Sign in to follow this  
GAAROODI

Saudi Arabian Government invites Somaliland President for Official Visit

Recommended Posts

GAAROODI   

http://harowo.com/2009/12/26/madaxwaynaha-somaliland-oo-marti-qaad-ka-helay-boqortooyada-sucuudiga-a rabia-todobaadkana-lagu-wado-inuu-socdaal-ku-tago-dalkaas/

 

 

Madaxwaynaha Somaliland oo Marti Qaad Ka Helay Boqortooyada Sucuudiga Arabia, Todobaadkana Lagu Wado Inuu Socdaal Ku Tago Dalkaas.

 

 

Hargeysa (Harowo) - Madaxwaynaha Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin ayaa la sheegay in uu marti qaad rasmi ah ka helay boqortooyada Sucuudi Arabiya, waxaana la filayaa in uu booqashadiisii ugu horaysay ku tago dalkaasi todobaadkan. Sida ay sheegayaan wararka ka imanaya dalka boqortooyada Sucuudiga marti qaadka ay boqortooyadu u fidisay waxaa ka shaqeeyay wafti wasiiro ah oo ku sugan dalka Sucuudiga oo ka kooban ama kala ah Wasiirrada Madaxtooyada, Diinta iyo Awqaafta iyo Duulista iyo Hawada, oo gudashadii waajibaadka xajka u tagay dalka Sucuudiga, waxaana ku taageeray Ganacsadaha Carbeed ee Aljaabiri oo isagu suuro geliyay in xoolaha Somaliland ay tagaan dalkaas.

 

Waa markii ugu horaysay ee Madaxwayne Somaliland ahi uu baaqasho ku tago dalka Boqortooyada Sucuudi Arabiya tan iyo intii ay Somaliland la soo noqotay madaxbanaanideedii. Waxaanad moodaa in xidhiidhka Somaliland iyo Sucuudi Arabiya waji cusbi u furmayo tan iyo intii xoolaha Somaliland loo furay Sucuudiga.

 

Wadanka Boqortooyada Sucuudiga ayaa ah wadanka ugu wayn mandaqadaas, isla markaana ah wadanka shidaalka ugu badan soo saara ama dunida u dhoofiya, door muhiim ahna ku leh golayaasha caalamka, isla markaana wax wayn ka tari kara qadiyada madaxbanaanida ama ictiraafka Somaliland haddii uu u soo jeesto.

 

Dalalka Carabta ayaanu jirin xidhiidh fiican oo Somaliland la leedahay, hasa yeeshee wixii ka danbeeyay socdaalkii uu madaxweynaha Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin ku tagay dalka Isu-taga Imaaraatka carabta waxa si wayn isu soo tarayay xidhiidhka Somaliland iyo Carabta sanadkan dhamaanaya ayaa bilowgiisi Madaxweyne Rayaale marti qaad ka helay dawlada Kuwait, halkaas oo kulan guul ku dhamaaday uu la yeeshay xiligaa amiirka dalkaas.

 

Warkan oo aanu ka soo xiganay wargeyska Maalmaha ee ka soo baxa magaalada Hargeysa ma sheegin wax war ah oo dhinaca xukuumada somaliland ka soo baxay oo arintan ay kaga hadlayaan, hasa yeeshee waxa uu wargeysku intaa ku daray in Madaxweynuhu todobaadka soo socda safar ugu bixi doono dalka Sucuudiga, lana kulmi doono masuuliyiin dalkaas ka tirsan.

 

 

Harowo Desk Hargeysa Somaliland.

Share this post


Link to post
Share on other sites
GAAROODI   

It seems that the arab world is opening up to us, this is the king pin of the arab world. First it was U.A.E, then Kuwait now its Saudi Arabia.

 

The African's support us, now all that is left is the arabs, they and Egypt and Sudan seems to be our last obstucle to what we want and this looks like it is going well.

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

If true, then this is big deal really. The sad part is Riyaale is a lousy President and makes a bad first impression on everywhere he goes. Someone like Silaanyo or Igal aun would be better suited to take advantage of this opportunity.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Mr. Red Sea:

If true, then this is big deal really. The sad part is Riyaale is a lousy President and makes a bad first impression on everywhere he goes. Someone like Silaanyo or Igal aun would be better suited to take advantage of this opportunity.

i soo agree riyaale wax ka fadhi xun , xata fadhigii madaxweynaha malaha iska da hadal wacan oo u ku hadle eh :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
ANWAR   

Originally posted by TogaHerer:

another positive remarks from walaalaheen carabta.

