Sign in to follow this  
General Duke

Ethiopian led forces capture Beledweyne...

Recommended Posts

Cutubyo ka tirsan Ciidamada Ethiopia oo soo gaaray Deegaanka Ceel gaal

 

Cutubyo ka tirsan Ciidamada Ethiopia oo shalay soo gaaray Deegaanka Kalabeyrka ayaa u soo dhaq dhaqaaqay dhanka Magaalada Beled weyn, iyagoona soo gaaray meel 10KM u jirta magaalada oo lagu magacaabo Ceel gaal.

 

Imaanshaha ciidamadan ayaa ka dambeysay kadib markii Ciidamada Dowladda saaka la wareegeen guud ahaan Magaalada Beled weyn, kadib markii ay isku ballaariyeen qeybo ay magaaladaas ka joogeen Xoogaga Hubeysan.

 

Ma cada in Ciidamadan Ethiopianka xoojin u yihiin kuwa Dowladda Soomaaliya iyo in kale, hase ahaatee dhaq dhaqaaqa Ciidamadan ayaa la ogeyn halka uu ku biyo shuban doono.

 

Ciidamada Ethiopia ayaa la sheegay inay shalay soo galbiyeen Ciidamo soomaali ah, oo tababar ugu soo idlaaday gudaha Ethiopia kuwaasoo saaka la wareegay guud ahaan Magaalada Beled weyn.

 

Dhaq dhaqaaqyada ka jira Gobolka Hiiraan ayaa u muuqday dagaalo lagu hoobto oo halkaas ka dhaca, waxaana wali ku sugan qeybo ka mid ah Gobolka Xoogaga ka soo horjeeda Dowladda

 

Hoyga wararka Somaliyed

www.Jowhar.com

Jowharcom@hotmail.co m

Jowharcom@gmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xaalada Magaalada Beled weyn oo saaka degan iyo Ciidamada Dowladda oo wali ku gaardinaya Xaafadaha

 

Xaalada Magaalada Beled weyn ayaa saaka degan, iyadoo dhaqaaqa dadka iyo ganacsiga uu yahay mid caadi ku soo laabtay tan iyo wixii ka dambeeyay shalay oo magaalada ka dhaceen dagaalo u dhaxeeyay Ciidamada Dowladda iyo Xoogaga ka soo horjeeda.

 

Sida ay sheegayaan wararka Bandow xalay lagu soo rogay Magaalada gaar ahaan dhanka Galbeed ayaa si rasmi u dhaqan galay, waxaana Ciidamada Dowladda ku gaardinayaan Xaafadaha Magaalada iyagoo feejignaan ka muuqato.

 

Ciidamada Dowladda ayaa sidoo kale gaaf wareegaya gudaha iyo duleedyada, waxaana ammaanka ay sheegeen inay si weyn u sugi doonaan ayna ka hortagi doonaan falal kasta oo amniga wax u dhimaya.

 

Saraakiisha hogaamineysa Ciidamada ayaa sheegay in magaalada degan tahay oo aan wax dhibaato ah ka jirin, waxaana ay ugu baaqeen dadka Magaalada inay deganaan muujiyaan.

 

Dadka ku dhaqan Magaalada ayaa ka cabsi qaba in dagaalo rogaal celis soo qaadaan Kooxaha ka soo horjeeda Dowladda, waxaana ka jira Magaalada dhaq dhaqaaq ciidan.

 

Lama saadaalin karo sida ay ku dambeyn doonto Xaalada Magaalada, oo hada gacanta ugu jirta hal dhinac, waxaana la ogeyn tallaabooyinka ka dambeeyay la wareegitaanka guud ee Ciidamada Dowladda kala wareegeen Magaalada Xoogaga Mucaaradka.

 

Hoyga wararka Somaliyed

www.Jowhar.com

Jowharcom@hotmail.co m

Share this post


Link to post
Share on other sites
Meiji   

^^

 

You should learn to read.

 

Somali soldiers took over Beledweyn.

 

The Ethiopians are in Kalabery and Ceel Gaal, 18-20 km from the city.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^You should not be too mad adeer, why are the Ethiopians only 10 KM from the city at the same time these clan militia get great deal of courage?

 

You are indeed lost much like the happless Sharif.

Share this post


Link to post
Share on other sites

The Ethiopians are engaging in what is classically termed as “hoodadyn” which is that of making targeted noise at the grain boundaries of hostility in support of one faction (the TFG in this case). It is “Gala meesha oo jafa nimanka waan idin daba soconaaye” sort of tactic under the radar.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

I don't see demonstrations in foreign capitals this time around, WHY I say?.. If we did it before can't we do it again?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

Originally posted by General Duke:

^^^Thats what the news states saxib, whats your take?

no it doesn't. it says the ethiopian forces are 10-15 km from Beledweyne, but government forces on their own took over by force. Stop being a hater.

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

Ethiopian troops 15-20KM from Beledwayne doesn't make much of a difference if they are inside Beledwayne itself. The current positions are inside Somalia, which is direct voilation of the territorial integrity of somalia.

Share this post


Link to post
Share on other sites

The only reason the armed groups ran away was because the Ethiopians came. Simple really.

 

Lets watch the story, Beledweyne seems to be more important than we thought.

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

^I think because Beledwayne is closer to the Ethiopian 'border' with somalia. Therefore if it all falls, it would be strategic location that operations could be launch into Ethiopia, so the xabash fears.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Maybe its true, but it seems your hero's are only brave to fight inside Somalia, and once they hear Ethiopian troops they flee into the bushes, fake Mujahids will lose in the long run.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Red Sea:

Ethiopian troops 15-20KM from Beledwayne doesn't make much of a difference if they are inside Beledwayne itself. The current positions are inside Somalia, which is direct voilation of the territorial integrity of somalia.

Are you into Somalia now? Man, you cool!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this