Sign in to follow this  
Gabbal

The namesake to one of Gedo's cities alleges this is the worst drought she has seen!

Recommended Posts

Gabbal   

Haweeneydii loogu magac daray degmada B/xaawo oo iyadoo 100 sano jir ah sheegtay in abaarta ka jirta deegaankaasi aysan horay u soo marin

 

Xaawo Max’ed oo ah haweeneydii loogu magac daray degmada B/xaawo, isla markaana mudulkii ugu horreeyey ka dhisatay degmadaasi ayaa sheegtay in abaarta ka jirta deegaankaasi ay tahay mid aan horay u soo marin Gedo.

 

Xaawo Max’ed oo u warameysay Idaacadda Shabele ayaa sheegtay in da’deedu ay caga-cageyneyso 100 sano, isla markaana xaalad aad u darran ay ka jirto B/xaawo, waxeyna xusay in loo baahan yahay in gargaar bini’aadanimo lala soo gaaro deegaankaasi.

 

Dhinaca kale, mid ka mid ah nabadoonada beesha ********* laguna magacaabo Ugaas Max’ed Weli ayaa sheegay in gobolka Gedo aan looga baahneyn hay’ado samafal ayna dadka deegaanku gudahooda iska caawiyaan, sida uu hadalka u dhigay, wuxuuna ku nuuxnuuxsaday in hay’adaha samafalka ay horay dhowr jeer u lugooyeen gobolkaasi.

 

 

Cabdishakuur Cilmi Xasan,Dayniile,Muqdisho

 

Ku noqo beejka

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this