Sign in to follow this  
Gabbal

Barre Hiiraale the next president?

Recommended Posts

Gabbal   

Strong rumors have been persisting for weeks now that he has already been tapped by the Ethiopians to head their puppet regime.

 

The rumors have been strengthened the last couple days from inside sources.

 

Is everything going on in regards to announcements and nominations just a farce?

 

I guess we will find out in due time.

Share this post


Link to post
Share on other sites
wayrax   

"Dhinaca kale Xildhibaan Barre Hiiraale ayaa saaka gaaray degmada Baydhabo halkaas oo dhawr beri ka dib lagu dooran doono Madaxweynaha TFG-da.

 

Ilo ku dhaw Barre Hiiraale ayaa tibaaxaya in uu ku haminayo (ama ugu yaraan loo sheegay) in laga dhigi doono Raysal-wasaare.

Isha Nagu Hay!. "

 

http://www.realgedo.com/2009/01/nuur-mataan-oo-ku- duulay-gaddoon-dhawe_19.html

 

This says Prime-minister....

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

^I have only read Kismaayonews write he is in jail and it is the second time they wrote it in some months. I cannot tell you if the rumors saying he is going to be named president is true but I can tell with certainty he is not in jail nor has been in jail (presumably the Ethiopian's).

 

Wayrax, so the rumors are known? Do you know anything beyond what I have written and also, are you part of realgedo since you do a good job of advertising the individual blog/news source?

 

What is interesting about this is that the group in Baydhabo have resisted all calls to move the election venue to Djibouti and have virtually Shiekh Sharif's ARS while the representative of the "committee for the presidential election" is none other than Cabdirashiid Xiddig.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Personal opinions aside, the rumor is there and it is credible. That is all I said.

 

Adigu ma dhib gaar ah bay kugu haysaa. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Col Hiiraale oo loo qaaday magaalada Baydhabo

Posted by Gedo

Monday, January 19 @ 12:54:04 EST

Headline News

 

Xildhibaan Col Barre Adan Shire Hiiraale oo dhawaanahanba ku sugnaa deegaanka Gobolka Gedo isaga iyo ciidamo Itoobiyaan ah, ayaa shalay tagay magaalada Dolow ee G/Gedo, ka dibna saaka aroornimadii u baqoolay magaalada Baydhabo oo la filayo inay doorashooyinka madaxwaynanimada halkaasi ka dhacaan bishan Janaayo 26-keeda.

 

Gudoomiyaha baarlamaanka ee DFKMG ah ayaa iska dhagatirayo baaqyada ka soo yeeraya ururada mucaaradka, diidayna in doorashada dib loo dhigo laguna qabto dalka dibadiisa.
Taasoo u muuqata mid ay itoobiyaanku dabada riixayaan si aan Soomaliya xal loogu helin.

 

Col Hiiraale ayaa iiminka ah saaxiibka 1-aad ee ku haray dowladda Itoobiya, iyadoo saxiibadeedii hore ka dhigtay miday xirto iyo mid iska carara.

 

Hiiraale oo iminka ku sugan magaalada Baydhabo ayaanan la saadaalin karin sababta uu halkaan u yimid xilli uu dagaalo cusub ka bilaabay gudahah Gobolka Gedo, isla markaasna sheegay inuu u sii jeedo gobolada jubbooyinka.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites

Barre amxaaradu horey ayey u corrupt-gareesay haddana weli ku wadaa waxa qumanaan lahayd asagoo meeshaa aay hadda la mareyso sheekada intii aysan sii xuman uu uga haro oo uu shacabkiisa kasbado kalsoonidooda.

 

Ta kale shacabka Reer Gedo ma rabaan filmkan madaxweyne-madaxweyne iyo buuqiisa ma rabaan oo banaanka inaay ka istaagaan ayaa doonayaan oo markaa ciddii kale ee rabta magacaan inay iska xambarato ha la siiyo ayaan oran lahaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Originally posted by Allamagan:

Barre amxaaradu horey ayey u corrupt-gareesay haddana weli ku wadaa waxa qumanaan lahayd asagoo meeshaa aay hadda la mareyso sheekada intii aysan sii xuman uu uga haro oo uu shacabkiisa kasbado kalsoonidooda.

I agree and share your sentiment wholeheartedly. Barre has come a long way from the time Shiekh Hassan Dahir Aweys and Abu Mansuur both praised him for being the only strongman in Somalia to have never had a relationship with the Ethiopians.

 

Today, that distinction is no longer there and the response from his constituency is available for all to see.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Adduunyo...Barre oo dhaha Itoobiyaan baa na qasayana waan xasuustaa haddana ma wuxuu keenay inuu carruurtii Soomaaliyeed iyo dumarkii u soo kaxaysto?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this