Sign in to follow this  
Garyaqaan2

Bare Huuraale xoog ayaa la iiga saaray Kismaayo

Recommended Posts

loooooool ,,, who was he fighting against markii hore.

 

Meesha dagaal baa ka dhacay ilaa 200 oo qof ku dhinteen ,, ma jin buu la dagaalamayay markaa ?? ,,, and then you saw you saying fuel and stuff baa la xidhay and Kismayo will be the last aan qabsano and those lines. Now the latest news is saying duqu maleeshiyo ayuu urursanayaa somewhere in Gedo ,,,,,,,,

 

Then it is you saying dagaal ma jiro and he will concile with the Wadaado ,,,,,,, if it is that easy to reconcile maxaa boqolaalka qof loo laynayay markii hore ?? ... or because they are both against the tfg they want inay gacanta is qabsadaan ???

Share this post


Link to post
Share on other sites

Its Ramadan lads, Barre and his threats and his "cousins" according to Horn who killed 100s of his militias and arrested their "cousin" Taano who happened to be a "shiekh" and other issues shoudl be left till the end of the holly month..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

JB I have since edited and expanded my post. Follow up on it.

 

Saad ka war qabtid dagaalku saacad ma qaadan, dhawr qaybood ayuuna u qaybsamay.

 

Dagaalka intiisa badan Al Shabaab, oo beesheeyda ugu horayso iyo Barre shaqsigiisa ayay ka dhex dilaacantay. Waxa isku dhacayba waa Barre iyo wadaada beeshiisa, ayaga ayaan u yeertay Al Shabaab, waxa dagaalka qasay oo maalintii seddexaad soo xoomay waa waxii nacayb qabiil ku jiray oo u arka hayay ninka Barre sumcada beeshiisi.

 

Ummadaan ka dashay waxa ka xanaajisay, ayagoo xataaa dagaalka ka fadhiistay oo midnana aana taageerin Barre iyo Wadaada waxay ahayd ta dhacday maalintii seddexaad. Taas weeyeen mida ina wada qaribtay oo ku kaliftay wax badan oo ka mid ah Barre beeshiisa aanan dagaalamin inay qoryo qaataan oo dhinaciisa saftaan. Nasiib wanaagse, dagaalki markii ayuu dhamaaday oo watuu Barre magaalada ka baxay.

 

Isbahaysigii durba magaalada marki ay gacanta u ku dhigeen, qolyahi soo xoomay ujeedadoodu ma hirgelin. Qolayahan waa kuwii isticmaalay Maxaakiimti berigii hore ee magaalada gacanta ku dhigeen. Qolyahan Ujeedadoodu waxay ahayd in la caburiyo beesha Barre ama reer Gedoba oo hubka laga dhigo, ayaguna marsada iyo ayraboorka iyo meelaha muhiimka ah ee magaaladu ka mid ah ay saldhigtaan. Taas ma suuroobin waayo wadaadadu dagaalka bilaaway oo ka dashay beesha Barre ayagu diyaar bay u ahayd qorsha ay fulin laahyeen si isla markiiba magaalada nidaam u hirgeli lahayd oo nabado loo xoojin lahaa.

 

Marka qolyahii soo xoomay meeshey ka sugayeen in la caburiyo beesha Barre, wadaadi amar bay ku bixiyeen mileeshiyadii reer Gedo inay hubka haystaan bararkii controolada ay hayeene inay xoojiyaan.

 

Ka bacdiine maslaxada ummada oo dhan ayay u dhaqaaqeen waana taa mida meesha islaax ka dhigtay oo nabad iyo nidaam ka hirgelisay.

 

Hadaad xasuusatid, intay aysan na qariban qolyahii soo xoomay maalintii Seddexaad waanigii warka dhabta ah meesha ku qorayay:

 

Originally posted by HornAfrique:

 

Fighting was several phases:

 

1. Inter sub-clan.

2. Barre Hiiraale vs. remnants of Al Shabaab who came to support their ideology brothers in Hiiraale sub-clan.

3. Barre Hiiraale and supporters vs. the Unholy Alliance that took advantage of the meelee.

Source

 

Qaladaadki dhacay waa la saxay, waxa soo xoomayne meeshoodi baa la fadhiisiyey. Xaaladu waa barwaaqo iyo islaax, hada ka bacdi is afgarad iyo wada shaqayn ayaan rajaynaynaa!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Beesheyda iyo beeshooda miyaan laga weynaaneyn? Wadaadadii xataa ma waxay noqdeen beel hebel? Dad waaweyn oo walli u kala doodayaa Warlords in this time and age, Allow naga saar mugdigaan...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Originally posted by Gheelle.T:

Beesheyda iyo beeshooda miyaan laga weynaaneyn? Wadaadadii xataa ma waxay noqdeen beel hebel? Dad waaweyn oo walli u kala doodayaa Warlords in this time and age, Allow naga saar mugdigaan...

Adigoo kale alle haynaga wado dhigo, inaan beesheyda iyo beeshooda ka waynaano. Dalka ayaaba hagaagi lahaa so ismaadan oran? smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Horn, if I ask a dump and silly question, why are these sub-clans who are supposedly from the same large clan have been fighting in that dust town in the past decade and half? Why the control of the city by a single sub-clan is so important? I don't know if any one have the answer, but I hope people would at least ask themselves these kind of questions and find a solution.... that's just a hope!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
ilax   

Originally posted by Emperor:

^Aren't you re-energizing to start up this discussion while you were doing the preaching, halkaa maad iskaga xirtid.

Waad la heshay,Somali waa ay ka waynan ladahay nago ree hebel ah iyo hebelow hebel qabo. War qabiilka ma sidii ilaahay inoo fury u isticmaalo haddii kale iska dayno.WAA RAMADANA WACDIGA HA LA BADSO.WASALAMU CALAYKUM

Share this post


Link to post
Share on other sites

Nasiib wanaagse, dagaalki markii ayuu dhamaaday oo watuu Barre magaalada ka baxay

:D:D ,, I like sidaad hadalka u dhigtay lakin to my knowledge magaalada kamuu bixin ee dagaal baa lagaga saaray sxb oo waadigii ogaa wixii ka dhacay iyo sidii xataa baabuurtiisii oo baacsaday isagana waabuu dhaawacmay la leeyahay.

 

Midda kele, halkii marka horeba ay sartu ka qudhunty ee isaga iyo wadaadadu ay ku dagaalameen so sideedii maaha ?? maxaa lagu xalliyay. hadiise uu magaalada ku soo noqdo ma isagoo shaqsi caadiya ah buu joogi mise maleeshiyadiisii buu dib u urursan oo uu hogaamin doonaa ??

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this