Sign in to follow this  
General Duke

SANAAG: Secessionist lose more militias to Puntland Somalia

Recommended Posts

Ciidamo Ka Soo Wareegay Somaliland Oo Ku Sugan Laasqoaray Oo Sheegay In...

 

 

Ciidamadii Dhowaan ka Soo wareegay mamulka la magac baxay somali land isla markaasina ku soo biiray ciidamada mamul goboleedka puntlnd ayaa waxaa ay iminka ku sugan yihiin demada laasqoray ee gobolka sanaag halkasi oo ay iminka si toosa uga hawlgalaan.

 

saraakiisha ciidamadaasi iyagu kusugan degmada laasqoray ayaa waxaa ay sheegeen in ciidaadaani ay yihiin ciidamo dhamaystiran balse u baahan waxyaabo fara badan oo ay ka mid tahay sahay.qalabka ciidanka iyo waxyaabo kale waxaana uu ka dalbaday maamulka puntland in sahaydasi si dg deg ah lool soo gaaro.

 

Jaaamac Salaad Nuur Oo ka mid ah saraakiisha ciidamadaasi ayaan waxaan wax ka waydiinnay bal inuu nooga warbixiyo ciidamada iminka ku sugan degmada laasqoray ee ka soo wareegay maamulka somali land waxyaabaha u qorshaysan in y qabtaan oo ay ku soo kordhiyaan degmada ay iminka ku sugan yihiin waxaan auu sheegay in ciidamada loo ballan qaaday waxyaabo badan oo lagu soo kordhin doono.

 

jaamac ayaa waxaa uu sidoo kale sheegay in ciidamadaani sababta ay ugu wareegeen maamulka puntland ay tahay ka gdaal markii ay maamulka somali land ka waayeen agabkii iyo wax qabadkii ay uga barteen isla markaasina uu mamulka somali land ka meer meeray in uu waxyaabihii ciidanka la siin jiray uu u soo gudbiyo.

 

Isku soo wada duuboo ciidamadaani iminka kusugan degmada lasqoray ee gobolka sanaag ee ka soo wareegay mamulka la magac baxay somali land ayaa waxaa la filaya ain ay waxyaabo badan ka bedelan degmada laasqoray ee gobolkaasi waxaana joogitaanka ay ciidamadaani joogaan degmada laasqoray ay ku soo aadaysaa xillii deegaanka calmadow ee gobolkaasi sanaag afduub nuddooyin badan loogu haysto dad ajaanib ah oo laga qafaashay xeebaha degmada laasqoray lamana oga waxa tallaabo ahaan u degsan in ay ka qaadaan kooxa haysta dadkaasi ajaanibta ah .

 

Sakariye Khaliif Faarax (Fantaastic)

SBC International-Bosaso

Share this post


Link to post
Share on other sites
Fabregas   

^^I think Rudy might have an explanation:

 

quote:

Originally posted by rudy-Diiriye:

sland militia run back when they heard jaat kii baa so dacay.

 

then pland militia run east cuz they heard that there was an indian ship sailing down the coast.

 

:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ibtisam   

^^^^^How happy would you be?? Naaftu maa kaa biix laheyd if it all fall apart and it was an all out war?? Ruun sheek baal.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ibtisam your soomaali is very understandable walalhi, but just watch those vowels. As for the these so-called defections, mmm just wait couple of weeks or maybe a month and you will hear the same militias going back to SL. Waa sii orod soo orad lee maalin kasta.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ibtisam   

^^^Answer my question. I'm sure even you can do that.

 

 

Che: that is Naafto and it is not only Reer Xamar. icon_razz.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ibtisam   

^^^I did not ask you for the news, that is what the BBC is for. I asked YOU a question. Can you not answer something? Miise you can only quote things? Just answer the question, How hard can it be? :confused:

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this