Sign in to follow this  
Nationalist

Las Anod, First Somali City To Be Reported To Be In Extase After Election Results

Recommended Posts

Caawa Iyo Laascaanood :-Guusha Mudane C/laahi Yuusuf Axmed Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya

 

761DSC03663.JPG

 

760DSC03660.JPG

 

Laascaanood(Radiolascaanood)10/10/04Axad:-Isla markii lagu dhawaaqay natiijada codadka wareegii sadexaad ee doorashada madaxweynaha Jamhuuriyada Fidiraalka Soomaaliya in uu ku guulaystay Madaxweyne C/laahi Yuusuf Axmed jagada Madaxweynanimada Soomaaliya ayaa Dadweyne aad u tiro badani isugu soo baxeen wadooyinka Magaalada Laascaanoo, Isla marlkaana Rasaas farxad ay ku dheehan tahay ay samawada Magaalada Laascaanood Hadhaysay.

 

 

759DSC03659.JPG

 

Dadweynaha Magaalada Laascaanood ayaa Maanta labadii galinba dulfadhiyey Idaacadaha Aduunka iyaga oo kala soconayey Sida ay u soconayso Doorashadani, waxa kale oo ay dadweynuhu ka dheeganayeen natiijooyinka Doorashadan website yada , iyaga oo dadweyne aad u tiro badani kala socdeen webka Radiolascaanod.com, oo si toos ah ugu soo tabinayey dadweynaha hadba halka ay marayaan na tiijooyinku.

 

763sidee%20dadku%20ula%20socdeen%20doora

 

 

 

 

 

 

Dadweynaha Oo

 

Doorashada Kala

 

Socda Idaacadaha

 

Bulshada Ku dhaqan Gobolada Puntland ayaa si diiran oo farxad ku dheehan tahay u soo dhaweeyey mudane Madaxweyne C/laahi yuusuf Axmed Guusha Balaadhan ee uu ka soo hooyey Tartanka Doorashada oo ay ku tilmaameen mid u dhacday si xalaal ah, isla markaa waxay dadweynuhu sheegeen in ay quudaraynayaan in uu noqdo Mudane C/laahi yuusuf Mid ka soo baxa xilkan balaadhan ee maanta Loo caleema saaray, kala qaybsanaanta bulshaduna ay ku soo gabagabowdo doorashadan , halakaasna laga sii anba qaado dib u dhiska Soomaaliya.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Dadweynaha Gobolka Sool ayaa Khudbadii ugu horaysay ee uu madaxweynuhu goobtii doorashada ka jeediyey aad u soo dhaweeyey iyaga oo ku tilmaamay in ay ahayd mid ummadda Soomaaliyeed wanaag u horseedaysa, isla markaana ay ka muuqatay wadani 'nimo.

 

Asad Cadaani Ibraahim

 

Radiolascaanod.com

 

Laascaanood Puntland Jamhuuriyada Federaalka Ee Soomaaliya

Share this post


Link to post
Share on other sites
Serenity   

What a beautiful pictures. I feel soo pround of my fellow Sool people. I wish I was there with them!

 

Let us pray that Somalia becomes a better place!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Rokko   

Wallaahi the people of Laascaanood have been the core of Ina Yeey's election drive and he knows that na'mean. The MP's from LA stood shoulder to shoulder with the old dude from day one for two years giving him moral support and they even rejected their own Galeydh na'mean. Ina yeey knows what the people of laascaanood did for him. he will never forget na'mean.

 

very nice pictures waryaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Rokko   

Deegaamada Sool,Sanaag iyo Cayn oo ay ka socdaan Fantastiyo Lagu Taageerayo Mada

 

{LAASCAANOOD}Waxaa ilaa habeenkii xalay iyo saaka ka socda magaalada Laascaanood iyo deegaamada SSC iyo Guud ahaanba Puntland isu soo baxyo weyn oo ay dadku isugu soo baxeen jidadka magaalooyinka waaweyn ee ee Gobolada Puntland.">Daawo sawiradii Xalay ee Mashxaradii Laascaanood Iyo Wariyaha M. Gaaxnuug ee Laascaanood

 

Hadaba waxaa iyagu habeenkii xalay aan seexan dadka iyagu ku nool magaalada laascaanood ku waas oo wadooyinka waaweyn marba dhinac u raacayey kuna dhawaaqayey Guul Guul u soo hoyatay Umada Soomaaliyeed weeye C/laahi Yuusuf iyo ereyo kale oo ay ku dheehan tahay wadaninimo.

 

Dhanka kale habeenkii xalay oo aan la xidhiidhay meelo ka mida gobolada soomaaliya qaas ahaan magaalooyinka Burco iyo Hargeysa ayaa waxa dadku ay ka bixinayeen hadalo kala duwan oo sida qaar leh waa guul oo waa nin Soomaali dhisi kara iyo halka qaar kalena kala haayeen waxaanu nahay dowlad

 

Hadaba si kasta ha ahaatee waxaa isagu guushan uu gaadhay Mudane C/laahi Yuusuf Axmed aan la ogayn inay la saan qaadin kuwii ka horeeyay iyo inuu noqon Mandeelaha Somaaliya.

 

Saaka_oo_weli__fantastiyuhu_socdo.JPG

 

Banaanbax.JPG

 

Banaanbax_3.JPG

 

dadkii_oo_faraxsan.JPG

 

dadkii_oo_faraxsan.JPG

 

farxada_dadka_laaska.JPG

Share this post


Link to post
Share on other sites
Bachelor   
IMPRESSIVE PICTURES!!!!! i can see a very enthusiatic gangs. GOOD FOR THEM. Clearly that shows they are PROUD TO BE FROM SOMALIA .

Share this post


Link to post
Share on other sites

To be honest with i'm very proud of them. This people are true patriot. They must know what national government means to them and they must have very high hopes too. May Allah show them the day this government improves their life. Amiin.

 

Its also impressive pictures too. this is my favourite one.

Banaanbaxii5.jpg

thay praying for Allah to guide their new leader.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this