Sign in to follow this  
Che -Guevara

Ethiopian Military Outpost Attacked

Recommended Posts

Qarax ayaa saacad ka hor waxa uu gilgilay Xerada Ciidamada Federaalka Itoobiya ay ku leeyihiin gudaha Buuhoodle halkaasoo la sheegay inuu ka dhacay khasaare xun oo ay ku dhinteen 4 askari & haweeney rayidka deegaanka ka mid ahayd, lamana hubo ilaa iyo hada waxa sababay qaraxaas oo laga maqlayey magaalada oo dhan.

 

Qaraxaas ayaa sida la sheegayo waxaan loo badinayaa in qaraxaasi uu ka kacay Bumbooyinka gacanta laga tuuro oo ay xidhnaayeen askarta dhimatay qaarkeed, qaraxuna waxa uu xerada ka dhacay saaka iyadoo uu ka socdo shir u dhexeeyey odayaasha deegaanka & saraakiisha Ciidamada Bariga Itoobiya oo halkan ku sugan hadda.

 

Xiisaddu waxa ay deegaanka ka sii socotaa Xilli uu habeenimadii xalay (Axad) agagaarkaasi ka da’ ay roob balaadhan, kaasoo saaka hakiyey in dagaaaladii shalay ee dhexmaray Mujaahidiinta SSC & Kooxda Caataqaatayaasha ee u adeega Maamulka Riyaale iyo Jamhada SNM ay ka sii socdaan degmada Widhwidh

 

source

Share this post


Link to post
Share on other sites

War deg deg:Xeradii Itoobiya ku lahayd Buuhoodle oo lala beegsaday qarax we

 

Qarax ayaa saacad ka hor waxa uu gilgilay Xerada Ciidamada Federaalka Itoobiya ay ku leeyihiin gudaha Buuhoodle halkaasoo la sheegay inuu ka dhacay khasaare xun oo ay ku dhinteen 4 askari & haweeney rayidka deegaanka ka mid ahayd, lamana hubo ilaa iyo hada waxa sababay qaraxaas oo laga maqlayey magaalada oo dhan.

 

Qaraxaas ayaa sida la sheegayo waxaan loo badinayaa in qaraxaasi uu ka kacay Bumbooyinka gacanta laga tuuro oo ay xidhnaayeen askarta dhimatay qaarkeed, qaraxuna waxa uu xerada ka dhacay saaka iyadoo uu ka socdo shir u dhexeeyey odayaasha deegaanka & saraakiisha Ciidamada Bariga Itoobiya oo halkan ku sugan hadda.

 

source

Share this post


Link to post
Share on other sites
me   

Che

 

It would be wise if you read what you post.

 

The title and the news do not match.

 

Title says: Ethiopian Military Outpost Attacked, Which implies a willful act.

 

However, in the message it says. waxaan loo badinayaa in qaraxaasi uu ka kacay Bumbooyinka gacanta laga tuuro oo ay xidhnaayeen askarta dhimatay qaarkeed. And this means that it was an accident.

 

 

So which one is it? An attack or an accident? Politically I can understand that some people might want that the Buuhoodle situation gets out of control. However, dagaal laguma dagdago.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Waa yaab, xerada ciidammada Itoobiya ay ku leeyihiin magaalada Buuhoodle maxaa waaye, goormay Buuhoodle Itoobiya ka mid noqotay?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this