waxaa saaka abaare 7dii iyo daqiiqado ka dhacay qarax xoogan oo siweyn looga maqlay magaalada,

 

Qaraxaas ayaa waxaa uu ka dhacay saldhiga Bartamaha Magaaladaas, waxaana lala eegtay ciidamada Maamulka soomaaliland ee Halkaasi ku sugan.

 

Qaraxa oo ahaa noociisa nooca miinada dhulka ayaa waxaa inta la xaqiijiyay ku dhintay ku dhowaad 4 Askari oo ka tirsan Ciidamada Maamulka Soomaaliland halka dhaawacuna la sheegay in uu intaasi ka badanyahay balse aan faah faahin loo heyn.

 

Dad goob joogayaal ah oo u waramay SBC International waxaa ay sheegeen in qaraxan uu yimid ka dib markii ciidamada Daqiiqado ka hor qabteen waxyaabaha qarxa islamarkaana loo maleynayo in isla waxyaabihii qaraxay ee ay soo qabteen uu ku qarxay.

 

Waxaa ka markii uu dhacay qaraxa soo gaaray goobta uu ka dhacay Ciidamo badan oo ka tirsan Militeriga Somali land ee halkaasi ku sugan waxaana ay xireen dhaq dhaqaaqii wadooyinka iyo ganacsiga dadka iyadoo ilaa iyo iminka uu xiran yahay.

 

Mar aynu isku daynay in aan wax faah faahin ah ka weydiino falkan dhacay saraakiisha ciidamada maamulka Soomaaliland ayaanay noo suurto galin waxaana qaar kood ay noo sheegeen in saacadaha soo socda ay faah faahin ka bixin doonaan .

 

Qaraxan saaka ay indhaha ku qala fureen Dadweynaha Laascaano ayaa waxa uu imanayaa xili ay ciidamada Maamulka Soomaaliland ee ku sugan laascaano ku jah wareesanaayeen qaraxyo taxane ah oo qaarkood saraakiil sar sare oo iyaga ka tirsanaa lagu dilay.

 

Axmed Suufi

SBC International- Boosaaso

Share this post


Link to post
Share on other sites
GAAROODI   

WAR BETWEEN MEN AND BOYS, FIGHT MAN TO MAN, FACE TO FACE INSTEAD OF PUTTING A MINE AND USING A REMOTE DETONATOR AND ANOTHER THING, LAS CANOD CONSCRIPTS SAXIB THESE KIDS WERE ALL FROM LAS CANOD, SO STOP KILLING YOUR CLANSMEN,

 

WE ARE TO CLEVER. STOP MURDERING THE POLICE OF LAS CANOD AND FIIGHT LIKE MEN, BUT KNOWING YOUR HISTORY YOU CAN NEVER FIGHT LIKE MEN, THATS WHY WE HAVE THRASHED YOU SINCE THE DAY YOU WERE BORN,

 

 

SIAD BARRE,

SAID ABDULLE HASSAN

 

AND ALL THOSE WHO CAME BEFORE THEM WERE DESTROYED BY SOMALILAND.

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

^^^Well put. Show Garood can talk some sense. Yep stop killing the police of your own city. They work to keep your peace. That is how you tell peace hating bunch is when they target the people who work day and night to keep the peace and order. If you want to kill Hargeysa poeple, you can go to Hargeisa and set up bombs there. But right now, all you killing is of your own locals.

Share this post


Link to post
Share on other sites
SOO MAAL   

In 1980s, snm killed countless number of police and civilians in Hargeisa and Burco and some towns in Sool/Awdal, they were killing their own locals right !!!

 

waayo snm maba soo gaarin Mogadishu, Kismayo, iyo Boosaaso, iyo xitaa Laascaanood, inkastoo snm galbeedka iyo meelo kale oo sool ka mid ah dhibaatooyin badan u geesteen sidaoog, Yoagoori, Xudun, iyo meelo kale oo hawd ka mid ah

 

use logic maalinba meel baa dagaal ka socdaa

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by SOO MAAL:

In 1980s, snm killed countless number of police and civilians in Hargeisa and Burco and some towns in Sool/Awdal, they were killing their own locals right !!!

 

waayo snm maba soo gaarin Mogadishu, Kismayo, iyo Boosaaso, iyo xitaa Laascaanood, inkastoo snm galbeedka iyo meelo kale oo sool ka mid ah dhibaatooyin badan u geesteen sidaoog, Yoagoori, Xudun, iyo meelo kale oo hawd ka mid ah

 

use logic maalinba meel baa dagaal ka socdaa

Until you can provide proof from a credible source you are just making baseless accusations towards the heroic SNM lions.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

I am not rooting for anyone here. The liberation of the Daraawish people has started and hopefully with the leadership of the courageous Garad Jamac they will take their destiny back into their hands.

 

But for that to happen Garad Jamac will need to be advised not to rely on Pirateland, but on his own SSC people. The pirates are noisy but when the push comes to shove, they will do what they do best: " dib-u-gurasho xeelad dagaal" which is a euphemism for running for your life!

 

He needs to be reminded of what befall the Inan-la-yaal from my woods who outmuscled 100 camels, only to see his in-laws return the herd to the owners. Wuxuu yiri:

 

Muska waxaan u galay, jaamac baan laga majiirayne

Muruqyadii gahayr baan lahaa, waad ku meel mariye

Waa kaa Bagaag maalayo, midaan soo maroorsadaye

Allahayoow ba faadumo sideen ugu muraad-seegay!!!

 

Beware of the contemporary Ba-faadumo's!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

^You have to fill place of J11 till he comes. :D However, what are the latest up dates from sii galbeed (shiniile iyo faafan)?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this