Sign in to follow this  
Emperor

Djibouti:Talks btwn the TFG and the oppostion to start...

Recommended Posts

Emperor   

Jabuuti: Maanta oo loo madlan yahay kulanka Jabuuti ee Dib u heshiisiinta Dawlada iyo kooxaha mucaaradka.

10. maj 2008

 

 

Iyadoo Magaalada Jabuuti ee Dalka Djibouti ay ku qul qulayaan ergada Labada dhinac ee Dawlada faderaalka iyo kooxaha mucaaradka uga qeyb galeysa Kulanka ay garwadeenka ka tahay Qaramada Midoobey ayaa la filayaa inuu qabsoomo Kulankaas dib u heshiisiinta ah.

 

Shalay waxaa caasumada soomaaliya ka baxay wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Dib u Heshiisiinta, kuwaasi oo ah ergada dawlada uga qeyb galeysa shirka lagu madlan yahay Jabuuti.

 

Ilaa iyo hada waxaan kala cadeyn inuu maanta shirka qabsoomay iyo in dib loo dhigayo, xilli labada dhinac ay ku wada sugan yihiin Jabuuti, isla markaana dhanka Kooxaha Mucaaradka ay mugdi gelinayaan ka qeyb galka kulankaas.

 

Wakiilka Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Ahmedou Ould Abdalah ayaa ugu baaqay dhinacyada isku haya siyaasada soomaaliya in ay fududeeyaan suurta gelnimada kulanka maanta ee Jabuuti lagu madlan yahay.

 

Dawlada Faderaalka waxay dhankeeda sheegtay in ay shuruud la'aan la kulmeyso mucaaradka, hase ahaatee kooxaha mucaaradka ayaan ilaa iyo iminka laga heyn hadal toosan, marka laga reebo is bar bar socosho ku imaanaya hadaladooda.

 

Dawlada jabuuti ayaa gudi heer sare ah u magacwday kulankan, iyadoona ay kor joogto ka noqonayaan diblomaasiyiin ka socda Beesha Caalamka.

 

Waxaa aad loo dhowrayaa kulanka oo dadka soomaaliyed ee ku sugan gudaha iyo dibada ay yihiin kuwo dhegta u taagaya waxyaabaha ka soo bixi kara, kuwaasi oo mira dhal u noqda xasilooni iyo nabadgelyo ku soo dabaalida dalka ay dagaaladu aafeeyeen ee Soomaaliya.

 

Cabdicasiis Maxamed

AllPuntland

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

Oudl Abdullah oo sheegay in Barri magaalada Jabuuti wada hadallo uga bilaabmayaan dowladda Soomaaliya iyo Mucaaradka.

 

Wakiilka Qaramada Midoobay ugu qaabilsan arrimaha dalka Soomaaliya ayaa magaalada Nairobi maanta kaga dhawaaqay in barri oo Sabti ah bishuna ay 10 tahay magaalada Jabuuti ay wada hadallo uga bilaabmayaan dowladda Federalka Soomaaliya iyo Mucaaradka kasoo hor jeeda.

 

Wakiilka Qaramada Midoobay ugu qaabilsan arrimaha dalka Soomaaliya ayaa magaalada Nairobi maanta kaga dhawaaqay in barri oo Sabti ah bishuna ay 10 tahay magaalada Jabuuti ay wada hadallo uga bilaabmayaan dowladda Federalka Soomaaliya iyo Mucaaradka kasoo hor jeeda.

 

Ahmedou Ould Abdallah,waxaa uu sheegay in wada hadaladan oo ay Qaramada Midoobay gar wadeen ka tahay ay dhanka dowladda Soomaaliya uga qeyb geli doonaan 7 xubnood,halka dhanka mucaaradkana ay tiro intaa la egi kaga qeyb geli doonaan.

 

Soomaliya ayaa dagaalo sokeeye ay si ba’an u wax yeelkeeyeen tan iyo sanadkii 1991-kii markii ay meesha ka baxday dowladii dhexe ee Soomaaliya,waxaana hada wakiilka Qaramada Midoobay uu sheegay in uu aad ugu rajo weynyahay nabada Soomaaliya xiligii ay soo dag dagi lahady in la gaaray.

 

Wada hadaladan oo ahaan doona kuwo albaabada loo laabay ayaa socon doona muddo todobaad ah sida wakiilka UN-ka ee arrimaha Soomaaliya uu maanta ka sheegay magaalada Nairobi.

 

“Aad ayaan ugu rajo weynahay wada hadaladani in ay dhaxal gal noqdaan guulna keenaan”ayuu yiri wakiilka Qaramada Midoobay ee arrimaha dalka Soomaaliya Ould Abdullah.

 

“Adinka dhexdiina ayaa nabada baadi goobaya,mana jiri doonto fara gelin dibadeed oo wada hadaladiina nabada lagu sameeyo”ayuu mar kale yiri wakiilka Qaramada Midoobay.

 

Tan iyo markii uu xafiiska qabtay bishii November ee lasoo dhaafay ayaa ra’isul wasaaraha Soomaaliya Nuur Cadde waxaa uu ku dadaalayay in uu mucaardka islaamiyiinta ah wada hadal la galo,taas oo aan xagiisa suura gal ka noqon ra’isulwasaarihii isaga ka horeeyay Dr cali maxmed Geedi.

 

Xafiiska war qabadka shabakada carmooyin.com ee Baydahbo.

