Sign in to follow this  
wind.talker

Dayniile airstrip shutdown

Recommended Posts

Bashir Raage & Xildhibaan Xaaf's airport businesses might've just taken a sudden hike. Like we waited for the then-imminent attack on Jowhar, we shall now wait for Minister Yalaxow to shoot down some planes.

 

Kenya oo joojisay Diyaaradaheeda tagi jiray qaar ka mid ah Garoomada Soomaaliya

 

Nairobi- 28.Oct.2005 War cad oo laga soo saarey wasaarada arimaha dibada ee Xukuumada Kenya ayaa waxaa shaaca looga qaadey in dhamaanba la hakiyey duulimaadyadii diyaaradaha Kenya ay ku tagi jireen qaar ka mid ah gobolada dalka Soomaaliya.

 

Warkan ka soo baxay wasaarada arimaha dibada ee Kenya waxaa lagu sheegay in ay jirto cabsi xaga amaanka oo ka jirta Garoomada kala ah Dayniile oo uu gacanta ku hayo wasiirka amniga Qaranka Max’ed Qanyare Afrax iyo Garoonka Ceel Axmed oo ku yaal gobolka shabeelaha hoose isla markaana uu gacanta ku hayo Yuusuf Max’ed Siyaad (Indhacade).

 

Ganacsade Jaamac Bulug oo ka mid ah milkiilayaasha qaar ka mid ah diyaaradaha yimaada dalka Soomaaliya ayaa sheegay in la soo gaarsiiyey qoraal ka soo baxay wasaarada arimaha dibada kaasi oo tilmaamaya inaysan tagi Karin garoomada Dayniile iyo Ceel-Axmed, balse taasi badalkeeda ay tagi karaan garoomada diyaaradaha ee No 50 iyo Cesiley oo ku kala yaal gobolka shabeelaha hose iyo duleedka magaalada Muqdisho.

 

Warar aan si rasmi ah shaaca looga qaadin ayaa waxay sheegayaan in uu jiro kulamo dhexmarey Ra’isalwasaare Cali Max’ed Geedi iyo masuuliyiinta wasaarada arimaha dibada ee Kenya kaasi oo ku aadan sidii go’doon loo galin lahaa garoomada Dayniile iyo Ceel-Axmed.

 

Dad u dhuun doloola amuurahaasi ayaa sheegaya in talaabdan looga fol leeyahay in lagu xayiraad xaga dhaqaalaha lagu saaro hogaamiyaasha kooxaha magaalada Muqdisho qaarkood, kuwaasi oo la aaminsan yahay inay caqabad ku noqdeen hawlaha DFKMG ah ee Soomaaliya.

 

Garoonka Dayniile oo ku yaalo duleedka magaalada Muqdisho waxaa maalin walba ka soo degi jiray Diyaaradaha qaadka keena Muqdisho, kuwa hay’adaha samafalka, diyaarado kale oo khaas ah.

 

Garoonka Ceel Axmed oo ku yaal gobolka Shabeelaha hoose ayaa isna waxaa int badan Isticmaala Diyaaradaha hay’adaha Qaramada Midoobay ee ku sugan Gobolka shabeelaha hoose iyo kuwa si qaas ah loo wato.

 

Garoomada kale ee ay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Kenya sheegtay in ay amni yihiin oo diyaaraduhu adeegsan karaan ayaa waxay kala yihiin Garoonka Cisaley ee uu Maamulo Ganacsade Bashiir Raage iyo Garoonka No 50 ee uu Maamula Xildhibaan Axmed Ducaale Geelle (Xaaf).

 

Keyse Caamir

SBC Nairobi

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somalia: Kenya bans flights to two Somalia airports

Fri. October 28, 2005 01:08 pm.

 

Send this news article

 

 

 

Kenyan government informed its airline companies not to land at Dayniile, one of Somalia's busiest airports near Mogadishu and another airstrip in Marka, controlled by Mohamed Qanyare Afrah and Sheik Yusuf Mohamed Siad “Indha Ade†respectively. This move will hurt financially the faction leaders who receive tax, security and other administrative fees from flights to and from Kenya. All other airports are not affected.

 

Airlines that ignore the government's decree will face losing their licenses.

