Sign in to follow this  
Garyaqaan2

Bare Huuraale xoog ayaa la iiga saaray Kismaayo

Recommended Posts

Mr bare Huuraale oo maanta wareeysi siiyay bbc da ayaa sheegay in kismaayo xoog looga soo saaray.lol Aynah si wada jir ah uu ga soo saareen ******* lol iyo onlf.

 

 

Barre Hiiraale “Waxaa naga go’an in aan si dhaqso ah ugu laabano Kismaayo”.

 

Barre Aadan Shire (Barre Hiiraale) oo ka Mida MUDANAYASHA BAARLAMANKA Soomaaliya dhawaana maliishiyooyinkiisa looga itaal roonaaday dagaal ka dhacay magaalada Kismaayo ayaa hada ka dhawaajiyay in uu qorsheynayo sida ugu dhaqsiyaha badan in uu dib ugu laabto magaalada Kismaayo.

 

“Waxaa naga go’an in aan si dhaqso ah dib ugu laabano magaalada Kismayo”ayuu yidhi Barre Hiiraale oo isagoo ku sugan gobalka Geedo u warramay laanta Afka Soomaaliga ee BBC-da.

 

Barre ayaa sheegay in dagaalkii loogasoo saaray Kismaayo uu ahaa mid qaab qabiil oo kale ah,inkastoo uu hadana sheegay in AL Shabaab ,Maxkamadaha beelaha iyo qabiil kale ay qabsadeen oo ay is bahasyteen,qabiilkaas oo uu ku sheegay in uu yahay *******

Horay waxaa loo ogaa in magaalada Kismayo xasuuq beeleed loogu geysan jiray dadka ku abtirsada Beesha ******* inkastoo aynsan hada muuqan rasmi ahaan in ay qabsashada Kismayo ugu lug leeyihiin,waxaana hadalkiisan loo arkaa oor kacsi uu ku oor kacsanayo magaca qabiilka Qaawan ee ******.

 

“Si kasta oo ay noqotaba waan ku laabanayaa kismaayo oo ay ku nool yihiin sadexdeyda Xaas iyo caruurteyda”ayuu mar kale yidhi Barre Hiiraale.

 

Hadalka Barre Hiriaale ayaa kusoo beegmaya iyadoo muddo dhowr maalin ah uu ka maqan yahay magaalada Kismaayo kadib dagaal muddo sadex maalmood ah socday todobaadkii hore oo loogu itaal sheegtay.

 

 

source carmooyin

 

[ August 30, 2008, 01:32 AM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ]

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Actually he is not. He seems to be gaining back, by playing on this political tactic of clan alliance with Islamists, the confidence of his clan that he seemed to have lost the last two years.

 

Garbahareey xataa tagye odeygii! :D

 

He is not taking this long because Kismaayo is such a difficult task for him. Nay, he is determined to milk this opportunity to rise once again as the supreme commander of the clan. This is his goal after he sits once again in Baranwaa.

 

Mark my words.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by HornAfrique:

Actually he is not. He seems to be gaining back, by playing on this political tactic of clan alliance with Islamists, the confidence of his clan that he seemed to have lost the last two years.

 

Garbahareey xataa tagye odeygii!
:D

 

He is not taking this long because Kismaayo is such a difficult task for him. Nay, he is determined to milk this opportunity to rise once again as the supreme commander of the clan. This is his goal after he sits once again in Baranwaa.

 

Mark my words.

^^^ hornd my dear lad take a deap breath and for one second for get about kismaayo. somali baa waxeey tiraahdaa shalay waa ma soo nnoqoto.

 

adeer huuraale garbahaareey tagilahaayaa ama dool iyo dhulkii ethopia . waxaa sugaayo ragii sideeda isbaaro u dhigtay oo ka furtay sadaxda baabuur raganah ka laaye. soo kuwaas iyo kuwa lamid ah sugimaayaan? ee maatada ka soo rarta kismaayo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cige   

Wxabaa la tusay, xitaa wuxuu dhihi waayay XEELAD DAGAAL BAAN UGA SOO BAXAY iwm.. ar odayga may sida ka daayaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
ilax   

Orodkan arkay waa dhaafay meel uu kasoo rogaal celin karo. Si kastab a hatee dagaal inuu kismayo kasoo cusbonado dan maha. In dadku ay wax ku heshiyan waxana la meel mariyo ayaa door leh.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waxaa ka socda degaano ka tirsan gobolka Gedo abaabul ciidamo beleedyo uu ku urusanayo Col.Barre Hiraale halkaasoo asal ahaan uu ka soo jeedo.

 

Maamulada iyo odaayaal dhaqameedyada gobolkaas ayaa bilaabey in ay ugu deeqaan maleeshiyo beeldyo Col.Hiraale oo dhowaan laga fara-marojiyey gobolka Jubada Hoose gaar ahaan magaalada Kismayo.

 

Barre Hirale oo ka tirsnaa dagaal ogoyaasha Somalida kuwaasoo intooda badan u xuubsiibteen Xildhibaano ayaa dagaanka Bardheere soo gaarey kadib markii dagaalo uu sheegey in ay kaga dhinteen 18 qof ku qabsadeen degaano ka tirsan gobolada Jubbada Hoose iyo Jubbada Dhexe.

 

Wararka soo gaaraya warsidaha Garowe Online ayaa sheegaya in uu Barre Hiraale degaanka Doolow uu kula kulmey saraakiil ka tirsan ciidamada Ethiopia iyada oo xoggo la rumeysan karo tibaaxayaan inuu u gudbiyey codsi ku aadan qaabkii looga tageeri lahaa sidii uu dib ugu noqon lahaa Kismayo.

