Sign in to follow this  
Liibaan

General Saciid (Khaarajiye) Oo Loo Magacaabay Madaxa Hogaanka Difaaca Iyo Amniga SSC

Recommended Posts

Liibaan   

indo.jpg

 

 

JIDBAALE: Hoggaanka SSC Oo Magacaabay Madaxa Difaaca iyo Amniga Sarreeye Gaas Siciid Cali Salaax {Khaarajiye}.

 

Nairobi(Jidbaale.com):-Shir jaraa'id oo goor dhawayd ay si wadaq jir ah u qabteen Hoggaamiyaha SSC Mudane Suleiman Ciise Axmed iyo ku xigeenkiisa Col: Cali Sabarey ayaa waxaa si rasmi ah loogu dhawaaqay Madaxa Difaaca iyo Aminga ee Gobollada SSC. Waaxda ayaa loo magacaabay Sarreeye Gaas Siciid Cali Salaax {Khaarajiye}.

 

 

 

Hoggaanka Difaac iyo Amniga aya waxaa uu sheegay Hoggaamiye Xagla-toosiye in uu magacaabistiisa kala tashaday Ku.xigeenkiisa iyo Khubaro badan oo xaga Militery-ga ah.

 

 

 

Ka dib Magacaabistiisii ayaa isla goobtaba lagu dhaariyey asagoo wacad ku maray in uu dalkiisa SSC oo daacad u noqon doono. Wuxuu sheegay Sarreeye Gaas Khaarajiye in uu gudan doono waajibaadkiisa, isla markaana ka soo dhaalaali doono hawsha Dibu u sifeynta ah ee loo xilsaray.

 

 

 

Jeneraal Khaarajiye ayaa waxaa lagu yaqaana Hawl karnimo. Go'aan qaadasho aan leex-leex lahayn iyo weliba Karti uu ku dhexlahaa Bulshada Soomaaliyeed iyo Tan SSC ee u u dhashayba.

 

 

 

Dhankale xubnaha hadhay ayaa waxa lagu wadaa in maalmahan soo socda ayagana la magacaabo, iyadoo sidoo kale dhawaan ay dalka u soo kici timi doonaan Hoggaanka SSC oo idil.

 

 

Jeneral Khaarajiye wuxuu Digniin cad u jeediyey Maamulka Soomalidiidka ah, oo ugu sheegay in ay iska fududeeyaan deegaanka intaan Talo faraha ka haadin.

 

Jidbaale.com

- - -

LASANOD ONLINE: Saciid Cali Saalax (Khaarajiye) Oo Loo Magacaabay Madaxa Hogaanka Difaaca Iyo Amniga-

 

NAIROBI,(Lasanod Online)- Shir jaraa'id oo ay si wada jir ah u qabteen Hogaamiyaha golaha midaynta iyo badbaadinta SSC, Mudane Suleiman Ciise Axmed iyo ku xigeenkiisa Col: Cali Xasan Axmed(sabarey)..

 

ayaa waxaa si rasmi ah loogu magacaabay madaxa Difaaca ama Hogaanka Difaaca iyo Amniga Saciid Cali Saalax (Saciid khaarajiye).

 

Hogaanka Difaac iyo Aminaga aya waxaa uu sheegay Hogaamiye Xaglatoosiye in uu magacaabistiisa kala tashaday Ku.xigeenkiisa iyo Khubaro badan oo xaga Militeryga ah.

 

ka dib Magacaabistiisii ayaa isla goobtaba lagu dhaariyey asagoo wacad ku maray in uu dalkiisa SSC oo daacad u noqon doono. Wuxuu sheegay Sareeyo guud Khaarajiye in uu gudan doono waajibaadkiisa isla markaana ka soo dhaalaali doono hawsha Dib u xoraynta dalka ah ee loo xilsaray.

 

Jeneraal Khaarajiye ayaa waxaa lagu yaqaana Hawl karnimo. Go'aan qaadasho aan leex leex ahayn iyo weliba Karti uu ku dhex lahaa Bulshada Soomaaliyeed iyo tan SSC ee uu dhashayba.

 

Dhankale xubnaha hadhay ayaa waxa lagu wadaa in maalmahan soo socda ayagana la magacaabo. iyadoo sidoo kale dhawaan ay dalka u kici timi doonaan Hogaanka oo dhan.

 

 

Wariye: Abdiqadir M. Cali

 

- - -

RIINJI NEWS: War Deg Deg ah: Hogaanka SSC oo magacaabay Madaxa Difaac iyo Aminiga

 

Shir jaraa'id oo goor dhawayd ay si wada jir ah u qabteen Hogaamiyaha ugu sareeyo SSC Mudane Suleiman Ciise Axmed iyo ku xigeenkiisa Col: Cali xasan axmed (cali sabarey) ayaa waxaa si rasmi ah loogu magacaabay...

