Sign in to follow this  
Muruqmaal

Al shabaab: Waxaan la dagaalamaynaa maamulka Puntland

Recommended Posts

Al shabaab ayaa sheegey ineysan la dagaalameyn shacabka Puntland balse waxey u hanjabeen Dowlada Puntland.

 

Afhayeenka Kooxda ALshabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage “Cali Dheere” oo maanta saxaafada la hadlay ayaa sheegay in aanay Alshabaab dhaafi doonin meel soomaaliya ka mid ah.

 

Afhayeenka ayaa sheegay in Xarakada ALshabaab ay tagayaan meel waliba oo dhibaato ay ka jirto isagoo sheegay in aanay iyagu la dagaalsanayn shacabka reer Puntland.

 

Afhayeenka wuxuu kaloo sheegay in ay shacabka Puntland yihiin kuwa jecel wanaaga isagoo Dowlada Puntland ku shegay mid la shaqeysa waxa uu ugu yeeray cadowga umada soomaaliyeed.

 

Afhayeenka ayaa waxa uu soo hadal qaaday falaalka amaan daro mararka qaar ka dhaca Deegaanada Puntland oo uu ku sheegay kuwa ku wajahan meelaha la beegsanayo balse aan shacabka loo socan.

 

Hadalka sargaalkaasi ayaa waxaa laga dheehankaraa in ay masuul ka yihiin dilalka iyo qaraxyada ka dhacaya magaalooyinka Puntland.

 

Dhanka kale Alshaabaab afhayeenkooda ayaa soo dhaweeyay banaanbaxii rabshadaha watay ee ka dhacay Nairobi isagoo sheegay in aanay kooxdooda ka mid ahayn.

 

Afhayeenka Shabaab ayaa waxa uu qiray in ay taageerayaan mudaharaadkaas balse aanay iyagu daganayn Kenya oo ay soomaaliya joogaan isagoo Kenya u sheegay in ay Amisom soo raacdo haddii ay doonayso dagaalka alshabaab.

 

Hadalka Koxda Alshabaab ayaa imaanaya maalin ka dib hadal ka soo baxay Kenya oo lagu sheegay in rabashadii ka dhacday masjid ku yaala Nairobi eek u baahday magaaladaasi ay ku lug lahaayeen Kooxda ALshabaab.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Afhayeenka Kooxda ALshabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage “Cali Dheere” oo maanta saxaafada la hadlay ayaa sheegay in aanay Alshabaab dhaafi doonin meel soomaaliya ka mid ah.

Ahlusunna boys are waiting you in galguduud. so forget about Puntland while they are alive.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cowke   

Somalia: the authority of Puntland retorts Al-Shabab

 

Mogadishu Monday 18 January 2010 SMC

 

The authority of the semiautonomous state of Puntland in eastern Somalia has angrily replied a statement released by the armed and strong Islamist faction which is vivid in southern and partly of central Somalia.

 

Al-Shabab has recently condemned the authority of Puntland state of badly dealing with the Muslim people under its authority.

 

Thus this statement from Al-Shabab has forced the authority of Puntland state to swiftly response.

 

“It is null and void statement from the so called Al-Shabab that the authority of Puntland targets the Muslim people under its authority, all human beings are equal for the authority of Puntland and we don’t focus on races” said Musse Gelle Yussuf the provincial commissioner of Bari region speaking to Somaliweyn Website on Monday morning.

 

The PC of Bari region Mr. Gelle has also added that there is reason as to why they target people who are not risk to the stability of their state.

 

Somaliweyn Media Center

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this