Sign in to follow this  
Suldaanka

Meles Zenawi photo history

Recommended Posts

Ma qirsan tahay in ay awooddiisa jinsayadeed, karaanka dadnimadiisu, hanaanka uu diintiisa u aaminsan yahay, himiliyoonka uu doonnayo in uu dadkiisa gaarsiiyo intuba ay bilyan goor ka heersareeyaa kuwaaga? Si kale isna waxa uu ku guulaystay in uu isku hayo dad si kasta u kala duwan: af, dhaqan, diin, dareen iyo himilooyin isku cakiran oo aan is qabsan karin, adigu dadkii ugu safisanaa oo wax walba oo ummaddi wadaagta wadaaga ayaad u horseedaysaa in ay kala qobqob naadaan......

 

Halka aad joogto ayuu kuugu iman mar ay ahaataba, 50 sano, 100 sano haddii aad joojin weydo kala go'a ummadda Soomaaliyeed iyo iska soo horjeedka.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this