Sign in to follow this  
Paragon

Maleeshiyo beeleedyo la wareegay gacan ku heynta magaalada Kismaayo

Recommended Posts

Dhubad.   

^You guys don't beleive me huh? Here is how they reported:

 

Sarkaalkan ayaa amar diido xoog leh kala hor yimid Saraakiisha kale ee Tigreega, isagoona muran iyo dood dheer ka dib lasoo baxay Bastooladiisa ka dibna ilaa 5-xabadood uu Madaxa isaga dhuftay.

 

source : http://waagacusub.com/22.04.07.7.htm

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Originally posted by XOG-ogaal:

Paragon abti waagacub waa lafiirshaa waana lagatagaa ....waa idamaale okale

loool...la fiirshaa lagana tagaa... waa run...waa yaan lagaaga sheekayn dheh... Haddii kale mid soo akhriyey baa war run ah kaaga dhigaya.

Website badan oo Soomaaliyeed iyo dadka war raadiskaa waxbaa kala haysta. I agree Mr Waagacusub inuu buunbuuniyo wararka.

 

Allpuntland baa iyaguna ka daray Ciidammada Dowladda ku lehe, malaha ciidammada dowladdu hadda waxay noqdeen hal koox inta kale ee Soomaaliyeedna waa wada maleeshiyo beeleedyo.

 

Ar anigu runtii ma qabo in beesha Puntland oo dhan loo saariyo khaladaadka ay dad wax magarato ahi ku kacayaan ee ay dadka Soomaaliyeed dhexdooda colaad uga abuurayaan una buunbuuniyaan masiibooyin. Koox maanlaaweyaal ah, danaysteyaalna ah oo ay horkacayaan C/llaahi Yey, Geeddi, Salaad Jeelle, Maxamed Dheere, Gacmadheere, C/Khayrdiid, Libaax-san-kataabe(oo fulay loo qarinayo)iyo kuwo kale oo la mid ah ayaa amxaarada wata Insha Allaah waa la jebin doonaa waxaanan rajeyneynaa in Maxkamad Soomaali la soo hortaago.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

^^Lol Abwaan

 

Dhubad I believe you. Runtii Waagacusub's Pistola Scenario made my day. I just can't stop laughing. Thanks Dhubad, for bringing it to my attention. Its classic. They should give us more gems like this.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

lol...@....5 Xabbadood. Waxaan filayaa 4ta hore ayaa kadibtey marka tan 5aad baa ka dhex-dustey...@lol...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by XOG-ogaal:

War meeyay Abti Horn war asaga ka buuxee

Hiiraale marku jooqda gabey isna waa lawaaye.

 

I guess no warlord to support, what's point coming to SOL political section.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Intel   

Originally posted by Dhubad:

Sarkaalkan ayaa amar diido xoog leh kala hor yimid Saraakiisha kale ee Tigreega, isagoona muran iyo dood dheer ka dib lasoo baxay Bastooladiisa ka dibna ilaa 5-xabadood uu Madaxa isaga dhuftay.

war ninku muu dhintay mise weli wuu noolyahay?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

Lol, good question. Waxay u badan tahay in uu noolyahay oo uu wacdaraha asaga iyo baastoolada kala qabsadey ka sheekeeynayo :D . 'Markaan dhafoorka iska saareey! Ee aan halkaa maskaxda bu'laheeda isaga biimeeyey...keedana murugsatada ku camcamiyey...ayey maartii rasaasta fow soo tiri'..

Share this post


Link to post
Share on other sites

lol paragon

 

sheekeeynayo . 'Markaan dhafoorka iska saareey! Ee aan halkaa maskaxda bu'laheeda isaga biimeeyey...keedana murugsatada ku camcamiyey...ayey maartii rasaasta fow soo tiri'..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Intel   

lool

well i hope he is dead .... najiska najisku dhalay

 

Che looool "was he Kenny" loool

 

hilarious :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

http://www.beerdhiga.com

 

they have picture of the cars the tfg lost

 

 

Muqdisho 23 Abriil 07 (Beerdhiga ) Dagaalka Maanta oo la isu adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan ayaa waxaa uu ka billawday Xaafada Faanoole markii Maleeshiyaad ka tirsan DFKM ay hab beel ah u soo weerareen labada Hotel ee ugu waawayn Kismaayo

 

Ugu yaraan 15 qof ayaa ku geeriyootay 13 kalena waa ay ku dhawaacmeen dagaalka oo dhexmaray laba beelood oo Maleeshiyaadkoodu ay kawada tirsan yihiin DFKM.

