Sign in to follow this  
Duufaan

New Goverment in Moqdisho?

Recommended Posts

Duufaan   

Midowga Maxaakiimta ISlaamka oo ku dhawaaqay Maamul Hordhac u ah Dowladda Mustaqbalka.

 

 

HobyoNet, Muqdisho. Sabti, July 30, 2006.

 

 

Wararka aan ka helnay magaalada Muqdisho ayaa Sheegaya in Ururkii midowga Maxaakiimta Islaamiga ay dhiseen Dowlad, dowladaas sida la shaaciyay Madaxweyne looga dhigay Sheekh Shariif.

 

Waxaa la sheegayaa in wasiirka Gaashaandhigga laga dhigay Yuusf Indacadde, iyadoo Beesha Sacad la siiyay 3 wasiir, oo sadexduba ahaayeen ragii wax ka waday howlaha Maxkamadda Al-Furqaan.

 

HobyoNet Mowqif gaar ah oo ay ka taagan tahay dowladaan ma jirto , waxaana ku mowqif nahay meesha ay beesheenu aadaan, oo aysan waxba naga badaleyn 3 wasiir ayaa la idin siiyay.

 

Waxaan kula talineynaa Maxaakiimta Islaamiga iney inta is dajiyaan oo degdegta iska daayaan marka hore muwaafaqo la yeeshaan beelaha la degan Gobolka Banaadir iyo dhamaan Beelaha Soomaaliyeed, Markii la heshiiyo, la isna cafiyo ayaa Alle Raali naga noqonayaa oo dowladi dhismi kartaa.

 

Hadii kalena waxay dowladani ku dambeyneysaa meeshii ay dowladdii Carte martay midda Mpegathina ku sii socoto.

 

Warkaan waxaa inoo soo diyaariyay Biil Muuse(Wameendhe) oo Nairobi ku sugan.

 

HobyoNet News

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this