Sign in to follow this  
General Duke

Sam-Sam Ahmed gets 5 years...Now what will you say??

Recommended Posts

After five month's the show trail ended by giving the 16 year old a five year term for what??? :mad:

 

Maxkamada Hargeysa oo ku dhawaaqday in xabsiga laga siidaayo Sam Sam Axmed Ducaale iyo xukun ay maxkamadu riday

 

samsam_axmed_ducaale.JPG

 

Hargeysa :- Maxkamada Hargeysa oo 4tii bilood ee lasoo dhaafay gacanta ku haysay kiiska gabadha Sam Sam Axmed Ducaale oo kasoo jeeda deegaanka Puntland ayaa maanta soo saartay xukun ku aadan inantan.

 

Maxkamada ayaa ku dhawaaqday in gabadha lagu soo oogay danbiyo kala gedisan oo la xadhiidha basaasnimo, dacwooyinkaasi oo u dhigma 5 sano oo xadhig ah.

 

Maxkamada ayaa sheegtay in gabadha Sam Sam Axmed Ducaale oo 17 jir ah kana soo jeeda magaalada Boosaaso lagu xukumay 5 sano oo xadhig ah.

 

Guddoomiyaha Maxkamada ayaa intaa raaciyey in Gabadhan uu Madaxweyne kuxigeenka maamulka Somaliland Mr. Ahmed Yusuf Yassin uu ku dhawaaqay in uu cafis u fidiyey isla markaana ay gabadhaasi cafis ka tahay asagana aysan u xidhneyn.

 

 

ahmedyassin_somaliland1.JPG

 

Madaxweyne kuxigeenka ayaa lagu soo waramayaa in uu maxkamada si toos ah ulla xadhiidhay asagoo sheegay in gabadhaasi ay dhankiisa wax danbi ah u heysan.

 

Waxaa sidoo kale warbixino kasoo baxay Dhakhaatiir baadhitaan ku sameeyey gabadha ay maxkamada ka hor sheegeen in gabadhan Sam Sam aan wax dhib ah loo geysan. Hasayeeshee wararkan ayeysan illaa iyo hada wax war rasmi ah kasoo saadhin dhanka Sam Sam Axmed iyo Lawyarada u doodayey.

 

Maxkamada ayaa sheegtay in la siidaayo gabadha Sam Sam ahi sida ugu dhakhsaha badan.

 

Wararkan oo saacado kahor soo baxay ayaa waxaanu weli ku jidhnaa inaan gadaal idiinka soo gudbino warbixino faah faahsan oo la xadhiidha go'aankii Maxkamada ee maanta.

 

Dhanka kale Sam Sam Axmed Ducaale ayaa lagu waddaa in ugu danbeyn maalinta Sabtida ah laga siidayaado Xabsiga Magaalada Hargeysa oo ay ku xidhan tahay.

 

Wixii war ah oo soo kordha gadaal ayaan idiinka soo gudbin doonaa haduu Alle idmo

 

Liibaan Jaamac

HorseedNet.com

Hargeysa, Somaliland

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maamulka Soomaliland oo Gabar 16 jir ah ku xukuntay shan sano oo xarig ah

Nairobi

 

Maxkamada magaalada Hargeysa ayaa ku xukuntay xabsi garaayo shan sano oo xarig ah Zamzam Axmed Ducaale oo ayada lagu soo ogay danbi ah basaasnimo iyo shirqool dil ah oo lala damacsanaa Madaxwene ku xigeenka Soomaliland.

 

Muranka Zamzam Axmed Ducaale ayaa soo jiitamaayey mudo ayadoona lagu edeynayey danbi ah basaasnimo oo caalamka ciqaabta u taalo ay tahay dil marka dadka waxa ay la yaaban yihiin qof lagu soo helay basaanimo hadan lagu xukumaayo xukun gaaraayo shansano marka waxaa meesha ka cad in aysan jirin danbe ay gashay gabadha oo ay rabaan maamulka in ay isaga jeediyaan indhaha beesha caalamka oo ayagu u arka xariga gabadha mid sharci daro ah .

 

Si kastab ha ahaatee xariga inanta yar ayaa ah mid ka baxsan sharciga Islaamka iyo kan caalamigaba ayadoona aysan macquul aheyn gabar dadasi jirta in ay ku dhaqaqdo shaqo baxadaa leh

 

Ku noqo beejka

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maamulka Soomaliland oo Gabar 16 jir ah ku xukuntay shan sano oo xarig ah

Nairobi

 

Maxkamada magaalada Hargeysa ayaa ku xukuntay xabsi garaayo shan sano oo xarig ah Zamzam Axmed Ducaale oo ayada lagu soo ogay danbi ah basaasnimo iyo shirqool dil ah oo lala damacsanaa Madaxwene ku xigeenka Soomaliland.

