Sign in to follow this  
dhulQarnayn

Kala japkii ururkii biliiliqada ee la magac baxay Al-shabab

Recommended Posts

Originally posted by LayZie G.:

 

As a born and practicing muslim, I don't believe the principals of religion and state should be mixed. I believe that for a great nation like ours to prosper in the future, religion elements has to be eliminated. I don't believe that we should be ideal models to the world by adapting islamic state, no way, no how.

 

Islam is not just a religion, it's a way of life. I really hope your not serious about this statement, saying islam and government don't mix is borderline atheism.

 

Maylasia is a good example of a muslim country somalia can model itself after, promoting islam and shariah while making sure islam is not politicised.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

layzie G, you can't be choosy about ISlam. It is a package. You take or leave it. You don't want to be told not to go to a night-club? because it is against individual right?

 

You said "The reason why I reject this notion of islamic state is because sooner or later it will turn out to be puritan style of believe." Fine, what is wrong with the puritan style of belief? i am not talking about how it is practised by some. I mean the principles.

 

You sound like a brainwashed young girl. Not that I don't share some of your concerns about islamic gropus including Alshabab, but that your state of mind is not prepared to condemn and go out of the corrupt agnostic lifestyles of the west. You seem enamoured by vapid declarations of freedom and liberty.

 

LG- iimaankaagu khatar buu ku jiraa walaal. And this negro basketballer you hang around as aviatar won't rescue you on the day of judgement.

 

Xinn is copied for his comments. If he can't answer, i will take your statements to Nur for his analysis.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Gaarisa: Ciidamada Sirdoonka Kenya oo qabtey Xubno ka tirsan Kooxaha ka soo horjeeda dawladda Faderaalka ee Soomaaliya

 

Ciidamada Sirdoonka ee dalka Kenya ayaa qabtey labo nin oo laxaqiijiyey in ay ka tirsan yihiin Kooxaha ka soo horjeeda dawladda faderaalka ee Soomaaliya, waxaana laga qabtey deegaanada kuyaala Xuduuda ay wadaan dalalka Soomaaliya & Kenya.

 

Ragan la qabtey tiradooda waa labo xubnood, oo ka tirsanaa hogaanka garab ka tirsan Kooxaha ka soo horjeeda dawladda faderaalka ee Soomaaliya, kaasoo la baxay Khaalid Binu Waliid, waxaana mid ka mid ah uu daawo uraadsay ragan la qabtey deegaan ay joogeen ciidamada Sirdoonka ee dawladda Kanye ka dibna waa la qabtey.

 

Nin sheegay in uu ka tirsan garabka ay ka soo jeedeen nimanka la qabtey ayaa usheegay Saxaafada Soomaalida, in ay raga laqabtey ayaga ka tirsan uyihiin ayna talaabo ka qaadayaan dawladda Kenya.

 

Ciidamada Sirdoonka ee dawladda Kenya oo saxaafadu la xiriirtay wey diideen in ay faahfaahin ka bixiyaan, arintan waxa ayse qireen in ay qabteen rag ka tirsan kooxaha ka soo horjeeda dawladda Faderaalka ee Soomaaliya.

 

Nimanka ay gacanta ku dhigtay dawladda Kenya magacyadooda ayaa lugu soo koobay Xasan Sheekh iyo Cali Gurey, waxaana markii hore ay daganaayeen dalka Kenya, waxaana la filan karaah saacadaha soo socda in la helo magacyadooda oo buuxa.

 

Ragan waxa ay ka soo baxeen dalka Kenya, markii ay Soomaaliya ka bilowdeen dagaalada udhaxeeya dawladda faderaalka ee Soomaaliya & Kooxaha ka soo horjeeda sannadkii 2006, sida ay shaacinayaan warar laga helayo Magaalada Gaarisa.

 

-------------------------------------------------

 

dhulQarnayn :cool:

Republic Of California

Share this post


Link to post
Share on other sites

B/weyn: Dadweynaha Reer Baladweyn oo ka cabanaya Bandowga ay Magaalada ku soo rogeen Kooxaha ka soo horjeeda dawladda Faderaalka ee Soomaaliya.

 

Dadka ku dhaqan Magaalada Baladweyn ee xarunta gobalka Hiiraan ayaa walaac & Cabasho ka muujiyey bandowga saaran Magaalada B/weyn ee ay ku soo rogeen Kooxaha ka soo horjeeda dawladda Faderaalka ee Soomaaliya.

 

Dadka ayaa ka cabanaya Bandowgan oo Magaalada waqti hore ka hirgalaya, ayna sheegeen in uu xanibay Adeegyadoodii loona baahan yahay in waqtiga bandowga labadalo.

 

Yaasiin Cabdi oo ka mid ah dadka Magaalada Baladweyn ayaa usheegay AllPuntland in loo baahan yahay in bandowgan laga qaado Magaalada, ayadoo la eegayo xaaladaha qalafsan ee ka taagan Magaalada Baladweyn.

