Sign in to follow this  
Muruqmaal

K a jawaab Su'aalhan ku wajahan Sh. Shariif iyo dowladiisa

Recommended Posts

1) Ethiopia maxay ku diidan tahay Cali Khaliif Galayr? 2) Ethiopia yey la damacsan tahay inuu jagadaa muhaamka ah qabto, maxayse tahay shuruudaha muhiimka ah ay ku xulanayso shaqsiga ay la damacsan tahay xilkaa inuu qabto? 3) Saameyn intee la' eg ayay ku leedahay go'aanka madaxweynaha Sh. Shariif ee ku dooranayo Raysalwasaarihiisa?

4) Hadii madaxweynaha garab maro damaca Ethiopia maxaa dhaci kara? 5) Dowladan uu madaxda ka yahay Sh sHARIIF xiriir intee la'eg ayay la yeelan doontaa Ethiopia?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Caqabadahan ayaa ah waxa dowladan hor yaala. Waa ay ku qasban tahay in ay in badan isku daydo inay Ethiopia la heshiiso, waayo haday Ethiopia la yeelan xiriir wanaagsan waxay u muuqataa inay mari doonto jidkii ay martay maray dowladii uu Cabdiqaasim madaxda ka ahaa. Ethiopia waxaan u arkaa inay tahay dacowga koobaad Somalia raalina kama ahan kamana noqon doonto in ay aragto dowlad xoogan oo Somalia ka hirgasho, waayo waxay kala kulmi doontaa caqabado hor istaago danaha ee ka leedahay geeska Africa. Xiligan xaadirka Somalia kama jirto dowlad sal adag ku taagan waa ku qasab dolwada Shariif in ay hesho kalsoonida Ethiopia si aysan u jilaafaynin dowladiisa. sahariif waxaa kaloo loobahaan yahay inuu hishiis la galo Al Shabaab si dalkan loo badbaadiyo damaca xun ee Ethiopia u hirgalin.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this