 

Muranka Zamzam Axmed Ducaale ayaa soo jiitamaayey mudo ayadoona lagu edeynayey danbi ah basaasnimo oo caalamka ciqaabta u taalo ay tahay dil marka dadka waxa ay la yaaban yihiin qof lagu soo helay basaanimo hadan lagu xukumaayo xukun gaaraayo shansano marka waxaa meesha ka cad in aysan jirin danbe ay gashay gabadha oo ay rabaan maamulka in ay isaga jeediyaan indhaha beesha caalamka oo ayagu u arka xariga gabadha mid sharci daro ah .

 

Si kastab ha ahaatee xariga inanta yar ayaa ah mid ka baxsan sharciga Islaamka iyo kan caalamigaba ayadoona aysan macquul aheyn gabar dadasi jirta in ay ku dhaqaqdo shaqo baxadaa leh

Share this post


Link to post
Share on other sites

Hargaysa: Dhibantii Da'da Yarayd Samsam Axmed Ducaale oo Xabsiga Hargaysa loo Gudbiyay iyadoo 5 Sanno oo xarig ah lagu xukumay

- Wednesday, December 15, 2004 at 10:34

 

Hargaysa (AllPuntland)- Samsam Axmed Ducaale oo ah 16 jir mudo 5 bilood ku dhaw ku jirtay gacanta booliiska magaalada Hargaysa oo loogu gaystay falal kufsi iyo jir dil ah ayaa maanta la horkeenay maxkad Hargaysa iyadoo ayan la socon cid habo yaraatee qareeno ah oo u dooda gabadha yar.

 

Cabdiraxmaan Jaamac Hayaan oo la sheegay inuu yahay xaakimka maxkamada ayaa isla goobtii kaga dhawaaqay in Samsam lagu xukumay 5 sanno oo xabsi ah, isagoo waxba aan kasoo qaadin falalkii kufsiga iyo jir dilka ahaa ee loo gaystay intay ku jirtay gacanta Booliiska.

 

Cabdiraxmaan ayaa sabab uga dhigay xukunkiisa in lagu helay dambiyo uu ku sheegay basaasnimo, been abuur iyo shirqool lagu khaarajinayay madax ka tirsan maamulka la baxay Somaliland oo uu ka mid yahay Axmed Yusuf Yaasiin oo ah madaxweyne xigaha maamulka la baxay Soomaaliland oo isagu ahaa qofka amray xariga iyo garaacida Samsam ka gadaal markii guriigiisa uu geeyay gaarigii ay la socotay iyadoo ku qaladay nin wasiir xige ka ah maamulkaas oo abtigeed ah oo ay ku socotay, Samsam ayaa isla maanta loo dhaadhiciyay Xabsiga Hargaysa.

 

Xariga iyo dacwada Samsam oo soo taxnayd bilihii ugu dambeeyay ayaa intii ay socotay xabsiga la dhigay xubno ka socda hay'ad u dooda xuquuqda aadmiga oo ka horjeeday falal kufsiga iyo jirdilka ah ee lagula kacay Samsam kuna dadaashay inay Samsam hesho takhtar madax banaan oo eega xaaladeeda caafimaad, qareeno u dooda iyo xukun cad, laakiin waxaa iyagana la xiray qareenadii u doodayay Samsam oo maxkamadii ay ka difaacayeen dhibanta da'da yar ee Samsam ay ku xukuntay 3 sanno oo xarig, taas oo meesha ka saartay inay Samsam hesho cid muujisa faldambiyeedyadii iyada lagula kacay, kana difaacda dambiyada ay hay'adaha xuquuqda aadmiga u dooda ku tilmaameen kuwo lagu qarinayo dhibaatada loo gaystay Samsam, lana doonayo in xabsiga lagu hayo intay ka bogsoonayso falalka loo gaystay.

 

AllPuntland.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maamulka S/land oo Zamzam Axmed ku xukumay 5 sano oo xarig ah

By Axmed Posted to the web 15-12-2004, 15:04:20

 

Hargeysa:-Maamulka la magacbaxay S/land ee xaruntiisu tahay magaalada Hargaysa ayaa Zamzam Axmed Ducaale oo ah gabar da'yar oo xabsiga magaalada Hargeysa muddo kuxirnayd una dhalatay gobolada Puntland ayaa maanta maxkadama gobolka Hargaysa ay ku xukuntay shan sano oo xarig ah.