 

Kooxaha ka soo horjeeda dawladda Faderaalka ee Soomaaliya ayaa ku sheegay sababahan bandowgan sababey in loogu soo rogo Magaalada, sidii loo adkeyn lahaa amaanka Magaalada Baladweyne-ne, ayagoo sidoo kale bandowga waqtiga dhaqangalkiisa ka dhigey Afarta habeynimo.

 

Balse taasi waxaa imika ay la kulmaysaah diidmooyin ka imaanaya dadka Magaalada Baladweyn, oo xiliyada habeenkii ah ganacsan jirey markaasna ay ufuran yihiin goobaha cunada lugu kariyo.

 

Warar hoose oo kale ayaa sheegaya in sababahan Bandowgan loo keenay ay ka mid tahay cabsi ay qabaan kooxahan galay Magaalada, ayna ka qabaan dagaalo uga yimaada ciidamadii dawladda Soomaaliya & kuwii Itoobiya ee ka baxay Magaalada & duleedkeeda.

 

Dadka ayaa sidoo kale ka cabanaya amaan darada oo sii korortay, ayadoo xiliyada habeenkii ah ay Kooxaha dhaca telfoonada & waxyaabaha gacanta lugu qaato, waxaana siweyn ay ugu bateen Magaalada Baladweyn.

 

Maleeshiyooyin ka amar qaadaya Kooxaha ka soo horjeeda dawladda Faderaalka ee Soomaaliya ayaa habeenkii lugu dhex arkayaa Magaalada Baladweyn, ayagoo ilaalo ka haya xarumaha maamulka ee ay ku sugan yihiin imika xubnaha ugu sareeya Kooxahan qabsaday Magaalada Baladweyn.

 

Lama garan karo sida ay Kooxaha maamulaya Magaalada Baladweyn uarkayaan cabashada dadweynaha ku dhaqan Magaalada ay imika maamulayaan.

----------------------------------------------------

 

dhulQarnayn :cool:

Republic Of California

Share this post


Link to post
Share on other sites
Laba-X   

It is worthless debating with fools yaa AT&T...

 

Lazie-G, ka fiirso hadalkaaga walaal, waxyaalaha qaarkood siiba waxaad ku hadashay diinta waa loga baxaaye.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qorax   

Originally posted by LayZie G.:

As a born and practicing muslim, I don't believe the principals of religion and state should be mixed. I believe that for a great nation like ours to prosper in the future, religion elements has to be eliminated. I don't believe that we should be ideal models to the world by adapting islamic state, no way, no how.

Istaqfurullah!! sheeko calmaani & Ayaan Xirsi warkeedi oo kale ahaa! aduunow xaalka ba'

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Miyaa. :D Waxaan umaleeyey markii aan caanaboorihii kaa joojiyey inaad ii carootay. Marka waa maasha Allah hadaad caadi tahay.LOL

 

Laakin waa su aalee...maxaad ii la yaabantahay saaxiib oo aan dhimay?

 

 

dhulQarnayn :cool:

Republic Of California

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Here is a very telling statement from a guy who's got beef against dhulQarnayn and cannot cogently express his problems... smile.gif

 

dhulQarnayn :cool:

Republic Of California

Share this post


Link to post
Share on other sites

INDHACADOW SHAN BILOOD SHIIKH LAGUMA NOQDO

 

Qof Kasta Waxa uu yahay iskama badeli Karo Si Kasto oo Isku Ilaaliyo Qaabka Boliiska Dembi baaraha ah markuu dhaco Fal Dimbiyeed nooca uu doono ha ahaado Baaristiisa wuxuu ka bilaabaa shaqsiyaadkii horey loogu soo oogey Falkaan oo kale Boqol kiiba Boqol Dambiilaha wuxuu ka soo dhaxbaxayaa Shaqsiyaadkii horey u galey

 

Shiikh Yuusuf Indhacade wuxuu noo sheegey inuu ka Towbad keeney DAGAAL OOGE oo markaan Noqdey Shiikh u Jihaadayo Diinta waxaa nooga soo xigtey asagoo DAGAAL OOGE ah oo warbaahinta ka aflagaadeynayo ULI AMRIGII MADAXDIISA ahaa SHIIKH SHARIIF SHIIKH AXMED Reer Koofureedka waxey yiraahdaan "MUKULAAL MADAX DOOLI KAMA XAJISO"

 

Dagaal Ooge Indhacade Magaciisa dhabta ah waa Yuusuf Maxamed Siyaad "INDHACADE" wuxuu ka mid ahaa Maleeshiyaadkii Marxuum General Ceydiid uu ka keeney G/Galgaduud Markuu loolanka Siyaasadeed uu kula jirey Hogaamiyaashii kale oo isdiidinaayeen.

