Sign in to follow this  
General Duke

Bossaso courts convicts Al Shabaab memeber

Recommended Posts

Maxkamada Bosaso oo dad xukuntey

16 Jul 16, 2008 - 6:37:58 PM

 

Maxkamada Boosaso oo xukunno adag ku ridey xubno gaaraya 12 kuwaas oo ciidamada Booliska Bosaso kadib markii lagu soo eedeeyay falal xatooyo. Sidoo kale Maxkamadda ayaa xukun ku fulisay Maxamed Amiin Cali oo lagu soo eedeeyay inuu ka tirsan yahay ururka Al-Shabab isla markana waxyaabaha qarxa soo geliyay gudaha Puntland.

 

Gudomiyaha Maxkamada Darajada koowad ee Gobolka Bari Maxamed Cabdi Aware ayaa Maxkamadda horteeda ugu dhaawaqay xukunada lagu riday 12-kan nin oo lagu soo eedeeyay iney fiilooyinka dabka iyo kuwa taleefanada ka fiiqdaan tiirarka magalada Boosaaso iyadoo sadax ka mid ah 12-kan nin lagu xukumay 8 sano oo xarig ah halka 9 kalana min 6 sano oo xarig ah.

 

Dhinaca kale Maxkamadda waxay xukun lacaged ku fulisay nin dhalashadiisu tahay Itoobiyaan kaasoo lagu soo eedeeyay inuu ka ganacsado Maandooriyaha khamriga ee lagu sameeyo gudaha dalka Soomaaliya oo la yiraahdo Calaqa, waxayna ku xukuntay

300 Dollarka Mareykanka ah.

 

Nin lagu magacabo Maxamed Amiin ayaa Maxkamadu Gobolka Bari ay xukun 12 sano oo xarig ah ku fulisay kadib markii lagu soo eedeeyay inuu ka tirsan yahay ururka Al-Shabaab.

 

Xeer ilaliyaha Maxkamada Darajada Koowad ee Gobolka Bari Axmed Taaran oo ayaa horteda ka aqriyay eedeyntasi ayaa shegay in ay waajib tahay in la mariyo danbiilahan wixii uu muteystey, isagoo ka codsaday Maxkamadda in lagu xukumo 20 sano oo xarig ah.

 

Garowe Online,Bosaso

Share this post


Link to post
Share on other sites
Muslim01   

^ looool adeer caadi matihid, you should be making that type of dua against the oppressors whom rule with the gun :] .

 

Imagine this - being shackled, thrown in a dark dungeon, beaten by tyrants - why? Because you chose to pick up the sword against your sworn enemy (Ethiopia)- what an honor eh :] ?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this