Sign in to follow this  
Kashafa

Ayaan Daro

Recommended Posts

Kashafa   

This is the fruit of Al-Ictisaam's inhizaami, maangaab mentality that is wholly ignorant of fiqh-ul-waaqic. The result as you can see is whole-sale surrender and the bitter sight of the Ethiopian flag fluttering high in the air.

 

amxaar3.jpg

 

amxaar2.jpg

 

amxaar1.jpg

 

Ili Xog ogaal ah ayaa sheegaya in sanadka soo socda
Itoobiya ay Ibraahim Dheere u magacaabi doonto Madaxweynaha Maamul ku sheega dhulka Somaligalbeed
marka lagaaro 2011-ka wixii intaas ka horeeyana ay sii soca doonaan lashirida beelaha iyo Jaaliyadaha Dibadda.

Gudoomiyihii Jabhada Somaligalbeed Sheykh Ibraahim Dheere wuxuu horay u sheegay in ay galeen Xabad Joojin 3 Bilood ah balse arrinkaas ayaa Beenoobay markii la arkay
taageerayaasha Jabhadda oo lulalaya Calanka Tikreega iyo labada ciidan oo is dhaxgalay islamarkaana hal cadaw isla leh

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Kashafa, that is why u should support the ONLF, midda kale

change ur language since u r wadaad smile.gif don't insult every one who u disagree with.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^Good advice, lakin haddii Sh. Ibrahim sidan noqday maxaad ka filani ONLF?.

 

Ps. Dadka meeshaan jooga, hadal wanaagsan waa ku canaanyoodaan!, adaa iiga marag ah!.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Loool@canaanyoodaan. Lool beenta ma aha lakin sidaas waxaa ah qaarkood uun. Ninkan kashafa ah is daji dheh aduu kuu af fahmi e smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

This is a good lesson for Kashafa ..... if those guy chose to live with the Ethiopians with their beard and red cumaamado ,,,,, then he should expect part of Alshabab could do that too.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this