Sign in to follow this  
Nomadic Activist

Murder in Galkacyo...Nin reer Cabudwaq ah oo aano qabil loo dilay.

Recommended Posts

Marxuum Canbuur Geyre Oo Caawa Lagu Dilay Bartamaha Magaaladda Gaalkacyo

 

waxaa goor dhaweyd lagu dilay gudaha magaaladda Gaalkacyo marxuum lagu magacaabi jiray Canbuur Geyre Cali Yare. Marxuumka la dilay ayaa waxaa la sheegayaa inuu dilay nin hubaysan, kadib markii uu rasaas ku furay marxuumka uu dilay iyo rag kale oo isku goob wada fadhiyay.

 

Waxaana goobtii ku geeriyooday marxuumka oo la sheegay inuu ka soo jeedo Deegaanka Caabudwaaq. Sidoo kale, ninka dilka Geystay ayaa ka soo jeeda deegaanka Gaalkacyo dhinaca waqooyiga.

 

Wararka ku saabsan dilka Canbuur Geyre ayaa is khilaafsan, waxaana qaar ka mid ah ay sheegayaan in loo dilay aano qabiil. Badanaa waxaa ka dhaca Soomaaliya falal noocaan oo kale ah oo lagu dilo dad aan waxba galabsan oo loo dilo aano qabiil.

:eek: :eek: :eek:

 

 

 

Iilaahay dadkan haa kala qabto. I truely hope more blood won't be shed, and that can only happen if the Puntland elders and government take a firm stand and get this killer.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Jason, aano means revenge or reprisal.. Tragic news and may Allah forgive the narxuum and give courag to his relatives. Amin

 

The culprit must be punished...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jumatatu   

Originally posted by Animal Farm:

Gaalkacyo???? Where is that again?
:D

After all you are from a animal farm how would you know where Galkacyo is... :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

More info.

 

 

Iyada oo uu xalay nin dabley ahi ku dilay gudaha magaaladda Gaalkacyo Marxuum Canbuur Geyre Cali-yare ayaa markii dilkiisu dhacay waxaa soo baxay warar badan oo ku saabsan sababta ka danbaysay dilkiisa, hase ahaatee waxaa warkii ugu danbeeyay uu ku biyo shubtay in loo dilay aano qabiil.

 

Ninka dil geystay ayaa waxaa la sheegay in hadda ka hor uu nin walaalki ah ku dhintay aano qabiil ama iska hor imaad ku dhexmaray beelaha Reer Biciidyahan iyo Hawraarsame Deegaanka Miir-khaliifo ee Maamulka Soomaalida Ethiopia.

 

Sidoo kale Ninkii dilka Geystay ayaa iminka yaalla Isbitaalka guud ee Gaalkacyo ka dib markii uu isaguna dhaawacmay ka dib intii uu dilay Canbuur. Waxaana wararka qaar sheegayaan inuu ku dhaawacmay Xabadihii uu ku furay ninka uu dilay oo ku soo laabtay kadib markii ay darbi guri ku dhaceen.

 

Waxaa sidoo kale wararka qaar sheegayaan in rasaas uu ku furay waardiyihii Hotel-ka uu deganaa Marxuum Canbuur, dadka yaqaana arimaha noocaan oo kale ah ee ku saabsan arinta dadka aan waxba galabsan ee loo dilo aanada qabiilka uu markaas ka soo jeedo ayaa waxaa ay sheegayaan inay arintaani khatarteeda leedahay.

 

Sababtaas oo ku sheegayaan in beesha uu ka dhashay Marxuum Canbuur ee Reer Dalal Diini ay ka imaan karto inay maleeshiyaad hubaysani oo ka tirsani ay geysan karaan falal ay iyaguna kaga jawaabayaan arinta uu ku dhintay Canbuur Geyre Cali-Yare.

 

Dhanka kale, waxaa dilkaan aad uga xumaaday wax-garadka iyo dhamaan qaybaha kala duwan ee ku dhaqan Gaalkacyo. Waxaana soo baxaaya baaqyo Nabadeed ay kaga codsanayaan Beeshii uu ka dhintay Marxuum Canbuur inay xaaladda mid nabadeed iyo wada-hadal ka dhigaan, waxaa sidoo kale, arintaan cambaareeyay Maamulka Goboleedka Puntland oo sarkaal u hadlay uu sheegay in arintaan sida ugu dhaqso badan wax looga qabanayo.

 

C/qani C/laahi.

Gedonet-Gaalkacyo

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by General Duke:

Jason, aano means revenge or reprisal.. Tragic news and may Allah forgive the narxuum and give courag to his relatives. Amin

 

The culprit must be punished...

Thanks friend, now I am one word more knowledgeable.

Share this post


Link to post
Share on other sites

I thought the place was supposed to be peaceful, one of my mom’s relative got killed there recently, and they were trying to get the aano --- i’d say kill the person who kills no need to pay someone off, than if you think about it, everyone’s got a price on their head. Whoever kills should be killed, none of this compensation stuff, a life for a life.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Deeq A.   

Nomadic_Activist, you are banned from Somalia Online. Posting tribal names on SOL is something you seem to enjoy.

 

You ignored our rules many times. Good luck.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jumatatu   

^^the baby-face assasin is on loose again....

somehow the face and the actions do not co-relate at all.

The face of a innocent smiling baby and the actions of a meriless admin dont match up..war hedhe at least get a pic of medusa at least or something like it.

Share this post


Link to post
Share on other sites

The assassin strikes again, but never give up hope nomadic_activist soon enough you will be granted asylum in another online community. But I’m sure nomadic_activist got couple of warnings, til the baby said enough was enough.

 

the admin avatar cannot be changed, becuz that baby looks mean --- too grimey

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this