Sign in to follow this  
General Duke

Mogadishu: Desperate clan network [Al Shabaab] empty threats in search of cash

Recommended Posts

ay sameysay carmooyin.com oo lagu ogaaday sababaha ku xambaaray Alshabaabku in ay yiraahdaan waxaanu xidheynaa garoonka diyaaradaha.

Baaritaan ay samenyesay shabakada carmooyin.com labadii maalmood ee lasoo dhaafay ayaanu ku ogaanay sababaha ku kallifay maliishiyada Shabaabku in ay yiraahdaan waxanu xidheynaa garoonka diyaaradaha Aadan cade ee Muqdisho,taas oo ah dhaqaale doon.

 

Baaritaan ay samenyesay shabakada carmooyin.com labadii maalmood ee lasoo dhaafay ayaanu ku ogaanay sababaha ku kallifay maliishiyada Shabaabku in ay yiraahdaan waxanu xidheynaa garoonka diyaaradaha Aadan cade ee Muqdisho,taas oo ah dhaqaale doon.

 

Baaritaanka ayaanu ku ogaanay in shirkadaha diyaaradaha Muqdisho ay xiligii nidaamkii maxkamdaha bixin jireen lacago aad u farabadan oo ku dhici jiray gacanta saraakiil maxkamaduhu u xil saareen taas oo walina sideedii ugusoo dhacda waxna aan laga siinin shabaabka,maadaama y nqodeen urur ka madax banan maxkamadaha.

 

Xaqiiqda aanu helnay ayaa waxaa ay tahay in saraakiil shabaabka ka tirsani ay u tageen shrikadaha diyaaradaha oo markii ay lacago weydiisteena loo sheegay in lacagtaasi ay ku dhacdo gacmihii horay u qaadi jiray,sidaa daraadeedna ay shaaciyeen bayaan ay sheegeen in ay ku xidhayaan garoonka diyaaradaha Muqdisho si ay ugu cadaadiyaan madaxda shirkadaha diyaaradaha in ay lacagaha laga doonayo bixiyaan.

 

Arrin kale oo shabaabka ku xambartay sidaa in ay yeelaan ayaa waxaa ay tahay in garoonka diyaaradaha Kismaayo oo ay ku dhawaaqeen in uu furan yahay aanay wali cidi kusoo dagan oo diyaaradihii ku dagan jirayna ay haatan yimaadan magaalada Muqdisho waxaana ay ka tahay gro gortan siyaasadeed oo dahsoon laakin aan meel mar u noqon doonin sida muuqata.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this