Sign in to follow this  
contraflow

People evacuate the 'Death City'

Recommended Posts

Somaia is better than any hollywood movie. These warlords are such an entertainment.

 

 

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baydhabo ayaa waxa ay sheegayaan, in Shacabkii ku dhaqnaa Magaalada ay Bilaabeen in ay Qaxaan, cabsi la soo daristay awgeed.

 

Qaxidaan Magaalada laga qaxaayo ayaa la sheegayaa in ay ka danbaysay, ka gadaal markii Xubnaha labada Gole ee ku sugan Magaalada Xudur ay goosteen in ay tagaan Magaalada Baydhabo.

 

Xildhibaan xaabsade oo isagu ku sugan Magaalada ayaa la sheegay in uu Diyaariyay abaabul ka dhan ah Xubnaha labada Gole oo uu kaga Hortagayo, isaga oo Airboorka Magaalada Baydhabo ku aasay Miinooyin.

 

Xildhibaan Xaabsade ayaa lagu soo waramayaa Galabta in uu Shiriyay Maleeshiyaadkii isaga taageersanaa oo Beeshiisa ahaa isaga oo ku war galiyay, in uu Xanuunsanayo doonayana in uu U amba baxo Magaalada Dubai.

 

Dhinaca kale waxaa la sheegayaa in aan la filanayn wax gurmad ah oo gacan siinaya Xildhibaan xaabsade, in ay uga imaanayaan Dhinaca Magaalada Muqdisho iyo Markaba.

 

Idamaale News

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dadkaan masaakiinta yaa ka qabto xaraantaan noolashooda ka dhigta naar aduunyada loogu keene. The warlords from this region are by far the stupidest warlords in all of somalia. They have caused their people so much suffering in the interest of other dhiigyacab. :mad:

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this