Sign in to follow this  
Garyaqaan2

Muxaadaro wanaagsan oo kadhacday Qabuurihii Talyaaniga

Recommended Posts

Bisinka iyo Burdaha! Wiil-Duco maxaad tiri?

Yaab iyo yaabkiis! Fajjac iyo amakaag baa Ilaahay na tusay! Ma Xamar caddey baa dhul laga waayey inta qubuuraha la fagtay Masjid laga dhisayo? Mise waa:

 

Xadro iyo xamdi Eebe kaama ahee

Xinkay baad usoo xam leedahay!

 

Salaamaat.

Share this post


Link to post
Share on other sites
king_450   

I am not surprised a lit bit,but why it took them so long to do this action?. These people stole houses where people still reside,and here you are wondering a dead man's land? you figure.

Share this post


Link to post
Share on other sites

meesha hadeey tahay meel islaamka ubaahanyahay waa ay banaanthay in la isticmaalo. diinteena waa ay dhigeeysaa in hadii meesha laga dhigaayo masaajid ay banaantahay. ninka gaalkaha malaha xuquuda islaamka uu leeyahay oo kale. waxa kaliya oo ay dadkaan qaladaka ku sameeyeen waxaa waaye in ay lafihii kutuureen banaanka waxaa fiicneed in ay asturaan. lakiin walaahi dhib uma arko meesha hadii laga dhigaayo meel ilaah lagu caabudaayo. qaladka waxaa waaye sidee wax u sameeyeen.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this