Sign in to follow this  
Suldaanka

Maleeshiyo Reer Laascaanood ah oo ku biiray Ciidamada Somaliland

Recommended Posts

http://www.somaliweyn.com/pages/news/Mars04/14mar11.htm

 

Maleeshiyo Reer Laascaanood ah oo ku biiray Ciidamada Somaliland

 

Mudisho Times( Muqdisho 13/3/04 )

 

Wararka Laascaanood ka imaanaya ayaa sheegaya in Sargaal lagu magacaabo Saleebaan Xaaji Yuusuf oo hor kacayey Maleeshiyo Gaareysa 100 Ruux ay ku biireen Ciidamada Soomaaliland ee Fadhiya Duleedka Laascaa-nood.

 

Maleeshiyadaan oo markii hore ka tirsanaa kuwo laga soo uruuriyey Beelaha Gobolka Sool oo looga tala galay in ay ka dhinac dagaalamaan Ciidamada Puntiland.

 

Col.Saleebaan Xaaji Yuusuf iyo Maleeshiyada la socotay ayaa ku hubeysnaa 5tikniko ah iyo laba gaari oo Xammuul ah iyo Booyad biyo ah , Maleeshiyadaan ayaa intooda badan ka timid degmada Buhoodle.

 

Maleeshiyadaan Reer Laascaanood ee ku biiray Ciidamada Soomaaliland ayaa noqonaya kuwii labaad ee ku biira Ciidamadaas ka dib markii uu soo shaac baxay isku heysadka Gobolka Sool ee Puntland iyo Soomaaliland.

 

 

Mudisho Times

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qudhac   

I think the situation is worse than that for ina YEY, take a look,

 

 

www.horseednet.com

 

 

Ciidamo Gadoodsan oo Bangigii Boosaaso saaka la wareegay

 

Waxaa saakay magaalada Bosaaso soo gaaray ciidamo gadoodsan, kuwaasoo la sheegay in ay ka careysan yihiin in aan wax mushahar ah lasiin bilihii lasoo dhaafay, Ciidamadan oo ka soo baxay fadhiyadooda ayaagoo soo gaaray magaalada abaarihii 9:45 subaxnimo ayey isku gadaameen Bangiga Boosaaso halkaasoo ay joogeen muddo oo ay is hortaageen shaqadii ka socotay Bangiga.

 

Ciidamadaan oo fadhigooda yahay Magaalada Qardho ayaa markii danbe lagu qanciyey in ay ka kacaan aagii ay qabsadeen, hasayeeshee ciidamadan ayaa hada ku sugan magaalada Bosaaso, waxayna sheegeen in sida ugu dhakhsaha badan loo soo gaarsiiyo mushaharkii ay xaqa ullahaayeen.

 

Dhanka kale waxaa kaloo jira ciidamo kamid ah kuwa Daraawiishta oo iyagana is hor-istaagay socdaalada ay gawaarida u kala socdaan wadada dheer ee isku xirta Puntland, ciidamada wadada fadhiya ayaa lagu soo waramayaa in hada laga kaciyey jidka nawaaxiga Alhamdulilah, ayadoo la sheegay in wadahadal dheer kadib ay ogolaadeen in ay dib furaan jidka.

 

Magaalada Bosaaso ayaa ahayn mid caadi ah maalmihii ugu danbeeyey, waxaa habeenkii xalay magaalada ka dhacayey rasaas aad iyo aad u badan iyo sawaxanka bambo gacameedyada.

 

Sawaxaanka rasaasta ayaa ahayn mid ku eg xalay, balse habeenadii la soo dhaafay oo dhami waxay ahayd mid ay dadka ku sugan magaalada Bosaaso oo in muddo ah ka nastay dhawaaqa rasaasta hada la qabsaday in ay ku seexdaan dhawaaqa rasaasta micno darada loo ridayo.

 

Dhibaatooyinka ka dhacaya magaalada Bosaaso ayaa waxaa ugu badan isku qabsiga Bogcadaha iyagoo dadka qaarkood ka faa'iideysanayaa jaaniska ay heystaan dadka qaarkood oo doonaya in ay awood ciidan iyo labiska tuutaha u isticmaalaya in ay ku helaan dhulka ay doonayaan, sida dhacday habeen hore.

