Sign in to follow this  
Maaddeey

The Awdal Uprising 'The true story'

Recommended Posts

The Zack   

Originally posted by Jacaylbaro:

quote:Originally posted by xiinfaniin:

waryaa Jacayl in onlf ta la hareereeyo (waaba haddii lagu gaara e
:D
) waa laysku ogaa, laakiin maxay tahay local guryaha kasoo baxay oo mudaaharaadayya ?

Waa family gii ay nimanka xidhani ka dhasheen oo maqlay xabashi baa loo dhiibayaa ,,,, gaadhiga la jiidhsiiyay police ka waxa waday mid ka mid ah maxaabiista walaalkii ,,,,,,,,

 

Fahamta wala la'a ?
:D
Hundreds of people are one family, indeed. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

jacayl, fahamtu that part, laakiin weli far baa ii taagan!

 

xabishada dacaayad baan u qabaye hadda ma runbaa inay hawsha Boorama wax kaga jiraan, oo police ku ninkuu qabtaba ay dibada ku sugayaan? waa maxay kalsooni darrada shacabka reer Boorama iyo dawladooda kala dhexgashay?

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

Originally posted by The Zack:

NGONGE,

 

I don't think you understand how Ethiopia's demands from Somaliland are easily provided. A father and daughter is what you want to have in your mind when you think of Ethiopia and Somaliland.

Dee is it what you like to believe or how the world actually works? I understand the relationship between the two places. I understand how the world works and, more importantly, I understand how people work. I am telling you here and now (and you can quote me whenever you like) that nobody will get handed over before the committee does its work (and even then I strongly believe that no Awdal person is going to get handed over). Siyaasada baro adeer.

 

P.S.

Maaddeey, lets leave it at not understanding the meaning of uprising ya saaxibi. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by xiinfaniin:

jacayl, fahamtu that part, laakiin weli far baa ii taagan!

 

xabishada dacaayad baan u qabaye hadda ma runbaa inay hawsha Boorama wax kaga jiraan, oo police ku ninkuu qabtaba ay dibada ku sugayaan? waa maxay kalsooni darrada shacabka reer Boorama iyo dawladooda kala dhexgashay?

Dee sow qaar badan oo Ehlul Maadeey ahi dadka ma dhex taagna oo waxaas kuma akhriyayayaan,

 

Xadka labada dal inta u dhaxaysa Borama ilaa jabuuti ayaa baadhis ku jira ,, wasiiradii Somaliland ugu muhiimsanaa baa loo diray ,, xaga xabashidana kolayba taasoo kalaa ka socota.

 

Shirar labada dhinac ahina way jiraan oo labada dhinac isku update garaynayaan xaalada ..... Nothing new.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

NGONGE,

 

In another thread you mentioned that you believe that there is a possible joint interogation going on in Borame which means Somaliland let Ethiopian officials come to their region to interogate Somaliland citizens. If somaliland is bending over that much for the ethiopians, I don't see why they wouldn't hand over their own citizens to Ethiopia AKA abdi iley's liyuu police. Xabashidu ma mareykankiinaa?

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

^^ Yes I said that in another thread and you still didn't get it. Marka maxaan ku idhaahda, saaxib? Take your time and think it through.

Share this post


Link to post
Share on other sites

:D:D @Xabashidu ma mareykankiinaa?

 

A vigorous Zack :D

 

Jacayl,

 

Maaddeey waa wax ba'ay ciduu dhextegeyna kheyr uma tegin, laakiin yaa yiri reer Borama waa mutahamiin, oo waa in la baara :D ? Hargeysa baaritaan ka la mid ahi ma ka socdaa?

 

u malayn mayyo in onlf hadda laga goobayyo Boorama, sow uma eka in qolo la ciqaabayyo marka :D ?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by xiinfaniin:

Jacayl,

 

Maaddeey waa wax ba'ay ciduu dhextegeyna kheyr uma tegin, laakiin yaa yiri reer Borama waa mutahamiin, oo waa in la baara
:D
? Hargeysa baaritaan ka la mid ahi ma ka socdaa?

 

u malayn mayyo in onlf hadda laga goobayyo Boorama, sow uma eka in qolo la ciqaabayyo marka
:D
?

Maya cid gaar ah maaha ,, laakiin meesha ay markan ka gudbeen baa ku taalla GOBOLKA AWDAL.

 

Apparently meelo kelena baadhitaanku wuu ka socdaa sida HALKAN OO KELE :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Xiinfaniin :D .

 

Odayga sxbkaa ah waxuuba OK ku yahay oo caadi la ah in gudaha Somaliland ay xabashidu baadhitaan ku sameeso, kulaha su'aalaha waa iska caadi lakin dad lama dhiibayo :D .

Share this post


Link to post
Share on other sites

:D:D:D @sawirka buuraleyda ah ee berbera laga dhigay

 

war tani waa xaajo meelo fog-fog ka degenaysa, cidda ficil baa hayya

 

raggaygii aanu siilaanyo isla dooranay baan soo waraysan :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Haa soo warayso ...... :D

 

 

Zack laakiin waxba ha ka dhegeysan ,,, wuxuu jeclaan lahaa inuu aduunka oo dhami xabashi la dagaalamo ,,,, xataa ma fahamsana in Guantanamo Bay ay Cuba ku taalo ,,, :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

The Zack, su'aalaha dee waa iska caadi, badow yaho. It's not as if the ONLF crossed into Peru. They want to Ethiopia through the SL borders, they have every right to ask to be present when the suspects are questioned. However, to hand them over is political suicide. Wax fahan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

NGONGE,

 

Waan ku fahmay lakin waan kula yaabay uun.

 

EDIT:

 

Bari marka nimankaas la dhiibo halkan inta timaaddo hana odhan "Waa is caadhi, nimanku denbi bey galeen" :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

My observation on this week's SL fiasco and SOL landers ability to spin the bad news :D

 

When the push came to shove, and SL’s reputation badly needed defense, one man, and one man only, was available to face SOL’s glare. That man was Jacaylbaro! In the face of a rather vigorous The Zack, combined with Aw Tusbaxle’s eloquent essays that detailed onlf’s landing on the shores of Awdal and its subsequent, and successful march toward the border, Jacaylbaro was the only man fighting on SL’s propaganda hill, a hill, it must be bore in mind, that was not worth fighting.

 

NGONGE flinched from answering SOL’s queries while Xaaji Xunduf strangely stayed quit. Qudhac, Suldaan, and old Ayyoub attempted to put up a fight but were quickly repelled---funny that Ayyoub and Suldaan resorted to the same analogy, which made their effort rather lame. Oodweyne, the sharpest knife in the secessionist drawer, was nowhere to be seen. Northern remained true to his character and called the whole thing embarrassment. His follow up threats to impose tight border security were understandable.

 

So lets go easy on our Jacayl

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this