 

Unconfirmed reports say IGAD ("Eas African" Intergovernmental Authority on Development) is behind Kenya's decision to pull the plug on faction leaders who oppose the interim government. IGAD countries participated in Somalia’s two-year long reconciliation conference before the current government was established in Kenya last year.

 

Another Mogadishu based faction leader, Muse Sudi Yalahow told Horn Afrik TV station in Mogadishu they will use anti-aircraft guns against Kenyan registered planes if they change route and use other airfields. A Kenyan airline company owner told the same station that his company and others will abide by their government’s decision. He said “We all carry full insurance†when asked about the threat from affected factions.

 

News Category: Somalia

 

Send this news article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jumatatu   

Garoonka diyaaradaha ee Dayniile oo maanta si caadi ah u watay howshiisa asagoona ay ka soo dageen dhow diyaradood

 

Diyaar.JPG

 

Garoonka Diyaaradaha ee Dayniile ayaa maanta waxaa ka soo dagay Laba diyaaradood oo sida qaad, Sida uu noo Xaqiijiyey mid ka mid ah saraakiisha ka Howl gasha garoonkaas oo lagu magacaabo Cali Siicoow Xasan.

 

Cali Siicoow Xasan oo ah masuuliyiinta ka shaqeysa eraboorka dayniile ayaa noo xaqiijiyey in aysan jirin wax isbadal ah ee ku yimid diyaradihii ku soo dagi jirey garoonka Dayniile howlahiina ay u socdaan sidii caadiga aheyd asagoona intaas ku daray in Kenya iyo Soomaaliya isku baahan yihiiy marka ma dhici doonto sababo loo xiro eraboorkeena ayadoo la ogyahay seerfiska wax ku oolka ah ee aan u qabano diyaaradaha nagu soo dago

 

 

Mar aan u kuurgalnay dareenka dadka ee ku aadan Sida ay u arkaan hadalka soo yeeray Geedi ku Aadana Cunaqateyna labada garoon ee Dayniile iyo Ceel Axmed waxaa ay noo sheegayaan intaas ay tahay mid Riyo ah, oo haba yaraatee aan suuroobi doonin,

 

 

Dadka ku dhaqan magaaladda Muqdsho ayaa aad uga xumaaday hadalka ka soo yeeray Geedi. oo u arkay in Cunaqateyntii saarnayad magaaladda Muqdsho 14 sano ee la soo dhaafay ee xagga garoomada iyo Dekadaha, taasoo ahayd mid dad Qaas ah lagu naasnujinayey .

 

Cali Max'ed Geedi ayaa ku sheegay sababaha loo xirey garoomadaasi in ay yihiin xaalada la xiriirya dhinaca amaanka, isla markaana ay ku daba jiraan garoomo kale oo macmal ah oo ku yaala gudaha dalka Soomaliya, waxa uuna carabka ku adkeeyay in aan la isku haleyn karin mas'uuliyad ahaan garoomada Dayniile iyo Ceel Axmed, isagoo sheegay in dayuuradaha ay ku soo dagi doonaan magaalada Jowhar.

 

Cali Max'ed Geedi ayaa waxa uu war bixintiisa ku sheegay in dowladda ay heshiis la soo gashay wadamada Kenya, Jabuuti, Ethiopia, Yemen iyo Imaaraadka Carabta sidii dakhli canshuur ah ay dowladiisa uga qaadan la heyd ganacsatada Somalida ah ee wadamadaasi ku sugan, sidoo kale waxa uu sheegay Ra'isulwasaare Geedi in madaxda dalalkaasi ay ka wada hadleen iskaashi la xiriira la dagaalanka burcad badeeda afduubka maraakiibta loogu geysto xeebaha Somaliya iyo biyaha caalamiga iyo la dagaalanka waxa loogu yeero argagixisada, isagoo sheegay in ciidamo ka socda dalalkaasi ay ilaalin doonaan badaha Somaliya

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jumatatu   

And where is the government's decree..? Or do you assume the rubbish written in the P/landers mouth piece as being a government decree?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Jumatatu:

And where is the government's decree..? Or do you assume the rubbish written in the P/landers mouth piece as being a government decree?

loooooooooool

IT's on it's way kiddo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Qanyare2.gif

 

Ra'isalwasaare Cali Max'ed oo ka hadley xiritaanka garoomada Dayniile & Ceel Axmed

 

Jawhar- 28.October.2005 Ra’iisal wasaaraha dawladda federaalka Soomaaliya ayaa shir jaraa’id oo uu xafiiskiisa ku qabtay maanta kaga hadlay xiritaankii la xiray garoomada Dayniile iyo Ceel Axmed ee gobolka Shabeellaha Hoose.