:D:D:D

 

somaliland in dearm land

Share this post


Link to post
Share on other sites

Madaxwaynaha Somaliland oo Marti Qaad Ka Helay Boqortooyada Sucuudiga Arabia, Todobaadkana Lagu Wado

Written by Harawo

Dec 26, 2009 at 12:34 PM

 

 

Hargeysa (Qarannews) - Madaxwaynaha Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin ayaa la sheegay in uu marti qaad rasmi ah ka helay boqortooyada Sucuudi Arabiya, waxaana la filayaa in uu booqashadiisii ugu horaysay ku tago dalkaasi todobaadkan. Sida ay sheegayaan wararka ka imanaya dalka boqortooyada Sucuudiga marti qaadka ay boqortooyadu u fidisay waxaa ka shaqeeyay wafti wasiiro ah oo ku sugan dalka Sucuudiga oo ka kooban ama kala ah Wasiirrada Madaxtooyada, Diinta iyo Awqaafta iyo Duulista iyo Hawada, oo gudashadii waajibaadka xajka u tagay dalka Sucuudiga, waxaana ku taageeray Ganacsadaha Carbeed ee Aljaabiri oo isagu suuro geliyay in xoolaha Somaliland ay tagaan dalkaas.

 

Waa markii ugu horaysay ee Madaxwayne Somaliland ahi uu baaqasho ku tago dalka Boqortooyada Sucuudi Arabiya tan iyo intii ay Somaliland la soo noqotay madaxbanaanideedii. Waxaanad moodaa in xidhiidhka Somaliland iyo Sucuudi Arabiya waji cusbi u furmayo tan iyo intii xoolaha Somaliland loo furay Sucuudiga.

 

Wadanka Boqortooyada Sucuudiga ayaa ah wadanka ugu wayn mandaqadaas, isla markaana ah wadanka shidaalka ugu badan soo saara ama dunida u dhoofiya, door muhiim ahna ku leh golayaasha caalamka, isla markaana wax wayn ka tari kara qadiyada madaxbanaanida ama ictiraafka Somaliland haddii uu u soo jeesto.

 

Dalalka Carabta ayaanu jirin xidhiidh fiican oo Somaliland la leedahay, hasa yeeshee wixii ka danbeeyay socdaalkii uu madaxweynaha Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin ku tagay dalka Isu-taga Imaaraatka carabta waxa si wayn isu soo tarayay xidhiidhka Somaliland iyo Carabta sanadkan dhamaanaya ayaa bilowgiisi Madaxweyne Rayaale marti qaad ka helay dawlada Kuwait, halkaas oo kulan guul ku dhamaaday uu la yeeshay xiligaa amiirka dalkaas.

 

Warkan oo aanu ka soo xiganay wargeyska Maalmaha ee ka soo baxa magaalada Hargeysa ma sheegin wax war ah oo dhinaca xukuumada somaliland ka soo baxay oo arintan ay kaga hadlayaan, hasa yeeshee waxa uu wargeysku intaa ku daray in Madaxweynuhu todobaadka soo socda safar ugu bixi doono dalka Sucuudiga, lana kulmi doono masuuliyiin dalkaas ka tirsan.

 

Xiligan ayaa waxa sucuudiga ku sugan xubno ka mid ah golaha wasiirada oo uu ka midyahay wasiirka duulista iyo hawada mudane Warancade iyo wasiirkii aqaafta iyo wasiirka madaxtooyada iyo sidoo kale wasiir ku xigeenka wasaarada ganacsiga, kuwaasi oo baryahanba xagaasi kulamo isdaba joog ah ka galaayay.

 

Madaxweyne Rayaale ayaa hore u booqday dalalka Imaaraadka, Yemen iyo Kuwait, socdaalkani la shaaciyay ee aan ilaa hada la cadayna hadii uu rumoobo waxa uu noqonayaa socdaal mihiim u ah xukumada Somaliland iyada oo labada shicib ee Somaliland iyo Sucuudigu ay leeyihiin xidhiidh aad u qoto dheer.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somaliland government should not trust those Arab morons ..... this invitation is suspicious but i'm confident it will be dealt with wisely as usual.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hamse   

you guys keep insulting riyaale for his ethnic only. you think he is inferior right? look the way you describe his fadi and looks.

 

racist people wallaahi.

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

^^^Racist enough to make him our President? This has more to do with his work ethic then his personal clan affliation trust me. I would be honored to have anyone who is willing to do the work be my president any day. I just dont like lousy leaders who fill their pockets.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this