 

Afhayeen u hadlay mid ka mid ah labada beelood ayaa sheegay in ay gacanta ku hayaan magaalada Kismaayo waxaana uu intaas ku daray in ay iska caabiyeen Beel ku soo duushay oo ka dhan ahayd waxa uu ugu yeeray ammaankii lagu wada joogay Kismaayo.

 

Maxamed Xasan Cali oo u hadla golaha Siyaasada ee beesha ********* waxaa uu shaaca ka qaaday in ay qabsadeen 7 baabuurta dagaalka islamarkaana ay maleeshiyada beeshiisa ka geeriyootay 4 nin.

 

Ma cada halka ay qabteen maleeshiyooyinkii beeshii kale laakiin dadka caadiga ah ee Beeshaas ayaa la arkayay iyagoo ku sugan isbitaalka oo lagu dawaynayo dhaawacyada labada dhinac

Share this post


Link to post
Share on other sites
Castro   

Originally posted by Dhubad:

Sarkaalkan ayaa amar diido xoog leh kala hor yimid Saraakiisha kale ee Tigreega, isagoona muran iyo dood dheer ka dib lasoo baxay Bastooladiisa ka dibna ilaa 5-xabadood uu Madaxa isaga dhuftay.

Suicide with 5 bullets to one's own head? These fools must have never seen an episode of Law and Order.

 

May be he shot himself once and the gun bounced on the floor and fired four more times into his head. LOL. What a joke.

 

Let the "master strategist" Yeey come to Kismayo and sort this mess out.

 

Ooops, I forget. He's getting his diaper changed in Addis Ababa. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

^^Lool@Law and Order. The guys haven't even heard of the Law of Physics smile.gif .

----

 

KISMAAYO:-(KP)Waxaan Khadka Taleefanka wareysi Kula Yeelanay Afguduud Oo Ku Sugan Daafaha Magaalada Kismayo:(23-04-2007)

 

 

Waxaa inoo suuro gashay in aan khadka taleefanka kula xiriirbo taliyaha guutada koowaad ee ciidanka Jubada Hoose Col. C/risaaq Afguduud oo aan ka wareysanay waxyaalihi maanta ka dhacay Magaalada Kismaayo iyo melaashiyaadka la sheegay in ey la wareegeen halkaa.

 

Taliye Afguduud ayaa waxa uu inoo sheegay in ey saakay dagaal lama filaan ah kusoo qaadeen magaalada Kismaayo maleeshiyo beeleed kuwasoo is habeynayay baryahan oo dhan watayna qorshe ey doonayeen in ey ku qabsadaan magaalda.

 

Afguduud ayaa intaa raacshay in meleeshiyaadka ku guuleysteen qorshohooda oo ey la wareegeen magaalada balse ey iyaga iasaga soo bexeen halkaa kadob xeelad dagaal, waa sida uu hadalka u dhigaye.

 

Maleeshiyaadkan ayaa ka faaiideystay sida uu sheegay col. Afguduud cidamada dowladda oo ku yaraa magaalada Kismaayo kuwaasoo howlo amn ugu kala maqnaa magaalooyinka Kudhaa iyo Muqdisho oo ey ka socdaan sifeyn lagu hayo kooxaha kasoo horjeeda dowladda.

 

afguduud oo hadaladiisu ka muuqdeen in ey soo afjarayaan xiisadahan maalmaha soo socda ayaa waxa uu yiri waxaan u maleynayaa in maleeshiyaadka ey kusii nagaan doonin magaalada Kismaayo, eyna ka xoreyn doonaan sida ugu dhaqsiyaha badan.

 

Khadka taleefanka oo aad iu xumaa ayaa waxaa inoo suurto galin in aan su`aalo dheeraad ah weydiino Taliyaha balse aan idiin soo gudbin doono wararka ugu danbeeya ee xaaladda magaalada Kismaayo.

 

Xafiska warak www.kismaayopost.com ee magaalada (Kismaayo) Xafiska waraka www.kismaayopost.com ee Dibada (Scandinavia)

webmaster@kismaayopost.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this