 

Madaxa Difaaca ama Hogaanka difaaca iyo amniga ayaa waxa loo magacaabay Saciid Cali Saalax (Saciid khaarajiye)

 

Hogaanka Difaac iyo Aminaga aya waxaa uu sheegay Hogaamiye Xaglatoosiye in uu magacaabistiisa kala tashaday Ku.xigeenkiisa iyo Khubaro badan oo xaga Militeryga ah.

 

ka dib Magacaabistiisii ayaa isla goobtaba lagu dhaariyey asagoo wacad ku maray in uu dalkiisa SSC oo daacad u noqon doono. Wuxuu sheegay Sareeyo guud Khaarajiye in uu gudan doono waajibaadkiisa isla markaana ka soo dhaalaali doono hawsha Dibu u sifeynta ah ee loo xilsaray.

 

Jeneraal Khaarajiye ayaa waxaa lagu yaqaana Hawl karnimo. Go'aan qaadasho aan leex leex ahayn iyo weliba Karti uu ku dhexlahaa Bulshada Soomaaliyeed iyo Tan SSC ee u u dhashayba.

 

Dhankale xubnaha hadhay aya waxa lagu wadaa in maalmahan soo socda ayagana la magacaabo. ayadoo sidoo kale dhawaan ay dalka u soo kici timi doonaan Hogaanka oo idil.

 

Sawirada Lagu Magacaabay Khaarajiye Waxaanu Idin Soo Gudbin Doonaa Goor Dhaw

 

Abdiwahaab Mohamed Abdiweyne

 

Nairobi Kenya

Share this post


Link to post
Share on other sites

General Assasin (Khaarjiye) wow what a name, somali warlord names are getting bolder and more aggressive, Khaarjiye aa, acuudubilah. awalbaan qaati ka taagneyn, xaaraan kunaax, Qaybdiid, Xaabsade, shan daqiiqo, iyo balayo kale oo magacyo daran leh.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by MoonLight1:

General Assasin (Khaarjiye) wow what a name, somali warlord names are getting bolder and more aggressive, Khaarjiye aa, acuudubilah. awalbaan qaati ka taagneyn, xaaraan kunaax, Qaybdiid, Xaabsade, shan daqiiqo, iyo balayo kale oo magacyo daran leh.

looooooool @ Moonlight1. I hate these dudes with these fringhtening nicknames like this one Khaarajiye

 

Some others kharijye-like nicks below:

 

Sulayman Gaal

Kiish Buur

Shaati Guduud

Yusuf Kamadage

Seefta Bannanka

Sheekh Adan Madoobe (sheekha :rolleyes: )

Xaran ku Naax

Faysal cali Waraabe

Xuub Sireed

Cabdi Cabdile Jinni Boqor

Cumar Finish

Ibarahim Sh Jeebo

Ismaciil Buubaa

Cali Baashi Rooraaye

 

.... iyo qaar kaloo badan. Bal kusii dara listahan

Share this post


Link to post
Share on other sites

Allamagan

Some others kharijye-like nicks below:

 

Sulayman Gaal

Kiish Buur

Shaati Guduud

Yusuf Kamadage

Seefta Bannanka

Sheekh Adan Madoobe (sheekha )

Xaran ku Naax

Faysal cali Waraabe

Xuub Sireed

Cabdi Cabdile Jinni Boqor

Cumar Finish

Ibarahim Sh Jeebo

Ismaciil Buubaa

Cali Baashi Rooraaye

 

Allamagan lol :D

 

Add this to your list.

 

Cabdullahi Yeey.

Cabdi max'ed Cabdiwaal

Cadde muuse

Gen. Ma tukade.

Axmed Godane.

Yusuf Dabageed

Gen.Dhuumaal.

Gen. Ilko jiir

 

and finally

Gen.Duke :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Very funny. From Sareeye Guuto/Sergeant to Generale. smile.gif

 

He skipped all these ranks Lieutenant, Captian, Major, Lt. Colonel, Colonel, Brigadier and jumps straight to General rank.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by juma-nne:

doorkan waxaan umalaynayaa waa doorkii isaga laftigiisa lagu khaarajin lahaa
:D

:D:D

 

 

Warkaasna waxa loo qori lahaa "Khaarajiye oo la khaarajiyay" ,,, :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

we can understand why the supporters of somali-diidka are against General Khaarajiye, because he will lead the SSC army to free the SSC region.

 

juma-nne, is a supporter of the 76 years warlord Siilaanyo, and jb is a supporter of Dictator Riyaale (the former NSS officer), so their cheap comments is irrelevant

 

Waxa ee ka walwalsanyihiin waa General Khaarijiye, inuu somaali-diid militia khaarijiyo, oo na ka safeeyo dhamaan dhulka SSC marka hore

 

Halkaasaa ka garanasaa inuu General Khaarajiye durbaba ka qeylisiiyey somaalidiidka, oo uu ku riday walwal iyo argagax

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this