 

Tallaabadaas ayuu ras’iisal wasaaruhu ku sheegay “waajibaad ay dawladdu ku tallaabsatay sugidda dhinaca amniga†kadib markii Soomaaliya ay noqotay meel ay dunida oo dhammi ku tilmaantay meel ay dhibaatooyin fara badan ka jiraan sida argagixisanimada, mukhaadaraadka iyo hubka la sheego in dhinac walba dalka looga safriyo.

 

Arrimahaas ayuu Cali Maxamed Geeddi ku sheegay in ay halis ku noqotay dawladaha deriska la ah Soomaaliya, sidaa darteedna iskaashi ay labada dal ee Soomaaliya iyo Kenya ay iska kaashanayaan gaar ahaan gaadiidka cirka iyo badda darteed tallaabada xiritaanka garoomadaas la go’aansaday.

 

Ra’iisal wasaaruhu waxaa uu sheegay in ay tahay in ay dawlad walba qaadato mas’uuliyaddeeda qaran labada garoon la la xirayna shaki weyn laga qabo gaar ahaan in ay ka soo degaan waxyaabo wax u dhimaya amniga iyo xasiloonida dalka.

 

Axmed Xasan Mahad

SBC Jawhar

 

Listen to it in here, explanation by Prof. Gheedi why they took that discision

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jabhad   

It looks like warlord A/yusuf scored a goal agains mogadishu warlords, now we will see if Mogadishu warlords can get back to the game.

Share this post


Link to post
Share on other sites
SOO MAAL   

Somalia orders rogue airfields closed

Move an attempt to boost tax revenues, prompts threats

 

NAIROBI, Kenya (Reuters) -- Somalia's government ordered two warlord-owned airports closed on Friday in an effort to boost its tax revenues, prompting an ally of the airstrips' owners to threaten to shoot down any plane diverting to obey the order.

 

A government statement said it had informed trading partners Kenya, Djibouti, Ethiopia, Yemen and the United Arab Emirates that the private airstrips at Daynile, outside Mogadishu, and at Merca, south of the capital, would shut from November 1.

 

"We are closing these airstrips for security reasons, and some other airstrips in southern Somalia will follow as soon as possible," Information Minister Mohamed Abdi Hayr quoted the statement as saying.

 

"We contacted the (foreign) governments ... to discuss the support of Somalia's new government and resume the taxation system of the country, which collapsed during the civil war."

 

The two airstrips are lucrative ventures run by militia bosses who have campaigned for months to persuade Ethiopian-backed President Abdullahi Yusuf to base his year-old transitional federal government in the capital, Mogadishu.

 

Yusuf instead works from Jowhar, a town 90 kilometers (55 miles) to the north of the capital, arguing Mogadishu is too dangerous and that it is the base of many of his political opponents -- among them dissident ministers in his own government.

 

The airport order prompted Mogadishu-based warlord and Commerce Minister Muse Sudi Yalahow to threaten to down any plane known to have diverted to other airports in compliance with the order.

 

"We will shoot the planes trying to accept the new rules of airplanes," Muse Sudi said on Somali radio monitored in Nairobi.

 

"If an airplane changes its usual flight, we will use the anti-aircraft missiles which we have," he said.

 

Somali businessmen normally have the pick of about 240 bush airstrips to trade an array of produce -- including contraband and hard drugs -- without hindrance from any central authority.

 

Kenyan Civil Aviation Authority official Anthony Mwandikwa confirmed that Kenya had received the Somali notification.

 

Daynile and Merca's el-Ahmed airstrip are among the busiest and have proved lucrative for their owners, respectively Mogadishu militia boss and Internal Security Minister Mohamed Qanyare, and Islamist warlord Sheikh Yusuf Inda'adde.

 

Qanyare declined comment. Inda'adde was not available for comment.

