Sign in to follow this  
Juje

Maamul cusub oo loo magacaabay - I'am sure my old friend Duke will be happy with this

Recommended Posts

Juje   

Maamul cusub oo loo magacaabay G/Banaadir

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweeynaha Jamhuuriyaha Soomaaliya ayaa Gudoomiyaha G/Banaadir ahna Duqa M/Muqdisho loogu Magacaabay Maxamed Axmed Tarsan iyadoo Munaasabad Balaaran oo uu xilka kula wareegayay ay maanta ka dhacday Xarunta maamulka Gobolka Banaadir ee Magaalada Muqdisho.

 

Munaasabadan oo si heer sare ah loo soo agaasimamay ayaa waxaa ka soo qeyb galay wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan Dowlada KMG ah ee Soomaaliya, kuwaas oo ay ka mid ahaayeen Wasiirka Arimaha Gudaha Sh.C/qaadir Cali Cumar, Wasiirka Warfaafinta C/raxmaan Cumar Cismaan Eng.Yariisoow,Mas’uuliyiinta maamulka Gobolka Banaadir, Gudoomiyayaasha degmooyinka Gobolka iyo marti sharaf kale oo lagu casuumay munaasabadaasi.

 

Gudoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir ahaana Duqii Magaalada Muqdisho Eng C/risaaq Maxamed Nuur ayaa si kalsooni leh xilka ugu wareejiyay Gudoomiyaha Cusub ee G/Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Maxamed Axmed Nuur Tarsan.

 

 

Gudoomiyaha Cusub ee G/Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Maxamed Axmed Tarsan ayaa ugu horeeyn u mahadceliyay Gudoomiyihii hore ee G/Banaadir, waxa uuna ku amaanay howshii wanaagsaneyd ee uu soo qabtay mudadii uu xilka hayay, waxa uuna Gudoomiyaha cusub balanqaaday in uu dardar gelin doono howlaha maamulka Gobolka Banaadir.

 

Xilwareejintan ayaa ka danbeeysay kadib markii wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweeynaha jamhuuriyada Soomaaliya, gudoomiyaha Gobolka Banaadit ahna duqa magaalada Muqdisho loogu magacaabay Maxamed Axmed Tarsan kadib markii sida wareegtada lagu xusay uu Madaxweeynuhu arkay baahida loo qabo in isbedel lagu sameeyo maamulka G/banaadir isla markaana uu Madaxweeynuhu tixgeliyay soo jeedinta R/wasaaraha Soomaaliya iyo wasiirka arimaha Gudaha Xukuumada KMG ah ee Soomaaliya, waxaana la faray gudoomiyaha cusub in uu howshiisa u guto si firfircoon oo wadaniyadi ku jirto.

 

a%20tarsan.jpg

 

dsc00028.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Far from it. This is Mr. M-society I hate everything Puntland and D himself.

 

Outrages person but his appeal for some are quiet evident. Appeals to the mass ignorant because as a hard advocator for the clan he's seen as a great and big man.

 

I wonder why these folks and community especially always get appealed and thus sheep around such lowly quality-wise and savage like people like this guy. It was the notorious warlords first then hapless folks like Sharif and now this sorry excuse of an 'authoritative figure'. etc.

 

But clan appeal is strong and he must be hitting the right notes as the 'tough' man of the clan.

 

That's not Duke's friend, for sure.

Share this post


Link to post
Share on other sites

He used to be anti-ethiopian during the occup. seen in every protest against ethiopia. Would love to know now whether he still sees Ethiopia as a foe or a friend!

 

Congratulation to him. With Alshabab in control much of Mogadishu I wonder what little any change or difference he can do there.....

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Salaad Cali Jeelle used to say: 'Ma leeyska kacsaayey?', hadda Tarzan wuxuu Parliament Sq. ka qeyliyoba ma booskii Maxamed Dheere ayuu xaar-xaartay?? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dadkaan ayaa la leeyahay hala maamulo oo dowlad ha helaan. Kii imaadaba mucaarad ku ah. Waa gartoona, in their cushy living rooms of the Galbeedaka ayee always dacaayad bilaash ah ka wadaan, dhib iyo culeysna kuma heyso malaayiinta Soomaaliyeed qaxooti ku ah, kuna rafaadsan dalka gudahiisa iyo dibadiisaba, una baahan dal ay si nabad ah ugu noolaadaan oo ay xor u yihiin, the same nabad iyo xor kuwa iga koreeyo enjoy daily in their adopted countries with their ever grinning " :D ".

 

Horaa loo yiri calool dheregsan calool baahan kama naxdo. How fitting. Dad waxba ka qasneen waaye, waa gartoona again inay iska dhoolacaddeeyaan had iyo jeer.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Congrats to Tarzan. Indeed Mr I am no 1, has at last got what he wanted, some recognitition.

 

Now we wait for Juje to be announced, men less educated and able than him seem to b on thr rise.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Waxaan la yaabanahay inuu weli aamunsan yahay oo uusan islaamaha iyo carruurta ku dhihin aan dhagxaan qaadanno oo Shabaabka la dagaalno.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this