Sign in to follow this  
nuune

Sharmaake resigned from the post

Recommended Posts

Oz   

Nuune, link comes back to this thread. Hanawaalin adeer. :D The news is old and new, he will resign, soon thou. What?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Prof. Dalxa: “Ma jirto cid isku soo sharxi karta guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka”

 

Guddoomiye ku xigeenkii koowaad ee baarlamanka KMG Soomaaliya Prof. Max’ed Cumar Dalxa ayaa sheegay in uu wali yahay guddoomiye ku xigeenkii koowaad ee baarlamaanka KMG Soomaaliya.

 

Kadib shir jaraa’id oo maanta magaalada Muqdisho uu ku qabtay Max’ed Cumar Dalxa oo ahaa gudoomiye ku xigeenkii koowaad ee Barlamanka KMG ee Soomaaliya ayaa waxaa uu ku sheegay shirkiisa jaraa’id in uusan iska casilin jagadiisii guddoomiye ku xigeenimo islamarkaana aysan jirin wax xil ka qaadis ah oo ay ku sameeyeen mudanayaasha Baarlamaanka.

 

Waxa uu sheegay Prof. Dalxa in uusan jirin wax sharci ah oo ogolaanaya in uu qof kale isku soo taago jagada guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka, isagoo intaasi ku daray in uu wali hayo xilka guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka.

 

Dhinaca kale guddoomiyaha Guddiga Dastuurka iyo Arrimaha Federaalka baarlamaanka KMG Soomaaliya C/laahi Sheekh Ismaaciil ayaa sheegay inaysan dastuurka ku jirin in xil qofkii hayay uu noolyahay uu isku soo taago qof kale

 

Hadalkaani ayaa ku soo beegmaya xili dhawaan xildhibaan Mowliid Macaane oo isku soo dharaxay guddoomiye ku xigeenka Baarlamaanka KMG ee Soomaaliya.

 

______________

 

Mid walba kursiga uu ku fadhiyo wuxuu u maleeyaa in kursigaas yahay mid habartiis u sameysay oo laga kicin karin. Yaab.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

MMA don't tell me, kuwaan ma istaahilaan saliid macsaro kulul in madaxa loogu shuba... :D

Waxaan soo xasuuste inside the movie theatre sita kuraasta la iskugu qab qabto, "this seat is taken" baad maqli...bal magacooda ma ku qoran..belaayo aan na heysatee!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Muriidi   

scandal .. conspiracy ..

 

this is footage of bush working in the same office

 

with binladin :

 

footage

 

 

and a picture of bush being coached by binladin:

 

chase.jpg

 

 

picture and video provide by n.s.a. using this :

 

tiny+robot+fly.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this