 

Markii ugu horeysey aan Idaacadaha ka Maqalno Sh.Yuusuf Indhacadee wuxuu sheeganaye inuu yahay Gudoomiyaha Gobolka Sh.Hoose oo xoog ku qabsadey waxaana dadka degaanka ay qireen inuu ula dhaqmaye si waxashnimo leh oo gaarey heer ah inuu Cashuur kaga qaato Neef kasta oo laga waraabinayo Biyaha Webiga.

 

Guushii Maxaakiimta ay gaareen waa dayacay markii nin ganacsade ah oo heyb wadaagaan laga gubey Maandooriyaha loo yaqaan QAADka

 

Wuxuu ahaa ninkii dhabarka ka jibiyey MIDOWGII MAXAAKIIMTA oo Iclaamiyey in Jihaad lagu qaado Itoobiya ,Wuxuu ahaa ninkii ka dambeeyey Jabkii Cududa Maxaakiimta ka soo gaarey Duulaankii ay ku qaadeen BAYDHABO ka dib markii uu soo firaaqeeyey Aagii Maanyo fuulka oo asaga qaabilsanaa.

 

Waxaa nooga soo xigtey asagoo yiri haleygo yeero Generaal Indhacade oo isku tilmaamey inuu yahay LIBAAX Careysan oo caruurtiisa laga laayey.

 

Ugu dambeyn Indhacade haduu aqoon u leeyahay Diinta Islaamka iyo waxa ay ka qabto SHAREECADA ISLAAMKA kuma fududaadeen Aflagaadada uu u geystey Walaaliisa Muslimka ah marna ah Madaxdiisa SHIIKH SHARIIF-- WAXAA LEEYAHAY YUUSUF INDHACADOW SHAN BILOOD SHIIKH LAGUMA NOQDO .

 

-----------------------------------------------------

 

dhulQarnayn :cool:

Republic Of California

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somalia: Islamic Courts, al Shabaab 'on verge of war'

 

MOGADISHU, Somalia Oct 4 (Garowe Online) - Reliable sources in Somalia's capital Mogadishu confidentially tell Garowe Online that insurgent groups waging war against the country's foreign-backed interim government are "on the verge" of open hostilities.

 

Relations between Islamic Courts fighters and al Shabaab gunmen worsened following al Shabaab's September threat to shoot down airplanes landing at Mogadishu's Aden Adde International Airport.

 

"The dispute is on the verge of war because there is no other visible solution," said an Islamic Courts source in Mogadishu who did not want to be named.

 

The source indicated that the biggest problem is al Shabaab's "opposition to peace" and the mortar raids on Mogadishu airport whenever a military or civilian airliner attempts to land.

 

Since September 16, when al Shabaab issued the threat, the airport has been targeted with mortars at least four times, leading to the government and its foreign allies' heavy shelling of civilian areas like Bakara Market in response.

 

However, a member of al Shabaab in Mogadishu accused the Islamic Courts of "wanting to destroy the [armed] struggle's successes."

 

"We will never accept the [islamic] Courts' idea…our decision is to unite our strength so our goal of becoming the leaders of this country [somalia] can be attained," said the al Shabaab source, who wished to remain anonymous due to the sensitivity of the matter.

 

Other Islamist sources in Mogadishu and Kismayo tell Garowe Online that the two insurgent groups – Islamic Courts and al Shabaab – have already taken steps to divide up the fighting ranks.

 

Al Shabaab reportedly expelled Islamic Courts fighters from the Jubba regions, including the port city of Kismayo, as the internal dispute worsened.

 

In response, the Islamic Courts "barred" al Shabaab from using Mogadishu's Bakara Market, which the Somali government has long accused of being a major base for insurgents.

 

Islamic Courts leaders, including Sheikh Sharif Sheikh Ahmed and Eritrea-based Sheikh Hassan Dahir Aweys, have publicly called on al Shabaab to stop the airport attacks.

 

Sheikh Sharif inked a peace deal with the Somali government in June, but Sheikh Aweys has opposed the agreement on grounds it provides no timetable for the withdrawal of Ethiopian forces.

 

Al Shabaab, however, has altogether rejected the peace deal and refused to recognize the exiled opposition group, which includes Sheikh Sharif and Sheikh Aweys as leaders.

 

In June 2006, when the Islamic Courts Union captured Mogadishu from U.S.-backed warlords, al Shabaab formed the core of the Islamists' fighting force.

 

The Ethiopian invasion later that year dislodged the Islamists from power, breaking up their ranks into small fighting units largely responsible for an ongoing insurgency.

 

In March this year, the U.S. government officially designated al Shabaab a terrorist organization and by May 1, al Shabaab's most well-known leader, Sheikh Aden Hashi Ayrow, was killed in an American air strike in central Somalia.

---------------------------------------------------

sign0098.gif

 

dhulQarnayn :cool:

Republic Of California

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this