Sign in to follow this  
General Duke

One sided ceasefire..

Recommended Posts

Sidee ku dhaqan gashay xabbad joojinta halka dhinac ah ee markii labaad Muqdisho ka hirgashay? (Warbixin)

 

Somweyn Media Center (SMC) Muqdisho 03/04/07

 

Magaalada Muqdisho caasimada dalka Soomaaliya oo iyadu caan ku noqotay isla markaana gobolada kale ee dalka kaga dheereysay dagaalada ujeeddooyinka badan, isku dhacyada beelaha iyo falalka abaabulan ee lagu khaarajiyo dadka qiimaha u leh dalka, hase yeeshee inta aan ku fogaan taariikhdii foosha xumeyd ee ka dhacday Muqdisho sanadadii la soo dhaafay, ayaa hadana magaalada Muqdisho waxaa ka dhacday toddobaad tacsi ah oo ay ka dhaceen dagaal aan hore u soo marin, kaas oo ka duwanaa dagaaladii hore uga dhici jiray.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dagaalada Muqdisho ka dhacay ee socday afarta maalmood qasaaraha ay geysteen wuxuu saddex jibbaar ka badan yahay ugu yaraan dagaal beeleed socda sanad barkiis, taasi oo sababtay awooda iyo hubka casriga ah ee ay adeegsanayeen ciidamada Itoobiyaanka oo iyagu kaaga darane liishaankoodu aad u dheereeya, iyagoo xitaa caado u noqotay in dhismihii ay xabbada qoryaha gacanta kaga soo dhacdo ay dhulka la simaan, halka maleeshiyooyinka dagaalamaya ay adeegsanayeen tabo kala duwan oo ay ku wiiqi karaan awooda Milateri ee kahorjeeda, iyagoo ku guuleystay inay soo ridaan mid ka mid ah diyaaradaha qumaatiga u kaca oo ka qeyb qaadaneysay dagaalka, sidoo kale inay gubaan gawaarida ay wataan ciidamada Itoobiyaanka ah isla markaana tiro askarteeda ah ku dilaan, hase yeeshee oo la filayay in Muqdisho ay ka dhacayaan dagaal dowlad-diid ah, ayaa hadana waxaa soo baxaya su'aalo la iska weydiinayo xabbad joojinta goos gooska ah ee halka dhinac ka imaaneysa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Sida lala wada socdo tan iyo markii caasimada Muqdisho soo gaartay Dowladda Federaalka waxaa magaalada Muqdisho ka dhacayay dagaalo sida muuqata ay ka dambeeyeen kooxaha sheegtay inay ****** yihiin, isla markaana habeen iyo maalin adeegsanayay madaafiic kala duwan oo ay ku tuurayeen dowladda iyo ciidamada Itoobiyaanka ah, iyagoo sidoo kale hoobiyeyaal la dhacayay kaabayaashii shacabka sida Dekedda iyo garoonka diyaaradaha, waxaana shaki la geliyay sida dowladda Federaalka u shaqeyn karto, kadib markii ay dhaceen falal dhowr ah oo lagu khaarajinayo madaxda dowladda iyo ciidamadeeda, tiiyoo dhacdadii ugu yaabka badneyd ay noqotay markii niman wejiga qarsaday ay dileen nin xirnaa dareyska ciidamada Booliska.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dagaalka oo socda laba maalmood ayaa waxaa kulan uu soo qabanqaabiyay Madaxweyne C/llaahi isugu yimid xubnaha beelaha ****** ee ka mida dowladda Federaalka, iyagoo ka dooday muddo dhowr saacadood ah, waxaana kulankooda ka soo baxay laba qodob oo kala ah: In dagaalka Muqdisho ka socda aanu ****** wax lug ah ku lahayn, iyo in dagaalka ay ka dambeeyaan haraagii Maxkamadaha Islaamiga ah oo ku gabbanaya magaca beelaha ******, tiiyoo fikirka guud ee dowladda Federaalka uu noqday in dagaalka Muqdisho ka socda uu u dhaxeeyo haraagii Maxkamadaha iyo kooxo argagixiso ajnabi ah oo ku dhuumaaleysanaya gudaha magaalada Muqdisho, iyagoo wax lala yaabo ku tilmaamay inaanu jirin ****** afka u duuban oo dagaalamaya, taasi oo ay sheegeen inay tahay astaanta kooxaha argagixisada ee ka muuqda shaashadaha caalamka sida uu yiri Wasiir ku xigeenka Gaashaandhigga Salaad Cali Jeelle.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waxaa shaki la geliyay cida sida tooska ah dagaalka uga mas'uulka ah, mar haddii ay soo baxeen laba koox oo sheegtay inay ka dambeeyaan (******, Haraagii Maxkamadaha+argagixiso ajnabi ah) dagaalada Muqdisho ka dhacay ee geystay qasaaraha aadka u ballaaran, hase yeeshee muxuu xalku noqon karaa haddii cida tuuryada bilowday ay xabbad joojin iskeed ah ku dhawaaqdo laba jeer, iyadoo hadalada ka soo yeeraya mas'uuliyiinta Hawiyaha mucaaradka ah uu aad uga weyn yahay cod beeleed ka soo yeeray mid ka mid ah afarta beelood ee ugu waaweyn beelaha Soomaaliyeed (******).