 

Habeenkii Sabtida soo galeysay ayaa waxaa soo duulay ciidamo ka tirsan Daraawiishta oo markaa usoo qoryo qaateen in ay gacan siiyaan Haweenay ganasato ah, ayagoo soo raacay haweyneydaan oo ay isku jifo yihiin Col.C/laahi Yusuf oo dooneysa in ay ka hesho si qasab ah dhul weyn oo ay ka ganacsato, iyadoo dhowr jeer ay qalqal galisay ciidamada Booliska magaalada oo isku dayey in ay ka horjoogsadaan goob ay dooneysay haweyneydan.

 

Dhacdada ayaa arrinteedii waxay gaartay Mr. Xaaji Bakiin oo ah Guddoomiyaha Gobolka Bari.

 

Mr. Bakiin ayaa asagu hawsha ku gudoomiyey inuu haweyneydan la siinayo dhul ku dhegan saldhiga Booliiska ee bartamaha magaalada Boosaaso, hasayeeshee arrintan ayaa buuq kale dhalisay ayadoo ay dhulkaa lee yihiin dadkale oo kamid ah shacabka magaalada Boosaaso, kuwaasoo ayaguna ku handaday in aan dhulkooda loo soo dhawaan karin.

 

Dhacdooyinkan noocaan ah ayaa kasoo darayey maalmihii lasoo dhaafay ayadoo hadana la hadal hayo lacago Falso ah oo dadku qaar ku sheegeen kuwo lagu daabacay magaalada Boosaaso. Lacagahan ayaa ayaguna dhankooda khal khal geliyey ganacsigii magaalada Boosaaso oo ah caasimada dhaqaalaha ee Puntland.

 

Xassan Ciise

Bosaso, Puntland

14/03/04

Share this post


Link to post
Share on other sites
guraad   

((Maleeshiyo Reer Laascaanood ah oo ku biiray Ciidamada Somaliland )) loooooooooooooooooool

 

Its all lie , check the source of this news its coming from muqadishu looool , do they know better than radiolascaanod , or even somaliland web sites , i cant find this news any where in puntland or even somaliland web sites , But its coming from muqadishu . do people in muqadishu know whats going on in las Anod better than puntladers or even somalilanders ? LOOOOOOOOOL.

Share this post


Link to post
Share on other sites

I am sorry to have to burst the bubble for the western Somaliland camp here, but there is no such thing.

 

And so far as the story from Horseednet is concerned, well what can I say, even when the Dervishes are there to collect their monthly salaries, it almost always never fails to capture the imagiantion of the opposing groups in spinning it - yes, you guessed it ... the city bank is being taken over. Next thing as we know it, it shall read sth along the lines of .... the whole State is being occupied by none other than the dark forces that had been on their way since..... What are they on? Bloody donkeys. Desperado attempts, by a desperate lot!

 

Read along .....

War Been ah oo Lagu soo Qorey Somaliweyn.com

 

Radiolascaanood - War Been ah oo lagu soo qorey Websiteka Somaliweyn.com oo sheegaya in Ciidan degaanka u dhashay Gobolada Sool Sanaag &cayn ay cadowgooda u galeen warkaas oo sal iyo raad toona lahayn.

 

Anaga oo hada joogna Magaalada Laascaanood ay nagu noqotey wax lagu qoslo xaqiiqdana ka fog. warka ay qortey shabakadaas aya ah mid naf la caari ah beenta dadka ku maaweeliya ama ay ka tahay war uun ba ala qoraa ee wax uun qora.

 

Mar aanu Saleebaan Xaaji Yuusuf waraysi la yeelanay isagoo oo jooga Hudheelka ku yaal magaalada laascaanood oo la yidhaa Dhiif Hoteel (Surely, it cannot be, he cannot be in Lasanod; he must be on his way to Hargeisa. Or better yet, it must be his ghost that had crossed the floor) ayaa Cofee interka uu ka akhriyey warkan lagu soo qoray somaliweyn.com ku sheegay ruwaayadaha xiligan laga matalo somaliya, ,hadalkiisu waxuu ku siidaray Saleebaan xaaji Yuusuif. midnimada Soomaliya inay tahay lama taabtaan war lagu soo qoro websitena uu dalka kala goynayn taasna ay ogaadaan dadka wax ma garadka ah ee ka baayac mushatara wararka beenta sida somaliweyn.com warkii beenta ahaa ay qortey Somaliweyn.com qofkii doonaya inay akhriyaana wa kan ee Halkan Riixa si aad u aragtaan

Share this post


Link to post
Share on other sites

the city bank is being taken over

I was wondering if anything valuable was in there... if so, why isn't there proper security messures. I had read more then 10 times that such melitias take over the bank anytime they feel like it.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this