Sign in to follow this  
Juje

Justice Al-Shabaab Style

Recommended Posts

Juje   

Niman lagu eedeeyey iney kufsadeen haweeney oo xukun tacsiir ah lagu fuliyey fagaare ku yaala bartamaha magaalada Kismaayo

 

Maamulka Islaamiga ah ee magaalada Kismaayo ayaa maanta xukun tacsiir ah ku fuliyey labo nin oo lagu eedeeyey iney gabar Soomaliyeed ku fara xumeeyeen maalmo deegaanka Goob weyn ee ku yaala meel illaa 15 km dhinaca woqooyi kaga beegan magaaladaasi kuwaaaso ay gacantu ku soo dhigeen ciidamaada maamulkaasi.

Goobta lagu tacsiirayey labadaasi oo aheyd fagaaraha loo yaqaano beerta Xoriyada ee magaalkada Kismaayo ayaa waxaa soo buuxiyey dadweyne aad u fara badan oo ka tirsan kuwa degan magaalada Kismaayo kuwaasoo iskugu jiray haween caruur iyo dad dhalinyaro ah, waxaana labadaasi nin lagu dhuftay midkiiba illaa 100 karbaash oo Tacsiir ah.

Madaxa warfaafinta ee maamulka Islaamiga ah ee magaalada Kismaayo Sheekh Xasan Yacquub ayaa sheegay labadan nin ee lagu fuliyey tacsiirta uu xukunka lagu riday yimid ka dib markii ay ku cadaatay iney fal kufsi ah u geysteen haweeney Soomaliyeed oo ka tirsan dadka deegaanka Goobweyn ee duleedka magaalada Kismaayo, wuxuuna xusay in sidoo kale lagu xukumay labada nin in ay bixiyaan labo neef oo lo’ah oo la siiyo haweeneyda ay kufsadeen isagoo ugu dambeyntiina sheegay in xukunka ragaasi la waafajiyey shereecada Islaamka

 

Source

 

Couple of months ago they stoned to death a 14 years old girl because , as they claimed, she committed adultery. Now two grown up men who have raped a women , as they say, are being whipped with lashes.

Punch of illiterate, arrogant and senseless ****** if you ask me.

Share this post


Link to post
Share on other sites
me   

^Imagine Cimaamad cas, Helly Hansen jackets and timberlands. Lets add snowmobiles while we are at it.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Abwan, adeer as is with your whole history you destroy one thing only for the product to bite you in the ***.

 

The TFG's demise will empower not you, or your group but Xasan Turki, Goodane, Fuad Shangool and Abu Mansuur, these men are not gonna take orders from Adeer Ahmed Diriye...lol.

 

Like I said enjoy and I hope you lads dont complain about the new rulers of the south as you did the previous ones.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Duke, sxboow soo adigii maalin dhaweed lahaa Xassan Turki waa tribal leader oo waa nin wanaagsan, kolba ma waxaad doonto ayaad orani.

 

 

well, to me, everyone who is power hungary should go to hell, turki walaa tuur, mansuur walaa abuu maqas

Share this post


Link to post
Share on other sites

Nuune, I think you need to rest reading all the Duke comments on SOL, seems to be making you real tired old boy.

 

My comment above about Xasan Turki did not mention him being bad or good.

 

The TFG's demise will empower not you, or your group but Xasan Turki, Goodane, Fuad Shangool and Abu Mansuur, these men are not gonna take orders from Adeer Ahmed Diriye...lol.

:D Whats you point Nuune?

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^ Duke, I was referrin to an earlier post of urs when Kismaayo was captured by Turki's militia.

 

In dat post, you were cheering for him, and here, different.

 

Adeer meel aan kuu raaco ayaan garan la'ahay, mar baan is dhahay Duke waa af hayeenka Somaliland

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

So what happens to the girl? She gets labo lo' and goes unpunished? After all she got raped! Shouldn't they stone her to death, just like they did with the other 13yr old girl? One gets stoned to death for getting raped, while the other is rewarded and nimankii kufsadayna loo karbaasho? Well this system isn't just fair... cursing.giffuming.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

LOL@KK, dadkaan waxa ka daran kuwa shaaha u shubayaa oo hadana cheering them on by welcoming them into their communities and homes in open arms in hopes of establishing law and order. OO kaalay halkaan oo sidaa rabtib noogu maalmul. allaahu akbar ya KK, the punisher is the rapist, he just decided inuu niman kale ku nabo, just like he raped the other girl before he made her sign off a bogus confession and ordered her to be stoned to death.

 

Aniga waxa aan aad uga nahaa ilmaha yar yar oo la kufsanaayo. These men are established pedophilers, who as we speak are committing sexual acts w/infants.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this