 

Cabdirashid Xasan Nuur oo ah madaxa Dolow ayaa saxaafada u sheegey in ay ka tageerayaan Barre Hiraale sidii uu dib ugu noqon lahaa magaalada Kismayo halkasoo sheegey in garadaro looga soo saarey.

Share this post


Link to post
Share on other sites
ilax   

Originally posted by J.a.c.a.y.l.b.a.r.o:

:D

Cabdirashid Xasan Nuur oo ah madaxa Dolow ayaa saxaafada u sheegey in ay ka tageerayaan Barre Hiraale sidii uu dib ugu noqon lahaa magaalada Kismayo halkasoo sheegey in garadaro looga soo saarey.

:confused:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Inshallah waxaan rajaynaynaa in Barre iyo Wadaadada la heshiisiiyo!

 

There is no reason for fighting, militia gathering, and the likes. The city is peaceful and secure and people are going about their daily lives.

 

This is not the battle of 2006. Barre's clansmen are not opposed to the movement and in due time the situation will definitely calm down.

 

It is in Somali interest to reconcile Barre with the Wadaado and the movement. He was not opposed to them in the beginning when he gave them support in the battle of Galgalato against Bashiir Raage and Maxamed Dheere and in due time he will be reconciled once again with the movement.

 

Inshallah, waa sidaan rajaynayno haday maanta tahay Ramadaan!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Som@li   

^Waryaa diran diraalah jooji, :D Waa Ramadan, there is no point to shed more blood, Somalis had enough of killing each other.

 

If Barre is wise, He will take peace. smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Originally posted by J.a.c.a.y.l.b.a.r.o:

If you can't beat them, join them miyaa xaajadu ,,,
:D

Jacaylbaro, who will Barre fight against?

 

Xassan yacquub and Adan Coobe who led his clan cousins against him? smile.gif

 

Or perhaps you need me to explain the situation in Kismaayo for you? smile.gif

 

The same Sheikh Xassan Yacquub on goes on VOA and clarifies no tribal militias gave them aid (much to Duke and Emporer's huffing and puffing) is the same man who freely goes to Baardheere at will and gathers militia for the movement.

 

The Sheikh on VOA

 

The Sheikh in Baardheere a months ago:

 

Saraakiil Ka Tirsan Ururka Alshabaab Oo Meel Fagaaro Ah Kula Hadlay Boqolaal dadweynaha Degmada Baardheere

Jun 24,2008

by Baardheere-GEDO-NN

 

 

Dgmada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa waxaa si weyn looga dareemayaa dhaqdhaqaaq ciidan oo halkaasi ay ka wadaan Ciidamo taabacsan Ururka Al-shabaab kuwaasi oo shaley galab gaarey degmada Baardheere,iyadoo markiii ugu horeysana Saraakiisha Ururkaasi ay meel fagaaro ah kala hadleen Boqolaal dadweyna ah,iyagoo cadeeyeyna in u jeedadoodu ay tahay sidii dalka looga saari lahaa Ciidamada Ethopia.

 

Ciidamadan ka tirsan Ururka Alshabaab oo dagaal xoogan kula jira Ciidamada DFKMG ah ee Soomaaliya iyo Ciidamada Ethopiyanka ee ku sugan gudaha Dalka Soomaaliya ayaa waxay wateen ilaa 6 Baabuur oo ay saaran yihiin ciidan ku hubaysan noocyada kale gedisan ee hubka,waxayna wararku sheegayaan in ciidankaasi intooda badan in ay kasoo kicitameen Dhinaca Degmada Saakoow, halka kuwo kalena ay markii horeba ku sugnaayeen Gudaha iyo daafaha Magaalada Baardheere.

 

Sheekh Xasan Yaqbuub oo hogaaminaya Ciidanka soo gaarey degmada Baardheere oo la hadlayey Saxaafada ayaa sheegay in u jeedadoodu ay tahay sidii dalka looga saari lahaa Ciidamada Ethopia iyo sidii burcada jidgooyooyinka dhigta looga sifeyn lahaa guud ahaan deegaanka,isla markana loo xoojin lahaa nabada Deegaanka.

 

Sheekh Xasan ayaa intaasi ku darey in mudada ay joogan kulamo kale gedisan in ay la qaadan doonaan Maamulka Deegaanka, ujeedkeenu ma ahan ayuu yiri in aan qabsano deegaanka,waayo dadka ku dhaqan Degmada Baardheere maamul ay doorteen ayaa u dhisan ma garan karno ayuu yiri sabab nagu qasbaysa in aan isbedel ku sameyno.

 

Maamulka iyo Odayaasha Degmada Baardhere ayaa ilaa iyo hadda wax hadal ah ka soo saarin xaaladahan ugu dambeeyey ee ka soo cusboonaadey degmada Baardheere,inkastoo Gudoomiyaha Degmada Baardheere Maxamed Xirsi dhudi uu horey u sheegay in uu si weyn u taageersan yahay howlaha lagu sugayo Amaanka oo Ururkani uu ka wado gudaha iyo daafaha Magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo.

Source

 

As I have said the day after the fighting, 95% of the reer Gedo clan militias are still in Kismaayo and they are as free as man.

 

The city is under the control of religious men of which Barre's own clan cousins are the head.

 

When the ICU tookover the city in 2006, the world was a witness to the debacle that followed.

 

Why not even a whisper from the city this time? ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this