Sign in to follow this  
XOG-ogaal

WARAR DEG-DEG AH:DAGAALO AAD U CULUS AYAA KA SOSOCONAYA TUULOOYINKA SANDHOORE COBOLE

Recommended Posts

Warar hadda na soo gaadhay ayaa sheegaya in dagaallo ay ka socdaan aaga Cobole, Sandhoore iyo Boodhlay, oo ka tirsan gobolka Dhagaxbuur, ka dib markii jabhada ONLF ay weerar ku soo qaaday tuulooyinkaas. Wararku waxay sheegayaan in jabhadu halkaas ka gaysatay khasaare isugu jira dil iyo dhaawac. Dagaalka ayaa sii cuslaaday ka dib markii dadka deegaanku arinkaas ay ka kaceen iyada oo dagaalku wali ka dhax socda dadka deegaanka iyo qolyaha weerarka soo qaaday. Degmada Dhagax-buur ayaa si gurmad ah looga baxay.

 

 

Wali macada tirada dadka ku waxyeeloobay dagaalkan. Waxaana aad u adag in la helo warar rasmi ah. Wixii faah-faahin ah kala soco wararkayaga dambe.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sayid   

These are not villages, but are oil fields of which the locals have been displaced the last of them last year. DQ, how can you call Ethiopian forces guarding these as a "civilian"?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this