Sign in to follow this  
General Duke

Tacsi : Islaan Maxamed Islaan Muuse: oo Xalay geeriyooday

Recommended Posts

Gabbal   

Ilaahay ha u naxariisto marxuumka. Ilaahay janatul Firdowsa haku bishaareeyo. Samir iyo iimaan eheladiisa, asxaabtiisa, iyo dhamaan dadka uu yiqiin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Samafal   

Inaalilaahi wa inaalilaahi raajicuun. Allaha unaxariisto Islaan Mohamed Islaan Muuse. I heard he was a great leader and champion of peace.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wafdigii ugu balaarnaa ee ka socda DFKMG ah ee abid yimaada Puntland oo berri imanaya

 

Nairobi-21.February.2005 Wafdigii ugu balaarnaa ee ka socda DFKMG ah ee Soomaaliya ee abid cagaha soo dhiga Deegaanada Puntland ayaa lagu wadaa maalimada beri ay soo gaaraan Magaalada Garoowe ee Xarunta Maamul Goboleedka Puntland.

 

Wafdigan ayaa ka socda DFKMG ah ayaa waxaa hogaamin doona wasiirka Kaluumayasiga DFKMG Xasan Abshir Faarax waxaana ka mid ah

 

Wasiirka Dakedaha & Gaadiidka Badda Cali Ismaaciil Cabdi Giir

 

Wasiiru dawlaha Madaxtooyada Qaalid Cumar Cali

 

Wasiir ku xigeenka Lacagta Mire Xaaji Faarax

 

Wasiir ku xigeenada Iskaashiga Gobolada Deeqo Col ujoog.

 

Wasiir ku xigeenka Horumarinte reer Miyiga Saciid Maxamuud.

 

Wasiir ku xigeenka Arimaha Federaalka Maxamed Axmed Kulan.

 

Sidoo kale Wafdigan ayaa waxaa ka mid ah Xildhibaano ka tirsan Baarlamanka Soomaaliya gaar ahaan kuwa ka soo jeeda Gobolada Puntland.

 

Wafdigan ayaa waxay u socdaan inay soo gaarsiiyeen Qoyska iyo Ehelada Islaam Maxamed Muuse Tacsi ay uga wadaan DFKMG ah ee Soomaaliya, waxay sidoo kale Wafdigan u socdaan inay gogol xaar u noqdaan wafdi kale oo ka socda Xukuumada oo soo gaara Deegaanada Puntland.

 

Canab Mumtaaz

SBC Nairobi.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Duk sxb aad iyo aad ayaaa looga fiican yahay in aad ku qorto meeshaan. Waa meel tacsiyadeed!!!!!! redface.gif

 

Islaanka was very well respected.

Ilaahoow unaxariiso marxuumka ehelkiisana samir iyo iimaan alaha kasiiyo. aaamiiin

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this