 

Zamzam Axmed Ducaale ayaa maamulka S/land ku ee deeyey in ay waday shirqool lagu doonayo in lagu khaarajiyo madaxwayne kuxigeenka S/land Axmed Yaasiin taasoo ku cadaan wayday Zamzam kadib markii baaritaan dheer lagu sameeyay gabadhaas da'da yar ayna intii ay xabsiga magaalada Hargaysa ay ku jirtay ay la kulantay kufsi iyo jirdil ay ku sameeyeen ciidanka CID-da ee ilaalada ka ahaa Zamzam.

 

Xukunka Zamzam ee Maxakamada Gobolka Hargeysa ayaa ah mid lagu sii jeedinayo indhaha caalamka iyadoo Ururada xuquuqul insaanka ay u arkaan arinta Zamzam mid xad gudub ku ah caruurta da'ada yar maadaama ay Zamzam jirto 16 sano oo kaliya.

 

Axmed C/salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites

Oh the day dreams, if you fear a 16 year old that much, then you might as well give up now this fake struggle which you so blindly follow.

 

Like I said before Allah will redeem our young sister through her people, and we shall work hard for her release. Your cowardice will be your undoing.. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Fyr   

What I really don’t understand is why every article that comes out states that she is 16 years old, while in fact she admitted being 18 years old in court. As for her being sentenced to jail I can’t really comment on it’s legality for I haven’t read any concrete evidence on whether she is guilty or innocent.

 

What should happen now is that they should give her a retrial and the let human rights organizations examine her if that hasn’t already happened. And reinvestigate the allegations of rape and torture and this time, let’s work with the human right organizations on these investigations. She should also be giving a new legal representation.

 

Smith nice move again posting her picture on public forum, do you really have any idea if she even consents to this? It really shows what your real intentions is Smith.

Share this post


Link to post
Share on other sites

5 years

Shamefull.

 

It is clear our government is out of control.

Arresting the defense for no apparent reason.

as well as the allegations of rape.

 

A dark cloud of shame hangs over us,

we should have expected better standards than the ****** .

 

May allah have mercy on us and

on that poor girl.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qudhac   

excuse me but an 18 year old is full grown adult as far as i am concerned there is nothing that stops her getting five or life time in prison, its ok reading some proganda fill article and the usuall cry from the spineless wet bunch known as "human rights organisation" who never come up with an alternatives to dealing with suspected criminals.

 

if you look over the gloss and the mist of the propaganda that somalis have become famous for then this is just another case that came in front of court omongs hundreds, so lets be rational about this and see the what facts we know about this case.

 

1) she was in the facinity of the vise-president out of bounds area to public.

 

2) she had a driver and told him a different story about where she was going

 

3)once apprehended she gave guards different name to hers, she later changed that name when transfered to police?

 

4) she said she was 16 then later admited she was 18??

 

5) she first said she was from hargeisa vacinity and resident of that city, when in fact she only arrived??

 

 

am not saying these facts make her gualty but she far from some innocent girl grapped from the streets.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Sorry mate Somaliland will not get away with this.She is 16 she was raped,tortured,imprisoned illegelly,she was denied representation,every conceivable human right has been violeted.so now you are telling me that after torturing her and forcing her to confess as i am sure any man would confess to anything when tortured long enough let alone a bewildered,raped 16 year old.NAAAAAH they are not going to get away from it pal and dont try to come with the crap they say about her being 18 the documentation of her school proves it and it has been published and has been in the public domain now for almost three months.it wont work no amout of spin is going to get Riyaale and his henchmen of the hook.JUSTICE FOR SAMSAM DUCAALE

Share this post


Link to post
Share on other sites

Fyrkanta, I think SamSam is objecting to being kept in prison for no reason..

 

she admited in court she is 18? did she also admit she was a spy, that she deserved to be raped and kept in prison for 5 months, did her lawyers deserve to be sent to jail?

 

The fact is the girl is being treated this way because she got abused outside the ***** vice presidents house.

 

Here is some other Somaliland reaction to this story....

 

http://www.hadhwanaagnews.com/pages/4/index.htm

 

http://www.hadhwanaagnews.com/pages/6/index.htm

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this