Sign in to follow this  
Saalax

Loser Maxamed Abdillahi Omar I am not clever enough to compete in Somaliland

Recommended Posts

Saalax   

m_abdilahi_omar.png

 

 

(Hadhwanaagnews) Monday, November 15, 2010

 

“Waxaan Xil uga raadsan waayay Somaliland waxa ay tahay waxaa Jooga dad iga Aqoon & Cilmi badan, Cismaan Kaluun & Siilaanyo Waa niman” R-Hadhwanaag oo Waraysi Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Soomaaliya. Maxamed C/Laahi Oomaar.

 

 

Radio Hadhwanaag ayaa Waraysi aad U Xiiso badan oo dhinacyo badan tabanaya layeshay Layeshay Raiisul Wasaare ku xigeenka, ahna Wasiirka arrimaha dibedda ee Soomaaliya. Mr. Maxamed Cabdullahi Oomaar, Waraysi Qaade Wariye Hassan Kuuriya Muqdisho. HALKAN GUJI OO DHAGAYSO

 

 

Hadhwanaag

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

^^^ Agah! war wa maxay caydu iis daji your al shabab B-F's waxbana lagama sheegiin ee. :D this is about the Caado qaate Maxamed Abdilahi Omar admitting his not good enough to compete in somaliland.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

lol...markaas baa xil wasaaradeed loo magacaabay. I wish in walaashiis Raaqiya amase Cismaan Kalluun lagu beddelo.

 

War ninkan hadalka jiid-jiidaya sidee wax ka yihiin?

 

Ninkaan dowladdii Cumar C/Rashiid waxaa looga qaaday jagada Was. Arrimaha Dibedda isagoo dalka cag soo dhigi waayey iyo isagoo si hoose Somaliland inuu u shaqaynayo la ogaadey sida lagu soo eedeeyey. Mid wax buu ka beddeley oo xilligii uu xilka Was. Hiddaha iyo Tacliinta ka tegey wuxuu ku sugnaa Muqdisho balse midda kale isagaaba hadda afkiisa ku qirtay!

 

loool...Quote "Maanta Somaliland waxaa deggan taqriiban 600 000 oo qof oo ka soo barakacay Koofur oo si caadi ah oo Dadkaasina si caadi ah oo xuquuqdoodu oo dhami ugu dhan tahay bay u deggan yihiin"

 

plus, Meeqo jeer buu Somaliland ku celceliyey iyadoon jumlo ahaan xitaa loo baahnayn?

 

He did not want to say in dalka la kala gooyo ma aaminsani ama ma wanaagsana, yuu isku qarinayaa!

 

This is one possible reason dowladda Farmaajo ay Baarlamaan-ku-sheeggu ku eedayn karaan oo ay weydiin karaan inuu wax ka beddelo, inta iska daayaan annaga hannalaku daro iyo hebel baa ka maqan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Originally posted by Che -Guevara:

Liibahe....Goormaan ku caaye? Cajiib!

lol...Haddii aad Af-Soomaali ku sheegi lahayd waan kuu garaabi lahaa oo waxaan dhihi lahaa "Hadal waa mergoo kale" :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Oomaar is trying to stay humble and give respect to other elder statesmen. One of the traits that makes him appealing is his humble nature. As for "cleverness", Oomaar, an Oxford educated man, is a smart individual.

 

Oomaar is good for Somalia.

 

Abwaanoow, Somaliland haduu hoos kala shaqeeyo, maxaa dhib ah oo ku jirta? Sow iyaguba shacab Soomaaliyeed maaha oo in la soo dhaweeyo ay haboon tahay? :D Anigu waxaan maqlay Jingeli ayaa meesha u dhuutinayey oo rabey inuu isagu Foreign Minister position la wareego oo Shariif baa wateye, ee eedahaas kale ma maqal. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

after listening Oomaar's interview, I have to admit that his loyalty lies more in Hargaysa than in Mogadishu. He was keep saying "Somalia and Somaliland" what the F...ck. since when Somaliland became a country. This guy will cause damage to the somalia unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this