Share this post


Link to post
Share on other sites

The ceasefire was never a serious matter. These guys are buying time. They are thinking of exit strategy. How do I get out of my bililiqo home and how do I go to a safe haven?

 

I think Eritrea is welcoming. Ahmed diriiye, Culusoow, A.qasim you are no longer able to occupy, fund occupation, or start clan wars.

 

Take your last stand, bow, and....

 

Hit the road Abdiqasim and don't you come back no more no more no mooore.

 

Hit the road Culusoow and don't you come back no more no more no mooore.

 

Hit the road Nabadoon bililiqo and don't you come back no more no more no mooore.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Fakir ahaan way jiraan dad siyaabo kala duwan u arka qormadeydan xasaasiga ah, hase yeeshee inkasta oo aan u soo joogay mudadii 16-ka sano wixii dalka ka dhacay, dhowrkii xukuumadood ee feynuustooda lagu demiyay Muqdisho, waxaan kula talin lahaa dadka Muqdisho inay shucuurtooda ku muujiyaan rabitaanka Dowladnimo, inay dadkooda dhexdiisa ka ridaan oo natiijadii ka soo baxdayna ay noqotay in meydadka dadkooda ay waddooyinka yaalaan in ka badan 70-saacadood, waxaana kula talin lahaa in caqligu shaqeeyo.

 

Ma aha wax caqli saliim ahi aqbali karo in dowlad caalamku aqoonsan yahay looga horjeesto iyadoo magac beeleed la adeegsanayo, waana wax aan adduunyada ka dhicin in Qaran qabiil ka xoog badiyo, waxaana kula talinayaa kooxda magac qabiil huwan inay xisbi sameystaan dabadeedna iyagoo mucaarad ah isla markaana aan adeegsan qoriga caaradiisa ay la gorgortamaan dowladda Federaalka, waaba haddii ay dhab ka tahay rabitaankooda saldanad iyo dhaliilaha ay ka eegayaan dowladda Federaalka.

 

 

Somaliweyn Media Center

Somalia - Muqdisho

Share this post


Link to post
Share on other sites

The ceasefire was never a serious matter. These guys are buying time. They are thinking of exit strategy. How do I get out of my bililiqo home and how do I go to a safe haven?

 

I think Eritrea is welcoming. Ahmed diriiye, Culusoow, A.qasim you are no longer able to occupy, fund occupation, or start clan wars.

 

Take your last stand, bow, and....

 

Hit the road Abdiqasim and don't you come back no more no more no mooore.

 

Hit the road Culusoow and don't you come back no more no more no mooore.

 

Hit the road Nabadoon bililiqo and don't you come back no more no more no mooore

:D:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

yo u forget the real one!!

 

Yeey, take the magic bus outta of xamar!! loool

 

Duke! u better be looking for a job, word is that mckeedees is hiring!! the dream is gone YAA WALAAD!! LOOOOOOL.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Pi   

^^ The secessionsts are tired about talking about their traingle state (or should I say NON-STATE). Talk about eternal neglect and rejection from the world. Life is bia!tch, aint it? This is what happens when every minority tribe thinks they can secede.

Share this post


Link to post
Share on other sites
N.O.R.F   

^^Did the president 'do a runner'? Yes or No?

 

'The seccessionist' is saying this and that is rather predictable dont you think?

 

Predictable is your first name i see, i wonder what the i means? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ebyan   

Some people try to pass off their dreams as facts. Wake up already. How many times has the President "died" or "fled the country" again? smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Pi   

Northerer, do you know Abdullahi Yusuf single-handedly destroyed your dreams of secession. Ciil badanaa. 16 yrs. for nothing. LOL.

 

Besides, am I predicable for taking jabs at seccessionists. Anyhow, the only respectable Somalilander on this forum is NGONGE. He opposes the TFG and what they do, yet the man is refreshingly objective. He doesn't come across as some cuqdad-laden oppurtunist wimp like many of the seccessionts. You should learn from him. No hypocrisy and oppurtunism. Just genuine Somali concern. You should learn from the old man.

Share this post


Link to post
Share on other sites
N.O.R.F   

^^your clutching straws again.

 

The question here is, in case it has escaped you, is what the TFG/Ethiopia/US doing correct? I think not and you think yes.

 

Fact of the matter is my objection (and the objections of most Somalis including people from your tribe) is based on the principles of Islam/Somalinimo. Your indifference is based on tribalism.

 

You simply connot escape these facts ya Predictable 'i'.

 

go on, throw another comment in about seccession.

 

'you know but you acting like you dont knooooow'

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this