Sign in to follow this  
wayrax

STRAIGHT TALK BETWEEN AHMED DIRIE UGAS JI'IR

Recommended Posts

:D

 

Ma qoslooyi, duqa. It is dhoolacaddeyn lee.

______________

 

"Waxaan garan karnaa ujeedada Mukhtaar Rooboow, wuxuu wado diin ma'aha, ma qaadan karno Jihaad aan ka jirin Bay iyo Bakool oo lagu barakicinaa qaxootiga maskiintaa ee Galgaduud, sida la ogyahay adeer hore ayuu noloshii ugu diiday, hadana colaad ayuu ka dul furay, Waxaan ugu baaqeeynaa ninkaas inuu ka baxo dhulka *****, haduu iska dhega tiro,waxaanu nahay reer la yiraa *****, hadaan ilaaheey laga waayin, waan iska celineynaa," ayuu yiri Nabadoon Ahmed Diiriye Cali.

 

Ahmed Diiriye wuxuu wax laga xishoodo,oo Islaamnimada ka baxsan ku sifeeyay in rag aan u dhalan ***** oo isugu jira *****, ***** iyo ***** maalin walba gumaadaan Haweenka iyo Caruurta *****.

 

"Beelweynta ***** waa inay taageertaa shirkii Jabuuti lagu gaaray,waa inay u midoowdo sidii la isaga celin lahaa cadawga horarkaa ee Mukhtaar Rooboow ka mid yahay, waana naga dhamaaday dulqaadkii," ayuu si caro leh u yiri Afhayeenka ******.

 

Ahmed Diiriye Cali wuxuu sheegay in Abuu Maansuur yahay nin cadaawad u qabo *****,wuxuuna caqli yari ku sheegay inuu maalin walbo bartilmaameedsado Culumadda, Waxgaradka iyo rayidka *****.

 

"War ***** waxaad isweydiisaan xagee maanta xabada ka socotaa, Somaliland waa nabad, Puntland waa nabad, Jubooyinka waa nabad, Bay iyo Bakool waa nabad,maxaa..." ayuu Diiriye caro ku yiri.

Waxaas run miyaa, saas muu ku hadlay ninkaas "nabadoonka" la baxay? Waaw.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^What's wrong with telling the truth? He is right--a great majority of the warfare uu Roobow wado is harming the people of Mr Diiriye. Homie is just keeping it real and doens't need to sugar coat reality here.

 

dhulQarnayn :cool:

Republic Of California

Share this post


Link to post
Share on other sites

So he was sleeping until now, aha?

 

Intuu jiray markuu Caydiid iyo his junior dadka rafinayeen? Intuu jiray markee Caato, Cali Mahdi, Muuse Suudi, Maxamed Dheere, Finish, Qeybdiid, Qanyare, Beebee, Xaarankunaax, Indhacadde, Cirfo -- iyo baandadii kale dadkiisa eber ka dhigeen. Mise kuwaas xaq ayee u lahayeen inay laayaan dadkaas since they share same qabiil? Haba sheegin Soomaalida kale ee ka nabad gali waaye.

 

About dhalinta Shabaab: They can be blamed many problems abuuraan, but qabyaalad is not one of them. Mabda' isku keenay dadkaas, qabiilkee noqdaan ha ahaadaanee.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^

 

As always Saaxiib, you live in the past! Those men you've mentioned may have brought a lot of pain to Mr Diiriye's folks way back in the PAST--but NOW, it is Roobow Abu Munaafiq who is wreaking havoc upon them and I believe Mr Diiriye has every right to call it as it is.

 

Mabda' iyo mabda' la'aan-- Al Shabab are extremist deviants who harm innocent Somalis most of the time.

 

dhulQarnayn :cool:

Republic Of California

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Admin, calling The good Sheikh a Munaafaq should not be tolerated!

 

^ Adeer isku xishoo, you can disagree with his policies and the way he handles some stuff but calling the SHEIKH a hypricate is just not right. Dib isugu noqo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^ Cry to the admin all you like. That Oromo deviant by the name of Roobow Abu Manaafiq can go to hell for all I care. Kulahaa, "sheikh weeye"...lol

 

dhulQarnayn :cool:

Republic Of California

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

^^What are you referring to when you say he is Oromo? Are you saying the people of Bay and Bakool are Oromos? I don't get it! Plus, don't attack the man attack his message, don't call him Munafaq.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Zack

 

The admin will do nothing against this delinquent DQ. In many ways, he is the attack dog for someone formidbale enough to protect him.

 

He is someone who decided, out of a whore's charity, to pawn goodwill and decency by way of saccharine headlines and comments. What tames him is when you requite the 'favour' in kind!

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

AT&T,

 

Ma saas baa? Gartay, gartay and gartay. Ninku sooma xishoodo lakin tolow?

 

P.s. Where have you been these weeks?

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

^ Walee? Laga samir weeye malaa. I guess I am going to take that advice, it sounds like the dude is someone that is either different or has some issues.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Abu_Diaby- Al Falastini:

Oromo?

Saaxiib, Roobow asalkiisu wuxuu ahaa nin Oromo ah oo shuqul kuma leh Bay iyo Bakool dadka daga. Ninkaan, rag oroma ah oo lasocday oday la oran jiray, oo hada dhintay, Waaqow Guutu oo u halgami jiray Oromada ayuu kasoo jeedaa. Nimankaan Oromada ah muda badan bey Soomaaliya joogen oo wey ku dhaqmeyn, laakin waa nin Oromo ah oo ethiopian ah. Taasna waxaa kuu cadaynaysa, magaciisa Roobow. Somalidu Roobow lama baxdo ee Rooble ayee labaxaan. Marka nin ethiopian ah oo Somaali raba inuu indirectly u baabi'iyo ayaa waxaad rabtaan inaad iigu sheegtaan wa wadaad, ama waa sheikh, ama waa al shabab aad tiraahdeen. Idinku waxaad rabtiin ku sheega, laakin xageyga waa nin ethiopian ah oo somaali doonaya inuu cirib tiro.

 

dhulQarnayn :cool:

Republic Of California

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this