Sign in to follow this  
Jacaylbaro

The Confused Farmaajo: I Will Work on The 4.5

Recommended Posts

Muqdisho: (Sh. M. Network) Warsaxaafadeed uu soo saaray Ra’iisul wasaaraha dowladda KMG Soomaaliya ayaa waxaa uu dib uga laabtay hadal shalay uu ka hor sheegay qaar ka mid ah haweenka Soomaaliyeed kaasi oo ku aadana axdiga dowladda KMG ee 4.5, waxaana uu sheegay in si qaldan loo fasiray.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Raysalwasaaraha Dawladda Federaalka Soomaaliya Mudane (Farmaajo) ayaa sheegay kulankii maalintii Isniinta uu la qaatey haweenka Soomaaliyeed, hadal uu ka jeediyey halkaas oo ku sabsanaa habqaybsiga awoodda dawladda ee ku dhisan 4 beelood iyo bar ama 4.5 in loo fasirtey qaab aan ahayn ama ka fog ulajeedadiisi.

 

Warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiska Raysalwasaaraha ayaa lagu yiri “Ujeedadeydu waxay ahayd inaan sheego in hanaanka qaybsiga qabaa’ilka ee 4.5 uusan ahayn mid xaq ah, balse uu yahay xilligan dalku ku jiro colaadaha mid xal ah, isla markaana ku qeexan dastuurka”.

 

Raysalwasaaraha ayaa sheegay in haddii baarlamaanku siiyo kalsoonida uu ku hawlgeli doono Axdi Qarameedka kumeelgaarka ah.

 

Raysalwasaare Farmaajo ayaa sheegay in uu qabo in mustaqbalka loo gudbo nidaam caddaalad & dimoqraadiyad ku dhisan, Balse inta laga gaarayo taas uu ku qanacsan yahay Axdi Qarameedka kumeelgaarka ah.

 

Arintan ayaa imaaneysa kadib markii Raysalwasaaruhu uu ka sheegay kulan uu la qaatey haweenka Soomaaliyeed in aanu dawladiisa ku soo dhiseyn nidaamka 4.5 kaas oo axdiga kumeelgaarka ah dhigaayo, waxaana dadka qaarkiis u fasireen in Raysalwasaaruhu durba der-deray axdigii iyo nidaamkii raysalwasaaraha lagu soo xushey.

Share this post


Link to post
Share on other sites
AYOUB   

Originally posted by Che -Guevara:

He isn't confused-just tied down by a sad reality.

The "sad reality" that landed him the PM job, right? smile.gif

 

 

"Qawda maqashii waxna ha u qaban"

Share this post


Link to post
Share on other sites

Raysalwasaaraha Dawladda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa sheegay kulankii maalintii Isniinta uu la qaatey haweenka Soomaaliyeed, hadal uu ka jeediyey halkaas oo ku sabsanaa habqaybsiga awoodda dawladda ee ku dhisan 4 beelood iyo bar ama 4.5 in loo fasirtey qaab aan ahayn ama ka fog ulajeedadiisi.

 

Warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiska Raysalwasaaraha ayaa lagu yiri “…Ujeedadeydu waxay ahayd inaan sheego in hanaanka qaybsiga qabaa’ilka ee 4.5 uusan ahayn mid xaq ah, balse uu yahay xilligan dalku ku jiro colaadaha mid xal ah, isla markaana ku qeexan dastuurka…”.

 

Raysalwasaaraha ayaa sheegay in haddii baarlamaanku siiyo kalsoonida uu ku hawlgeli doono Axdi Qarameedka kumeelgaarka ah.

 

Raysalwasaare Farmaajo ayaa sheegay in uu qabo in mustaqbalka loo gudbo nidaam caddaalad & dimoqraadiyad ku dhisan, Balse inta laga gaarayo taas uu ku qanacsan yahay Axdi Qarameedka kumeelgaarka ah.

 

Arintan ayaa imaaneysa kadib markii Raysalwasaaruhu uu ka sheegay kulan uu la qaatey haweenka Soomaaliyeed in aanu dawladiisa ku soo dhiseyn nidaamka 4.5 kaas oo axdiga kumeelgaarka ah dhigaayo, waxaana dadka qaarkiis u fasireen in Raysalwasaaruhu durba der-deray axdigii iyo nidaamkii raysalwasaaraha lagu soo xushey.

 

Horseed Media

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this