 

Contact:carmooyin@hotmail.com or carmooyin@GMAIL.COM

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

Shirka Djabouti oo maanta lagu balansanyahay

 

 

--------------------------------------------------------------------------------

Muqdisho, Somaliya (Calanka.com) 10-May-08

--------------------------------------------------------------------------------

 

Waxaa maalinkii shalay dalka Jabuuti wada gaaray xubno ka kala socda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Isbaheysiga Dib u xoreynta, kuwaasi oo maanta lagu wado in wada hadallo uga furmaan magaalada Djibouti.

 

Shirka ay isku soo hor-fariisinayaan labadan garab ayaa wuxuu yahay mid farsamo oo ay guddiyada labada dhinac ku jeex jeexayaan sidii ay isula meel dhigi lahaayeen in la helo jawi lagu xaliyo mushkiladda Soomaaliya isla markaana ay ku wada hadlaan mas'uuliyiinta labada dhinac, iyadoo sidoo kalena ay ka wada hadlayaan qaabka ay Ciidamada Itoobiyaanka uga bixi karaan Soomaaliya.

 

Xubnaha Dowladda Federaalka uga qeybgelaya Wada hadallada

 

Maxamed Cabdi Ashkir =: wasiirka dib uheshiisiinta dowlada

Maxamed Cali Xaamud =: wasiirka maaliyada

Nuur Iidow Beyle =: xildhibaan

Maxamed Maxamuud Xeyd =: xildhibaan

C/llaahi Shiikh Ismaaciil =: xildhibaan

C/raxmaan Jaamac =: xildhibaan

Cabdalla Boos Axmed =: xildhibaan

Ibrahim Garabey =: xildhibaan

Ismaaciil Macallin Muuse =: gudoomiyaha dib uheshiisiinta qaranka

 

Xubnaha Isbaheysiga dib u xoreynta uga qeybgelaya wada hadalada

 

Prof. Ibraahim Xasan Caddow

Prof. C/raxmaan Xaaji Aadan Ibbi

C/qaadir Xaaji Maxamuud Dhaqane

C/raxmaan Maxamuud Jinaqow

C/raxmaan Dheere

Cumar Idiris

 

Sidoo kale waxaa jira magacyo kale oo aan inoo suura galin inaa helno.

 

Sikastaba ha haatee shirkaani ayaa waxaa uu yahay mid rajo laga muujinaayo in uu qabsoomo waxaana jira in Qaramada Midoobay ay garwadeen ka tahay shirkaasi.

 

C/laahi Xasan Baliil

Baliilkhan10@hotmail.com

BaliilNet.abdala@Gmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

I believed there is no need for this talks. But,any hopes I possibly could have were dashed when I saw Cabdullahi Sheekh Ismaacil in the delegation from the TFG. That man is a spolier, and is planted by Ethiopia.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

I believed there is no need for this talks. But,any hopes I possibly could have were dashed when I saw Cabdullahi Sheekh Ismaacil in the delegation from the TFG. That man is a spolier, and is planted by Ethiopia. The whole of TFG is Ethiopia's playtool anyway, but he is the worst lackey of all the lackeys sent.

Share this post


Link to post
Share on other sites

its just a show We have host these kind of shirs the past 17 years in Djbouti its just a way to make lots of money

 

waxba kama soo socdaan adeeer ha ku daaliin

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

^It is important to have such talks for the sake of the innocent people dieing in the crossfire, their only hope to see the return of peaceful livelihood, those of you who hadn't experienced what it is like to live in a warzone and never tasted bullet wounds will no doubt find a room to critize this meeting, adeer enjoy your comfort lives in the west...

 

Xaaji your point as a secess, as long it is not in my neighbourhood!

Share this post


Link to post
Share on other sites
N.O.R.F   

Interesting how this will develop.

 

I predict conditions being set. TFG will put its head in the sand and blame it all on UIC/Al Shabaab.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ibtisam   

Sometimes you get lost in your own dreams. Must I remind you where you live?? There is nothing unique about ducking bulletes or living in a war zone. Most somalis in the west because that is what they run from. What did you think took them to the west? ciyaar iyo kibir? :cool:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

^LOol, but the fact that you are in the west living in comfort makes you different from one who's living in a warzone, Mogadishu. Very understandble, you are not the same, whether you went throught the same experience before or not matters less... You are different from them, Period. Are you saying we are equal?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ibtisam   

^^^No, I'm saying adigu iyo them and me are all in the same boat, regardless of wheather we went throught it or not, it is no longer our reality. Therefore YOU could not know any better than kaad sheegisiid, because you are also in the west. Hence implying you know better is false. smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

^Aha I got you now that you got it all wrong, Dang.

 

I support the peace talks to commence and continue ever after until fruitful result comes out, unlike the ones living in the west(ofcoz like me) calling for the war to match on...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ibtisam   

^^^Again you are twisting his words. The dude said that the last talks in the past 17yrs have achieved nothing, there is no reason why this one should be any different and we are wasting our time. HE showed no intention of supporting a war let alone calling for one to march on...

 

Lastly he is correct in that the past 17yrs many talks have been hosted for somalia peace/ progression and nothing has come out of it. HEnce a waste of resources. Do you dispute the facts? HAve these talks achieved something?? if so please inform us.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

^You are dragging the issue beyond relevance mate, never give up, no one will lose in talks, talk and talk in the end something will come out...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thierry.   

Talk is good as long as the goals and the aims are put forth early by both parties.

 

Agenda should be

 

- Ethiopian withdrawal

- Inclusive government

- Preparation for next year

- How to help the millions of displaced people

 

That’s all I can think of for now

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this