 

Experts say both factions of the government are gearing up for a military showdown, and a U.N. report by a panel of experts said government ministers on both sides had bought large amounts of weapons in recent months.

 

Copyright 2005 Reuters. All rights reserved.This material may not be published, broadcast, rewritten, or redistributed.

Share this post


Link to post
Share on other sites
SOO MAAL   

Somali warlord threatens planes

By Hassan Barise

BBC News, Mogadishu

 

Somali warlord Muse Sudi Yalahow has threatened to shoot down any plane flying over the capital, Mogadishu, known to be diverted to other towns.

This follows a deal reached by the prime minister with Kenya to close airstrips controlled by the warlords.

 

Flights from Kenya would have to fly over Mogadishu to reach his government faction based in Jowhar town.

 

The airstrips been an important source of revenue to rival warlords since the central government collapsed in 1991.

 

Some 10 plane loads of the mild narcotic leaf, khat, arrive in Mogadishu every day.

 

Prime Minister Ali Mohammed Ghedi told the BBC the decision to close the airstrips had been taken to bring law and order to Somalia.

 

The country has been without a functioning national government for 14 years and a transitional parliament and government, sworn in last year, has failed to end the anarchy.

 

Mr Ghedi and the president have made Jowhar, 90km (56 miles) north of Mogadishu, the temporary capital for their government as they say Mogadishu is unsafe.

 

But the speaker of parliament has set up operations in the capital, along with former Mogadishu warlords, including Mr Yalahow who is also the trade minister in new the government.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Duufaan   

this will be major development, if Kenyan goverment continue insist, the closer of dayniile airstrip. It will be a way the goverment to collect taxes, what will be next? Telecommunication or Radiostations? This most be what anti-goverment in moqdisho was fearing most. December 1 is Monday

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xoogsade   

We are watching the same old movie again where some blind tribalists are supporting every aggression comitted by a man of their own, excusing everything he does.

 

No wonder that anyone who could piss on the somali FLAG HAS DONE SO to avoid having anything to do with such mentality. And no wonder as well that many have profound contempt for anyone who espouses the concept of Soomaalinimo. Some mentalities never change.

 

It is a good thing for People in Xamar to get a preview of what was coming towards them. Hadda it is one or two airstrip, but later it will be more.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

^^So Qanyare and Muuse Suudi are rightful men.

 

Ninyahow Cabdulaahi Yusuf kaama jecli, laakiin cadaalad xumada dhankiina ka socotana waa wax qiil siiso qorshaha Cabudlahi Yusuf.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xoogsade   

HornAfrique, You don't need an excuse to support A/Y's aggressive policies. Don't say others are twisting your arm to offer your support. I wouldn't be surprised or question if you did. Secondly, The airport may belong to a warlord, but people's livelihood depends on them, businesses flourish because of these two airports since the main airport is out of service and can't be used.

 

Marka nin yohow, who is A/Y to make people in Xamar go hungry? This will cause major upset to the business of the town and every sensible person knows this. As such time the so called Government comes in Xamar and takes responsibility, A/Y and his cohorts are just another bloody warlords and they should be bloodied as well.

 

Anyone who supports these actions is nothing but a hypocrite.

 

A/Y is not offering an Alternative to the people other than making their life difficult. And lastly, as hornafrique, YOU WOULD HAVE DIFFERENT THOUGHTS IF A/Y CLOSED KISMAYO AIRPORT. This is pure aggression and people need to take a stand.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Yet, the Mogadishu port which fifty times more important then Dayniile air-strip has been closed since the departure of Siyaad Barre. Yet that is a non-issue because the people who closed it down are "of the city", right? Even though those people are 110% more harmful and oppressive to the city, its inhabitants, and its livelihood then Abdulahi Yusuf can ever be.

 

I do not particularly like Abdulahi Yusuf, but it is chiefly the warlords who elected him right? When Barre Hiiraale went to Mogadishu to invite both parts of the government to peace talks in Kismaayo did not every single government member and the shacbi support him save the three hoodlums of Caato, Qanyare, and Muuse Suudi :confused: I honestly believe the Somali nation is greater then three men and the "accepted" oppression they hold in the capital city. I support any effort to sideline them and make this the last transitional government to ever dis-grace Somalia's history. Are you of the same opinion? Please, no more excuses.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this